Khudbadii madaxweynaha Somaliland ee munaasibada Ciida

    Hargeysa Aug 19,2012(SDN)-Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa maanta salaadii Ciida dabadeed jeediyay khudbad uu uga hadalay arrimo dhawr ah oo ay ka mid aheyd in siyaasada cusub ee Soomaaliya aaney saameyn ku yeelan doonin badaxbanaanida Somaliland. Khudbadii madaxweynaha ee maantana waxa ka mid ahaa;“Marka hore waxaan halkan salaan uga dirayaa dhammaan shacbiga reer…

    Read More

      Madaxweynaha Kenya oo hanjabaad culus u diray kuwa ku sifooba Qaswadeyaasha Soomaaliya, shaaciyayna talaabooyinka dawladdiisu ka qaadi doonto

      Nairobi 18, August 2012 (SDN)- Madaxweynaha dalka Kenya Mwai Kibaki, ayaa digniin culus u diray shaqsiyaadka ku sifooba inay hagar-daamaynayaan hanaanka siyaasadeed ee Soomaaliya. Madaxweyne Kibaki waxa uu tilmaamay talaabooyin adag oo dalkiisu ka qaadi doono cida loo arko inay xagal-daacinayso hanaanka cusub ee Soomaaliya ama cida kelideed xoog ku maamulato nidaamka haatan socda. Madaxweynaha…

      Read More

        Somaliland women Association Ottawa Oo Deeq Lacageed Ugu Deeqday Caruurta Agoomaha Iyo Derbijiifka Hargeisa

        Ottawa Aug 18,2012(SDN)-Ururka qurbajooga somaliland ee Canada gaar ahaan Ottawa Somaliland Women Association, ee ay gudoomiyaha  u tahay leila mohamed nuur  runtii ururkan oo inbadan ka shaqeynayey sidii ay wax u tarilahayeen caruurta ku daranyeysan dalkii  taas oo maanta oo ay bishu tahay August,17,2012 soo gaadhsiiyey deeq caawimo lacageed taas oo ay ku soo hagajiyeen…

        Read More

          Madaxweynaha Iiraan: “Jiritaanka Yuhuudu waxay Ceeb ku tahay dhammaan Bani’aadamka Adduunka”

          Tehran 18, August 2012 (SDN)- Madaxweynaha Iran, Maxamuud Axmednajad ayaa sheegay in jiritaanka Yuhuudu ceeb ku tahay dhamaan bani’aadamka, taasoo noqonaysa hadalkii ugu adkaa ee madaxweynahani u jeediyo Yuhuuda, xilli dalka Israi’l ka socoto isweydiin in la weerari karo barnaamijka nukliyeerka Iran. Axmednajad oo u khudbadeynayey kumanaan dadweyne reer Iran ah oo isugu soo baxay…

          Read More

            Madaxweyne Mursi oo noqday hoggaamiyihii Masar ee muddo 40 sannadood ka badan booqda dalka Iiraan, maxay tahay sababtu?

            Qaahira 18, August 2012 (SDN)- Madaxweynaha Masaarida Maxamed Mursi, ayaa booqan doona dalka Iiraan, tobanaan sannadood ka dib markii uu joogsaday xidhiidhka Masar iyo dawladda Tehran. Siday sheegtay AP oo soo xiganaysa sarkaal ka tirsan Madaxtooyada Qaahira, Madaxweyne Mursi waxa uu shir kaga qaybgali doonaa dalka Iiraan, taasoo ka dhigaysa hoggaamiyihii u horeeyay ee socdaal…

            Read More

              SAFAARADA SOMALIYA KU LEEDAHAY DALKA UGANDHA OO RAFAAD BADAN AY KALA KULMAAN MUWAADINIINTA SOMALIYEED!!!!

