Doodaha ku xeeran u Magacaabida Fawsiya Xaaji Aadan wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya maxey ku saleysan yihiin(Qeybtii 1aad)

    Torornto Nov 09,2012(SDN)-Intii ka danbeysay u magacaabidii Fawsiya Xaaji Aadan waxa isa soo tarayay mucaaradada in ruux masuul ah oo ka soo jeeda Somaliland loo magacaabo wasiirka arrimaha dibedda ee dalka Soomaaliya. Doodaha ka dhashay magacaabida ayaa isu dul saraan dhawr qeybood oo lababa dhan ka soo jeedaan isla markaana salka ku hayaan marin habaabin…

    Read More

      Madaxweynaha Soomaaliya oo hanbalyo hawada u mariyay Barack Obama

      Muqdisho Nov 09,2012(SDN)-Madaxweynaha dalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxa uu hambalyo u diray madaxweynah Dalka Mareykanka oo dib xilka afar sano loogu doortay. “Aniga oo ku hadlaya magaceyga ka dawlada iyo shacabka Soomaaliyeedba waxaan kaaga hanbalyeynayaa dib u doorashadaada”ayuu yiri madaxweyne Xasan. “Dawlada Mareykankau waa saaxiib weynoo ay dawlada federaalka Soomaaliya leedahay,waxaanan ku rajo…

      Read More

        Musharax ku Dhaawacmay Shil baabuur oo ka Dhacay Degmada Bullaxaar

        Bullaxaar Nov 08,2012(SDN)-Musharax Mahad Bile Cali oo ka tirsan musharixiinta ururka RAYS uga qaybgalaya doorashada golaha deegaanka ee degmada Berbera, Gobolka Saaxil ayaa shalay cabbaara sideedii  subaxnimo gaadhigii uu watay kula dhacay meel u dhaw tuulada Faruur ee degmada Bullaxaar isagoo safar ugu jira dhinaca Dacar-budhuq. Sida aannu wararka ku hellay musharaxa oo ay safarkiisa…

        Read More

          Wasiirka Madaxtooyada Somaliland oo Billad ay siiyeen Golaha Deegaanka ee Tower Hamlets

          London Nov 08,2012(SDN)Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada  Jamhuuriyada Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan oo beryahanba booqasho gaaban ku joogay Dalkan Britain ayaa booqday Xarunta Golaha Deegaanka ee Degmada Tower Hamlets oo ku taalla Bariga magaalada London. Wasiirka waxaa si diirran u qaabilay xildhibaano ka tirsan golaha deegaanka ee xaafada Tower Hamlets oo ay hor kacayeen Afhayeenka…

          Read More

            Nuxurka Qoraal cabasho ah oo ay Guddiga Doorashooyinka Somaliland u gudbiyeen Madaxweyne Siilaanyo

            Hargeysa November 08, 2012 (SDN)- Guddiga Doorashooyinka Qaranka ayaa qoraal cabasho ah u gudbiyay Madaxweynaha Somaliland, taasoo ay kaga hadleen warbixin ay ka heleen guddi ay dhowaan u saareen dabogalka iyo habsami-u-socodka ololaha doorashooyinka. Qoraalkan oo uu ku saxeexnaa guddoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Eng. Ciise Yuusuf Xaaji Maxamed (Xamari), waxa uu KDQ kaga hadlay masuuliyiin xukuumadda…

            Read More

              Gabiley: Ardayda jaamacadda Timo-cadde oo ka cawday Komishanka Doorashooyinka Qaranka

              Gabıley Nov 08 2012 (SDN)- Ardayda wax ka barata Jaamacadda Tımacadde ee magaalada Gabiley, ayaa saakamudaharaad ka dhan ah Komıshanka Doorashooyınka Qaranka ka dhigay magaaladaas. Ardayda Mudaharaadka samaysay waxay socod ku dhexmareen jidadka magaalada, iyaga o oku dhawaaqay ereyo ay ku muujınayaan ın Jaamacadda Gabıley ay la sıman tahay jaamacaddaha kale ee ka hawlgalaya Doorashooyınka goleyaasha Deegaan…

              Read More

                Toon: Maanta iyo Munaasibaddii loogu wanqalay dhamaystirka wejiga koowaad ee Wadada Hargeysa-Sallaxlay

                Hargeysa 08, November 2012 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta xadhiga ka jaray wadada isku xidha caasimadda Hargeysa iyo degmada Sallaxley oo ay ku sii xidho magaalada Ina Guuxaa oo ku taala xuduudka Somaliland iyo dalka Itoobiya. Dhismaha jidka Wadada-cad oo wejigiisa koowaad oo 13 KM ah maanta la dhamaystiray, waxa munaasibadda…

                Read More

                Tartankii kubadda cagta ee is-dhex galka dhalinta da’da yar ee Waqooyiga iyo Koonfurta Gaalkacyo oo galabta la soo gabagabeeyay

                Gaalkacyo Nov 08,2012(SDN)-Waxaa galabta garoonka ciyaaraha ee Cawaale ee magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug lagu soo afmeeray tartankii kubadda cagta ee dhalinta da’da yar ee ka kala socday Waqooyiga iyo Koonfurta Gaalkacyo, kaasoo ay ka qayb galayeen 8eed kooxood, soona socday illaa iyo 13kii September dhamaadayna maanta oo taariikhdu tahay 6da bisha 11aad sanadka…

