Hargeysa: Madaxweyne Siilaanyo muxuu kala soo laabtay socdaalkiisii Berbera?
Hargeysa 22, October 2012 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta dib ugu soo laabtay caasimadda Hargeysa, ka dib markii uu socdaal laba maalmood qaatay ku tegay magaalo-xeebeeda Berbera. Madaxweynaha oo shalay socdaal ku tegay magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil, waxa uu maanta iyo subaxnimadii hore ee saaka magaalada Berbera xadhiga kaga…
