Mid ka mda Jilaayada filmka aflagaadeeyay Islamka oo dacwad ku soo oogtay You Tube

    Los Angeles Sept20,2012(SDN)-Gabadh ka mida jilaayada film Mareykanka lagu sameeyay oo aflaagaadeynaya diinta suuban ee Islamka ayaa dacwad ku soo oogtay Soo-saarihii filmka iyo barta Internetka You Tube. Cindy Lee Garcia ayaa maanta qareenkeedu dacwada uu u guddbiyay maxkamad ku taal magaalada Los Angeles oo ah xarunta filmada Mareykanka lagu sameeyo. “Ujjeedada dacwadeenu ma ah…

    Read More

      Jariirad Faransiiska ka soo baxda oo dib u daabacday Sawir gacmeed lagu aflagaadeeynayo Nabi Maxamed(NNKH)

      Paris Sept 19,2012(SDN)-Jariirad ka soo baxda dalka Faransiiska ayaa maanta dib u daabacday sawir gacmeedyo ay hore ugu aflagaadeysay Nebigeena suuban ee Maxamed (NNKH). Jariiradan oo la yidhaa Charlie Hebdo oo aan laheyn akhristeyaal fara badan ayaa hadana Cadadka ay ku xusnaayeen meel ka dhacyada ayaa lagu iibsaday mudo saacado gudahood. Kolkii hore ee ay…

      Read More

        Bariiska oo laga helay arsenic saaid ah (Warbixin)

        New York Sept 19,2012(SDN)-Cunida baariiska maalintii mar waxa uu kor u qaadayaa heerka arsenic jirkaaga,sida lagu sheegay warbixin dhawaan ay daabacday  barta Internetka ee Consumer Report ka dib baaritaan dheer. Baaritaanka ayaa eegtay raashin iyo sharaab kala duwan oo laga sameeyo noocyada kala duwan ee Bariiska,waxaana soo baxday in cunida bariisku ay 44% ay kor…

        Read More

          Shabaabka oo dib ugu soo qulqulaya Kismaayo

          Kismaayo Sept 19,2012(SDN)-Ciidamada kooxda Al Shabaab oo maalmihii u danbeeysay ka dareeray guddaha magaalada Kismaayo ayaa ilaa maanta la arkayay iyaga oo dib ugu soo qulqulaya gudaha magaalada. Shabaabka ayaa u muuqda in ay qaateen gooan ah in magaalada ay ku dhex dagaalamaan,halka hore ay ugu muuqdeen in ay isaga baxayaan. Waxa guddaha magaalada lagu…

          Read More

            Guddoomiyaha urur siyaasadeedka Nasiye oo madaxweyne Siilaanyo ugu baaqay in uu xilka wareejiyo

            Hargeysa Sept 19,2012(SDN)-Guddoomiyaha urur siyaasadeedka Nasiye Md Axmed ayaa qoraal uu saxaafada ugu talo galay waxa uu uga waramay xaalada Siyaasadeed ee dalka iyo hogaanka madaxweyne Axmed Siilaanyo oo uu ku dhaliilay waxqabad la’aan. Guddoomiyuhu waxa oo qaraalkiisa ku soo jeediyay in madaxweynuhu xilka ku wareejiyo ku-xigeenkiisa,qoraalka ooo dhameystirana waxa uu u qoraa sidan;- “Aniga…

            Read More

              Wasiirka Caafimaadka Somaliland oo ka soo laabtay Shirar Caalami ah oo uu dibadda kaga qaybgalay

              Hargeysa 19, Sept 2012 (SDN)- Wasiirka Caafimaadka Somaliland Dr. Xuseen Muxumed Maxamed (Xuseen-Xoog), ayaa ka soo laabtay shirar caalami ah oo uu kaga qaybgalay dalal dibadda ah. Wasiirka oo ka soo degay madaarka Berbera, waxa uu sheegay inuu laba shir oo caalami ah kaga qaybgalay dalalka Kenya iyo Sucuudiga, kuwaasoo lagaga hadlayay arrimaha caafimaadka. Wasiirku…

