Tartanka is-dhex galka dhalin-yarada da’ yartaa ee ka soconaya Gaalkacyo oo galay wareegii 2aad(DAAWO SAWIRADA)

Gaalkacyo Sept 22,2012(SDN)-Waxaa wareegiisii 2aad ee groupyada galay tartankii is-dhex galka dhalin-yarada da’ yartaa ee 12-14 jirada kaasoo baryihii la soo dhaafay si habsami leh oga soconayay garoonka cayaaraha ee Cawaale,kaasoo si weyn u soo jiitay dadweynaha Gaalkacyo. Wareegga labaad oo lagu daah furay group A ayaa kulankii ugu horeeyay waxaa uu dhex maray Ex-wadajir…

Read More

    Guddoomiyaha Nasiye:Wasiirka Madaxtooyada Xirsi waxa uu doonayay in uu nagu afgenbiyo Kulmiye iyo Muuse Biixi,anana waanu diidnay(DHEGEYSO)

    Hargeysa Sept 22,2012(SDN)-Guddoomiyaha urur siyaasadeedka NASIYE Md Axmed Maxamuud Cumar (Talyaani)ayaa nooga waramay sababha keenay in ay tartanka doorashooyinka ka hadhaan iyo awooda baahday ee wasiirka Madaxtooyada Xirsi Xaaji. Guddoomiyuhu waxa sidoo kale uu dhaliilay Guddoomiyaha Wakiilada oo isla markaana ah Guddoomiyaha urur siyaasadeedka Wadani oo uu sheegay in xeerarka doorashooyinka uu isagu sameystay. Guddoomiyaha…

    Read More

      mudanayaasha golaha wakiilada oo maanta ansixiyey masuuliyiin uu dhawaan magacaabay madaxweynaha somaliland

      Hargeysa(Sep.22,2012)-mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyey wasiiro,wasiiro ku xigeen iyo wasiiro dawlayaal uu  dhawaan magacaabay madaxweynaha Somaliland. Fadhiga maanta ee golaha wakiilada Somaliland oo uu shir gudoominayey gudoomiyaha golaha wakiilada Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi(Cirro) ayaa waxa ka soo xaadiray mudanayaal dhan 48 xildhibaan. Intii aanay mudanayaasha golaha wakiiladu ansixin xubnahan ka…

      Read More

        xisbiga cadaalada iyo daryeelka oo maanta soo saaray warsaxaafadeed lagu iclaamiyay kal-fahdiga 5aad ee Golaha Dhexe ee Xisbiga

        Hargeysa Sept 22,2012(SDN)-Xisbiga Mucaaridka ee UCID ayaa maanta war saxaafada loogu talo galay ku sheegay in la cayimay mudada shirweynahoodu uu dhacayo. Warsaxaafadeedka ayaa sidoo kale baaq loogu jeediyay xubnaha gollaha dhexe ee UCID in dalka ay u yimaadaan kulankaasi,qoraalka UCID oo dhameystirana waxa uu u qoraa;     JAMHUURIYADDA SOMALILAND REPUBLIC OF SOMALILAND Xisbiga…

        Read More

          wasiirka arimaha gudaha somaliland oo sheegay inay cafis ufidinayaan dhalinyarada kasoo jeeda somaliland ee ku jira alshabaab haday kawaan toobaaan alshabaab

          Hargeysa Sept 22,2012(SDN)-Wasiirka wasaarada arrimaha gudaha Somaliland Wasiir Duur ayaa sheegey inay xukuumadu u fidinayso cafis dhalinyarta reer Somaliland ee kasoo diga rogta Xarakada Al-shabaab. Wasiirku wuxuu sheegey inay ka xukuumad ahaan diyaar u yihiin in ay soo dhaweeyaan dhamaan dhalinyarada ka waan tawda ee kasoo jeeda Somaliland inay cafis u fidiyaan hadii ay muujiyaan,…

          Read More

            Kenya: Walwalka laga qabo isku-dhacyo dhexmara Qoomiyada oo korodhay iyo Madaxweyne Mwai Kibaki oo wasiir cusub u magacaabay Amniga Gudaha

