Soomaali ka dhooftay Talyaaniga oo Norwey gaadhay iyagoon sidan wax aqoonsi ah
Halden Nov 29,2012(SDN)-Soomaali aan sidan wax waraaqo aqoonsi la socotay duyuurad laga leeyahay dalka Ireland oo ka soo duushay dalka Talyaaniga ayaa gaartay Bariga dalka Norway. Soomaalida oo tiredoodu ay aheyd 70 ayaa la socday duyuurada Ryanair oo ay ka soo raaceen magaalada Palermo. Duyuurada oo caga dhigatay gegida duyuuradaha ee Moss Rygge ayaa shaqaalahu…