              Read More

                Madaxweynaha Puntland tacsi u diray qoyskii uu ka baxay Qunsulkii Soomaaliya Kiinya u fadhiyay

                Garoowe Sept 19,2012(SDN)-Madaxweynaha Puntland Md Cabdiraxmaan Maxamed Faroole ayaa umadda ka tacsiyadeyay geeridii naxdinta leheyd ee ku timi Qunsuulkii Soomaaliya u fadhiyay dalka Kiinya oo xalay ku geeriyooday magaalada Nairobi ee dalka Kiinya. Qoraalka tacsida madaxweynaha oo na soo gaadhay nuqul ka mida ayaa waxa uu u dhignaa sidan; “inaa Lilaahi waa innaa Ilayhi Raajicuun….

                Read More

                  Mucaaridka UCID iyo Garoodi oo sawirada Itoobiyanka uga gudbay kuwa hablaha Muritaaniya(Cadeyn)

                  Hargeysa Sept 19,2012(SDN)-Mucaaradada daaha dabadiisa ee beryahan danbe ku soo badanaysay saxaafada ayaa gaadhay heerkii ugu hooseesay ka dib kolkii halkii laga sii waday isticmaalka qoraalo iyo sawiro been abuura oo qaar ka mida warbaahinta Somaliland ay si badheedha u curiyeen una baahiyeen. Qoraaladan ay ku ladhan yihiin sawirada,magacyada iyo xilalka been abuurka ah ayaa…

                  Read More

                    Madaxweyne Siillaanyo Oo Cafis Ku Sii Daayey Laba Ka Mid Dadkii Ku Xukunaa 7-8 Sannadood Oo Xadhig Ah Iyo Rafcaankii Xamarji Iyo Axmed Cilmi Yare Oo Maanta Bilaabmaya

                    Hargeysa, Sept 19, 2012(SDN)– Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud (Siillaanyo) ayaa shalay Cafis Madaxweyne xabsiga kaga sii daayey laba ka mid ah shakhsiyaadkii ku xukunnaa raashin mucaawimo ah oo la musuq-maasuqay, kuwaas oo lala xukumay masuuliyiin xukuumadda Somaliland ka tirsanaa. Sida warar xog-ogaal ah oo Madaxtooyada ku dhawi sheegeen Madaxweyne Siillaanyo ayaa wareegtada uu ku…

                    Read More

                      Haween Soomaali ah oo u mahad-celisey Ururka Laan-Qayrta Cas ee Ingiriiska kadib markii ay heleen hooyadeeda

                      London Sept 18,2012(SDN)-Amuun Mohamoud oo ah inan labo carruur dhashey waxay u mahad-celisey Ururka Laan-Qayrta Cas ee Ingiriiska ka dib markii ay shirkadda samafalka u raadiyeen iyo la xiriiriiyeen hooyadeeda. Amuun waxay u tegtey Laan-Qayrta Cas iyo ka codsatey inay ku caawiyaan raadinta hooyadeeda, Zara, oo goorta ugu dambeeya ku aragtey xiro qaxooti ku yaalo…

                      Read More

                        Kabul: Qarax haweenay fulisay, jawaabna looga dhigay Filimka aflegaadada ah oo galaaftay shaqaale ajaanib ah iyo kuwo Afgaanistaaniyiin ah iyo dawladda Koonfur Afrika oo ka hadashay

                        Kabul September 18, 2012 (SDN)- Ugu yaraan 12 qof ayaa ku dhintay qarax ismiidaamin ah oo maanta ka dhacay meel u dhow caasimadda dalka Afgaanistaan ee Kaabuul. Siday ku warantay qaybta afka Ingiriisida ee VOA, qaraxan waxa lala eegtay baabuur nooca yaryar ah oo ay saarnaayeen dad ajaanib ahi. Siday Boolisku sheegeen, 9 shaqaale ajaanib…

                        Read More

                          afhayeenka komishanka doorashooyinka oosheegay inaanay deeq bixiyayaashu bixinayan dhaqaalaha muraaqibiinta