            Nairobi 22, September 2012 (SDN)- Madaxweynaha dalka Kenya Mwai Kibaki, ayaa wasiir cusub u magacaabay wasaaradda Amaanka Gudaha, tan iyo markii uu geeriyooday wasiirkii hore George Saitoti. Mr. Kibaki waxa uu wasiirka Amniga Gudaha u magacaabay Mr. Katoo Ole Metito, kaasoo bedeli doona Yuusuf Xaaji oo kusime ka ahaa wasaaradda tan iyo markii ay bishii…

            Read More

              Madaxa Sirdoonka Canada oo walaac ka muujiyay Dhalinta Soomaalida ee la marin habaabiyo

              Toronto Sept 22,2012(SDN)-Madaxa sirdoonka Canada(CSIS) Richard Fadden ayaa walaac ka muujiyay dhalintaSoomaalida ee dalkan ku nool ee xagjiriintu ay marin habaabineyso. Richard Fadden ayaa waxa uu sheegay in dalka Canada khatar dhanka amniga au uga imaneyso dalka Soomaaliya oo in badan oo ka mida ay ka arimiyaan kooxda Al Shabaab. “Dhalinyaro aad u faro badan…

              Read More

                Xaaji Cabdikariim Xuseen(CABDI WARAABE) oo dalka Dib ugu soo noqday ka dib kolkii Jabuuti Caafimaad loo geeyay

                Hargeysa Sept 21,2012(SDN)-Waxa maanta magaalada Hargeysa soo gaadhay Odey Xaaji Cabdikariim Xuseen (Cabdi Waraabe) oo mudo dhwr todobaada dalka Jabuuti ugu maqnaa xaalad caafimaad oo soo wejahaday. Xaajiga oo ka mida gollaha Guurtida ee Somaliland isla markaana mudo aad u dheer ka mid ahaa siyasiyiinta iyo madaxdhaqameedka Somaliland. Xaajiga ayaa maanta Hargeysa dib ugu soo…

                Read More

                  Ra’iisul Wasaraha Soomaaliya Ayaa Ka Tacsiyeynaya Dadkii Ku Geeriyooday Qaxyadii Dhacay Makhaayada Village Ee Magaalda Muqdisho

                  Muqdisho, Sep, 21, 2012(SDN)-Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa Tacsi qaran u diraya dhamaan shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan qaraabadii iyo eheladii dadkii ku geeriyooday qaraxyadii arxandarada ahaa oo lala beegsaday maqaaxi laga qaxweeyo oo ku taala agagaarka guriga hooyooynka. Ra’iisul wasaaruhu wuxuu si gaar ah tacsi ugu dirayaa wariyayaashii ku geeriyooday goobtaas oo…

                  Read More

                    Madaxweyne Siilaanyo oo tacsi u diray bahda Fanka iyo Suugaanta iyo qoyskii marxuum Faysal Cumar Mushteeg

                    Hargeysa 21, September 2012 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa dhambaal tacsi ah u diray bahda fanka iyo suugaanta iyo qoyska uu ka baxay marxuum Fanaan Faysal Cumar Mushteeg. Marxuum Mushteeg oo xalay ku geeriyooday magaalada Berbera, waxa uu muddo dheer ku soo dhex jiray bahda Fanka iyo Suugaanta Soomaaliyeed, wuxuuna ka mid…

                    Read More

                      Baakistaan: Khasaare dhimasho oo ka dhashay mudaharaad tobanaan kun oo qof ku muujiyeen diidmada Filimka diinta Islaamka lagu aflegaadeeyay

                      PESHAWAR, 21 September 2012 (SDN)- Ugu yaraan saddex qof ayaa ku geeriyooday, tiro kale oo badana way ku dhaawacmeen dibad-bax rabshado watay oo Jimcihii maanta ka dhacay dalka Pakistan. Siday ku warantay AP, mudaharaadkan waxa ka qaybgalay tobanaan kun oo qof, kuwaasoo dibad-baxyo ka dhigay jidadka magaalada Peshawar ee dalka Baakistaan, kaasoo ay ku muujinayaan…