                Kampala (SDN), Safaradu sida caadiga waa xurmo iyo qadarani Qaran ku leeyey Qaran kale, waa Dhisme uu wadanka iska le u adeegsado horumarinta dalkisa, dhan dhaqale, siyasadeed, dhaqan, iyo awoodad, isagoo dhinaca kalena shacabka dalka kale u fududayna helida macluumadka saxa ee ku saabsan dalkisa. Sida ay dhigaya xeerarka caalaimga, iyo dhaqanka guunka ee…

              Read More

                Gudoomiyaha Ururrka Sama Falka Ah Ee Haldoor-Org, Mudane- Asad Yuusuf Ismail Ayaa Hambalyo U Diraya Mushtamaca Reer Somaliland Ee Ku Dhaqan Daafaha Dunida Eid Mubaarik.

                Gudoomiyaha Ururrka sama falka ee Haldoor-Org, Mudan Asad Yuusuf Ismail, ayaa munaasibadda Ciida u diraya hambalyo mushtamaca reer Solmaliland ee ku dhaqan daafa dunida, waxa uu Alleh idiinka rejeynyaa oo uu idiinka  baryayaa in aad   ku ciidaan caafimaad qab iyo nabadgelyo taama iyo xasilooni..Eid Mubaarik walaalayaal dhmaantiin.         Gudoomiyaha ururrka Samafalka Ee Haldoor Asad Yuusuf Ismail…

                Read More

                  Masuuliyiinta Madaxtooyada oo tacsi diraya

                  Wasiirka Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo Af-hayeenka Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) waxa ay si wada jira halkan ka tacsiyadaynayaan Ehelkii, Qaraabadii, Asxaabtii, iyo Caruurtii ay ka baxday MARXUUMA, MAKA XAAJI CAWAD oo ku geeriyootay Cariga Maraykanka 18/08/2012. Labadan Masuul waxay ILLAAHAY uga baryayaan Marxuumada inuu naxariistii Janno…

                  Read More

                    Ururrka Haldoor Oo Kaalmo Raashin Ah Gaadhsiiyey Degmada Labi-Sagaale iyo Nawaaxigeeda.!

                    Columbus Aug 18,2012 (SDN)…Xubno ka tirsan madaxda iyo  maamulka Ururrka Sama Salka ee Haldoor,  ayaa gaadhsiiyeey caawimo raashina deegaanka Labi-sagaale,oo ay ku dhaqan yiin mushtamaca aad u tiro badani, halkaas oo ay si balaadhan ugu qeybiyeen dadkii ku dhaqanaa degaankaasi labi-sagaale raashin kala duwan, waxa kale oo uu ururrkan Haldoor uu ka dhisi doonaa mudo yar ka…

                    Read More

                      Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa u diraya hambalyo ku aadan Ciidul Fidriga dhamaan Muslimiinta Caalamka.,

                      Muqdisho, 18, Agust. 2012(SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdi Weli Maxamed Cali ayaa caawa dhamaan muslimiinta Caalamka iyo shacabka Soomaaliyeed Hawada u marinaya hambalyo ku aadan farxada Ciidul Fitriga. Ra’isul wasaaruhu wuxuu Hambalyo u diryaa dhamaan  Umadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan, isagoona sheegay in Umadd kasta ay leedahay Ciid iyo munaasabado ay weeyneeyaan, hase…

                      Read More

                        Madaxweynaha Somaliland ayaa shacabka hambalyo u diray munaasibadda ciidul fidriga darteed

                        Hargeysa Aug 18,2012(SDN)-Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa maanta dhanbaal Hambalyo ah u diray shicibka guddo iyo dibeddba munasibada ciidul fidriga awgeed. Waxa sidaa lagu xusay war maanta uu soo saaray afhayeenka madaxweynaha Somaliland Md Cabdilahi Maxamed Daahir Cukuse oo u qoraa sidan;“Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu Hambalyo iyo…

                        Read More

                          Xaglotoosiye oo booqday degaanadii dhawaanta ay ciidamada Somaliland ka baxeen iyo sheegashadii Khaatumo oo meesha ka baxday

