Wasiir Duur oo Indho Adayg Ku Difaacay Aasaaska Urur Diimeedka Al-Islaax, IIDHEH-na u Sameeyay Qaab Dhismeedkiisa
Hargeysa-Sept 27,2012(SDN/Hubaal)- Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Nuur Carraale (Duur), ayaa difaacay mabaa’diida urur-diimeedka Islaax, oo uu ku tilmaamay urur nabadeed diiniya. Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland oo shalay hortegay Guddi-hoosaadka Arrimaha Gudaha, nabadgelyada iyo difaaca Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa ka jawaabay jiritaanka shir la sheegay inuu ururkaasi ku qabsaday magaalada Hargeysa, waxaannu sheegay inuu jiray…