                      Read More

                        Xafladda Taageerada Dowladda ee Lagu Qabtay San Diego, California

                        BAYAAN LAGU TAAGEERAYO: ü DAWLADDA FEDERAALKA SOOMALIYEED ü MADAXWEYNE  XASAN SHEEKH MAXAMUUD ü GUDOOMIYAHA BAARLAMANKA PROF. MAXAMED CUSMAAN JAWAARI Jaaliyadda Soomaaliyeed ee deggan San Diego iyo nawaaxigeeda ay qabteen xaflad lagu taageerayo dawladda cusub ee Soomaaliyeed iyo madaxweynaha cusub ee la doortay Mudane Xasan Shiikh Maxamuud iyo gudoomiyaha baarlamaanka Soomaliyeed Prof. Maxamed Cusmaan Jawaari. Waxaannu…

                        Read More

                          Xisbiga Ucid Waxa Uu Beeninayaa In Aanay Jirin Shirka 22,September La Yidhi Waxa Uu Ka Dhacayaa Canada.

                          Toronto Sept 21,2012(SDN)-Qoraal naga soo gaaray masuuliyiinta Ururka Cadaalada iyo Daryeelka ee UCID ayaa waxa lagu beeninyay Ogeysiis saxaafada la dhigay oo lagu sheegay in xisbiga UCID uu xaflad ku qabanayo magaalada Ottawa ee dalka Canada. Qoraalka ayaa kiyoo dhameystiran sidan u qoraa; “Beeni lug qudhay leeday ayay Somalidi tidhaa, Shirka been abuurka ah ee…

                          Read More

                            Aqoonyahan Aadan Jaamac Kaahin oo ku guuleystay doorashadii degaanka ee xaafada Campbel Park,UK

                            Milton Keynes Sept 20,2012(SDN)-Waxa maanta lagu dhawaaqay natiijadii tartankii gollaha deganaka ee xaafada Milton Keynes oo ku taal dalka UK oo u tartamayay aqoonyahan Soomaaliyeed oo la yidhaa Daahir Jaamac Kaahin. Aqoonyahankan Soomaaliyeed ayaa ku guuleystay tartanka waana guul u soo hoyatay muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku nool degmadaa iyo guud ahaan dalka UK. Guusha ayaa…

                            Read More

                              Qareenka Xamarji:Waxa jira dedaalo maxkamad caalemi ah loogu gudbinayo Xadhiga Masuuliyiinta u xidhan Xukuumada(DHEGEYSO)

                              Hargeysa Sept 20,2012(SDN)-Qareenka masuuliyiintii Xukuumada ka tirsanaa ee xukunka musuqmaasuqu ku dhacay Md maxamuud Cabdiraxmaan oo nooga waramay xaaladihii u danbeeyay ee masuuliyiinta xidhan iyo dedaalada ay wadaan ayaa inoo sheegay in ay jiraan dedaalo maxkamad caalemi ah loogu gudbinayo cabashada masuuliyiinta xidhan. Qareenka ayaa ka waramaya habka iyo hanaanka ay u doonayaan in loo…

                              Read More

                                Ciidamada Ismaamulka Soomalida oo la dhaliilay iyo baaq loo jeediyay dawlada dhexe ee Itoobiya(DAAWO)

                                London Sept 20,2012(SDN)-Qurbejoog ka soo jeeda Ismaamulka Soomaalida ee Itoobiya oo London ku kulmay ayaa ka warbixiyay tacadiyo ay sheegeen in ciidamada degaanka Soomaalida ee Itoobiya ay u geysteen dadka degaanada ay ka soo jeedaa. Qurbejooga oo ka koobnaa qeybaha kala duwan ee bulshada Ismaamulka Soomaalida Itoobiya ayaa waxa ay soo bandhigeen kana warbixiyeen tacadiyo…

                                Read More