Golaha Wakiilada Somaliland oo maanta ansixiyay Xeerar kala duwan
Hargeysa 17, September 2012 (SDN)- Fadhigii maanta ee golaha Wakiilada Somaliland, ayaa lagu ansixiyay laba xeer oo kala ah xeerka baadhista iyo ilaalinta Hilibka Xoolaha iyo xeerka Waddo-marista. Fadhigaas oo uu shirgudoominayay guddoomiye kuxigeenka 1aad ee golahaas Baashe Maxamed Faarax, waxa ka xaadiray 42 mudane oo ka tirsan 82-ka xubnood ee golaha Wakiilada Somaliland ka…