                          Kalshaale Aug 18,2012(SDN)-Hogamiyaha Jebhadii SSC ee dhawaanta heshiiska la gashay dawlada Somaliland ayaa booqasho ku tegay degaano ay dhawaan baneeyeen ciidamada Somaliland ka dib heshiis labada dhan ay sidaa ku gaareen. Degaanka ayaa gacan ku heyntiisa waxa sheegtay dhawaan maamulka Khaatumo,balse sheegashadaa ayaa u muuqata mid meesha ka baxday. Md Saleebaan Xaglotoosiye iyo wefdiga uu…

                          Read More

                            Barnaamijkii Suugaanta iyo Xigmada Hal Xidhaalaha

                            Berlin Aug 17,2012(SDN)-Akhristeyaal mar kale ku soo dhawaada barnaamijkii Suugaanta oo aanu aalaaba idiinku soo gudbino qoraalo xiise leh oo sawir ka bixinaya suugaanta qaniga ah ee Soomaalida. Maanta waxanu idiin soo guddbin doonaaqoraal ku saabsanHal Xiraalaha Soomaalida kuwooda ugu xiisaha badan ee ka bogta. HADH XIDHAALE Waxaaad sheegtaan LODU(SAC) 1: sadeexda ay libaaxa uga…

                            Read More

                              Beelo eedeeyay Wasiirka Macdanta iyo Biyaha Somaliland

                              Hargeysa Aug 17,2012(SDN)-Beelaha Galbeedka Burco ayaa waxa ay yeesheen kulan ay ku taageerayaan mudaneyaal ka tirsan labada aqal ee Somaliland oo dhaleeceeyay goaan ay sheegeen in wasiirka Macdanta iyo biyahu uu isku hortaagay in ceel laga qodo degaano ka mida gobolka Togdheer. Waxgaradka Beelaha Galbeedka Burco ayaa kulankooda ku dhaleeceeyay Wasiiirka Macdanta iyo biyaha Md…

                              Read More

                                Mo Farah oo kiyoo adeeganaya lagu xoomay

                                Kington Aug 17,2012(SDN)-Orodyahanka Mo Farah oo dhawaan laba biladood oo dahaba ku guuleystay ciyaarihii Olympiga ee London 2012 ayaa kolkii u horeysay lagu arkay suuqyada xaafada Kingston ee uu ku nool yahay. Mo Farah oo xaaskiisa la socda ayaa waxa ku soo xoomay dhamaan dadkii suuqa ka adeeganayay oo markii danbana ay noqotay in Policeka…

                                Read More

                                  Mahiiga oo kolkuu bahdilay siyaasiyiinta Soomaalida haatan bilaabay bahdilaada Madaxdhaqameedka Soomaalida

                                  Muqdisho Aug 16,2012(SDN)-Ergeyga gaarka ah ee QM u qaabilsan dalka Soomaaliya Augustiin Mahiga ayaa maanta kulan uu la qaatay madax dhaqameedka Soomaalida ee Muqdisho ugu sugun soo xulida Baarlamaanka cusub ku canaantay dib u dhaca ku yimi soo xulida Xildhibaanada Soomaaliya. Bishan 20keeda ayaa lagu wadaa in Muqdisho lagu qabto doorasho lagu soo xulayo madaxweynaha…

                                  Read More

                                    Dawladda dalka Ecuador oo Magangelyo siyaasadeed u fidisay aasaasaha shakabadda Fadeexadaha faafisa ee WikiLeaks iyo Briatin oo ka cadhooday

                                    London, Quito August, 16 2012 (SDN/Reuters)- Dawladda Ecuador, ayaa Khamiistii maanta xaqiijisay inay magangelyo-siyaasadeed u fidisay aasaasaha shabakadda fadeexadaha faafisa ee WikiLeaks Mr. Julian Assange. Siday ku warantay wakaalada wararka ee Reuters, go’aankani waxa uu ku soo beegmay maalin uun ka dib markii dawladda Britain ku hanjabtay inay weerarayso safaaradda Ecuador ee London, si ay…

                                    Read More