Siyaasiga Cali Cabdi Awaare oo si weyn loogu soo dhaweeyey garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cade
Muqdisho Sept 25,2012(SDN)-Waxaa manta Garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde si heer saro ah loogu soo dhaweeyay Siyaasiga rug cadaaga ah ee Cali CabdiAwaare,waxaana Garoonka ku soo dhaweeyayd adweyne aad u farabadan iyo mas’uuliyiin kale. Cali Cabdi Awaare ayaa kasoo noqday wasiir MaamulkaPuntland, wuxuuna ka mid ahaa dadkii aas-aasay Maamulkaas. Cali CabdiAwaarea ayaa ah Siyaasi intabadan…