                Read More

                  Maxkamad u quus goysay Doodii Cali Samatar ee Xasanada Masuuliyiintu leeyihiin

                  Fairfax Nov 08 2012(SDN)-Ma laha wax xasanada oo iska hortaageysa raiisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Gen Maxamed Cali Samatar oo dhawaan qirtay denbiga ah in uu bixiyay amaro xasuq iyo jir dil isugu jiray oo lagula kacay muwaadiniin Soomaaliyeed,sidaana waxa xukuntay Maxkamada derajada 4aad ee Mareykanka. Afar dhibenaayaal oo Soomaali ah ayaa Raiisul wasaarihii hore…

                  Read More

                    Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Oo Ka Hadlay Sharciga Somaliland Ka Yaala Siyaasiyiinta Taga Somaliya

                    Hargeisa 07-11-2012 (SDN) Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Ahna Hogaamiyaha Urur Siyaasadeedka WADDANI oo Maanta  warbaahinta kula hadlay Magaalada Hargeysa ayaa ka hadlay arrin ku saabsan dhinaca sharciga Somaliland oo hadal hayntiisu ku badnayd warbaahinta iyo shacabkaba. Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Waraysi kooban siiyey Shabakada Wararka ee (Somalidiasporanews.com ) ,Telefishanka Madaxa Banaan ee HC.TV iyo wargeyska Maalinlaha…

                    Read More

                      DARAASAD AY NOOGA SOO DIYAARISAY DORASHADA MARAYKANKA WARIYAHAYAGA NORTH AMREICA XAMDA MOHAMED XAAMUD SI MUG LEH

                        Colombus Nov 07,2012(SDN)Dorashada madaxweynimo ee dalka mareykanka ayaa waxay ku jirtaa gabagabayntii ugu danbeysey Hadaba dad badanoo mareykan ah ayaa waxay wali shaki kaga jiraaina codkoodasiin doonan Madaxweynaha hada xilka hayaa Barack Obama si ugu guleysto mar labaad jagadaa mamucaridkii sa kasoo jeeda xisbiga republikanka (Republican) Mitt Romney. Dhinaca kalena gobolyo badan ayaa si…

                      Read More

                        Daawo Sawirada Qaraxii Maanta Lala Beegsaday Fuliyeen Barxada Hore Xarunt Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya

                        Muqdisho 07-11-2012 (SDN)– Magaaladda Muqdisho ee xarunta dalka Somaliya ayaa waxa gilgilay qarax weyn oo loo addeegsaday gaadhi walxaha qarxa laga soo buuxiyay, waxaana qaraxasi ka dhashay khasaare laxaadle. Qaraxan oo ka dhacay goob ay ku shirayeen xubnaha baarlamaanka Somaliya ayaa mid dhawaaqiisa laga maqlayey meelo badan oo ka mid ah Magaaladda Muqdisho, waxaana Qaraxaasi…

                        Read More

                          Xusbiga KULMIYE Oo Cududiisa Banaanbax Ku Soo Bandhigay Goobo Cayiman Oo Ka Tirsan Caasimada Hargeysa Iyo Khudbadii G: Muuse Biixi

                          Hargeysa 07-11-2012-(SDN)-   maanta oo ay ku beegnayd wajiga labaad ee Ololaha Doorashada Golayaasha Deegaanka Somaliland ayaa waxaa banaanbaxo kala duwan ka sameeyey taageerayaasha Xusbi Xaakimka KULMIYE . Masuuliyiinta Xusbiga KULMIYE oo ugu horeeyo Gudoomiyaha Md Muuse Biixi Cabdi oo ay ku wehelinayaan qaar ka mida xildhibaanad golayaasha deegaanka uga  tartamayaa Caasimada hargeysa ayaa goobo…

                          Read More

                            Kismaayo oo ay dib uga bilaabatay in si sharci daro ah looga dhoofiyo Dhuxusha

                            Kismaayo Nov 07,2012(SDN)-Ciidamada AMISOM ee gacanta ku haya dekedda magaalada Kismaayo ayaa fasaxay in ay halkaa ka shiraaqdaan Marakiib iyo doonyo wada shixnado dhuxul ah. Gollaha amaanka iyo dawlada Soomaaliya ayaa hore u mamnuucay ka gancasiga iyo dhoofinta Dhuxusha Soomaaliya khaasatan magaalada Kismaayo. Ilo wareedyo ku sugan guddaha dekedda Kismaayo ayaa xaqiijiyay in sadex markab…

                            Read More

                              Guddoomiye ku-xigeenka Kulmiye ee UK oo dhaleeceeyay madax dhaqameed taageeray Magacaabidii Fawsiya Xaaji Aadan

                              London Nov 07,2012(SDN)-Guddoomiye ku-xigeenka xisbiga Kulmiye laantiisa dalka UK isla markaana ah xildhibaan gollaha degaanka ee Campbell Park & Fishermead Md Aadan Jaamac Kaahin ayaa dhaleeceeyay taageero ay qaar ka mida madax dhaqameedyada Somaliland u jeediyeen magacaabidii Fawsiya Xaaji Aadan loogu magacaabay wasiirka arrimaha dibedda ee dalka Soomaaliya. Mudanaha ayaa war saxaafada uu ugu talo…

                              Read More

                                “Foosiya Xaaji Aadan Qof Ka Jecel Somaliland Ma Jiro Xilka Loo Magacaabayna Waan Soo Dhoweynayaa” Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland

                                Hargeysa Nov 7/12  (xigasho waragayska saxansaxo ) Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan C/qaadir, ayaa sheegay in Raysal Wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Arimaha Dibedda Somalia Foosiya Xaaji Aadan Qabille tahay qof Somaliland jecel qaranimadeeda, taas oo uu tilmaamay inaanay ka suura geli Karin wax Somaliland dhib ku ah inay samayso, isaga oo reer…

                                Read More