Hargeysa: Komishanka Doorashooyinka oo ka hadlay habka ay ururada iyo xisbiyadu u mari karaan cabashooyinka doorashada ee ay qabaan
Hargeysa 4, December 2012 (SDN)- Komishanka Doorashooyinka Somaliland, ayaa ka hadlay sifaha ay tahay in ururada/xisbiyada siyaasaddu u maraan wixii cabashooyin ah ee la xidhiidha doorashadii Deegaanka ee qabsoontay Arbacaddii aynu soo dhaafnay. Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Eng. Ciise Yuusuf Xaaji Maxamed (Ciise-Xamari) oo warbaahinta kula hadlay xaruntooda Hargeysa, waxa uu sheegay in doorashadii 28 November…