                          Hargeisa-Sept 18, 2012. Afhayeenka Komishanka doorashooyinka qaranka Somaliland Maxamed Axmed Xirsi (Geelle) ayaa ka hadlay labada Xi lee uu isku hayo Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Ciro)  oo ah Guddoomiyanimadda Golaha Wakiiladda iyo Ururka Waddani tas oo ay qaarkamid ah ururada siyaasadu ka bixiyeen cudurdaar Afhayeenka Komishanka Mr Geelle waxa kale oo uu sheegay in qaadhaan-bixiyayaashu ay…

                          Read More

                            Taageerayaashii Maxamed Kaahin iyo Cali Mareexaan oo Hadh Cad ka Dhaqaaqay KULMIYE Iskuna Shubay UCID

                            Burco Sept 18,2012(SDN/Hubaal)- Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID ayaa habeenkii Xalay Xaflad u sameeyay Taageerayaal hor leh oo hore uga tirsanaa xisbiga KULMIYE kuwaasi oo shaaciyay inay si rasmi ah ugu soo biireen Xisbiga Caddaalada iyo daryeelka. Taageerayaashan oo ka soo jeeda  beesha bariga Burco gaar ahaan deegaanadda Balli-dhiig, Qoryaale iyo War Cimraan ayaa xalay…

                            Read More

                              Maayar Jiciir oo Isagoo Ilmada Yaxaaska Daadinaya Sheegay Inaan Dhulkii Dawladu Gacanta Ugu Jirin

                              Hargeysa Sept 18,2012 (SDN/Hubaal)- Maayarka Caasimadda Hargeysa Eng. Xuseen Maxamuud Jiciir, ayaa sheegay in dhibaatada ka timaadda dhulka ay tahay mid ka wada jirta dalka oo dhan, waxaanu dawladda ugu baaqay inay sharciga dhulka wax-ka-beddesho oo ay gacanta ku qabato. Maayarka Caasimadda Xuseen Maxamuud Jiciir oo shalay hadal ka jeediyey Munaasibad Madaxweynuhu ku dhagax-dhigay Xarun…

                              Read More

                                “Somaliland Waqtigii Laysku Yaac-yaacay Waxay Eedday Ereyga ‘Laysu Joojin maayo’ Waase Laysu Joojin Doonaa’e Madaxweyne Intaan UDUB Cududeeda Muujin Arrinta Hoos U eeg”

                                Hargeysa Sept 18,2012 (SDN/Hubaal)- Xildhibaano ka tirsan xisbiga mucaaradka ah ee UDUB ayaa shir jaraa’id oo ay maalintii shalay ku qabteen xarunta Golaha Wakiillada Somaliland, waxa ay si kulul ugu cambaareeyeen go’aankii ay Guddidda Diiwaangelinta Ururradda Siyaasadda iyo Axsaabta Qaranku ku laaleen musharaxnimadii xisbiga UDUB hore ugu caleemo saaray Cali Maxame Waran-cadde iyo Axme Xaaji…

                                Read More

                                  Wasiirka Arrimaha Dibeda Kenya:Sheekh Shariif ayaa ka danbeeyay qaraxii Muqdisho la igula beegsaday

                                  Nairobi Sept 18,2012(SDN)-Wasiirka arrimaha dibedda ee dalka Kiinya Sam Ongeri oo dhawaan booqasho uu ku tegay Muqdisho qarax lagula beegsaday ayaa saxaafada u sheegay in madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif in uu ka danbeeyay weerarkaasi. Sam Ongeri ayaa sheegay in uu ka fejacay in madaxweyne Sheekh Shariif si degdega ugu soo galay Hotel Al…

                                  Read More

                                  Xulka Malawi oo Xiiseynaya u soo bixidda Cup Of Nation.

                                  Malawi-Sep-17-2012-qurbejoognews.com-Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku naawileynaa Malawi oo xiiseyneysa markii sadexaad iney u soo baxdo Cup Of Nation 2013. Haddaba wadanka malawi oo dagaal sakeeye hadheeyey ayaa haddana dagaalkaas uuna waxaba ks badalin ciyaar wanaagga xulka qaranka kubadda cagta ee Malawi. ciyaar xiisa leh oo ka tirsaneyd isreeb-reebka Cup Of Nation oo ka dici…

                                  Read More