Madaxweyne Siilaanyo oo dhaqan-geliyay waqtiga ay Komishanka Doorashooyinku u qabteen qabsoomida doorashada Deegaanka

Hargeysa 16, August 2012 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa dhaqan-geliyay waqtiga ay Guddiga Doorashooyinka Qaranku u cayimeen qabsoomida doorashooyinka raagay ee Deegaanada. Sida lagu sheegay qoraal kooban oo afhayeenka Madaxweynuhu soosaaray, Madaxweyne Siilaanyo waxa uu soosaaray xeer uu ku dhaqangeliyay waqtiga ay Komishanku u cayimeen doorashada oo ah November 28, 2012, wuxuuna…

Read More

    Hargeysa: Madaxweyne Siilaanyo iyo Culimadu maxay kaga hadleen kulankoodii Madaxtooyada?

    Hargeysa 16, August 2012 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa kulan la yeeshay koox ka tirsan culimada dalka, kuwaasoo ay ku kulmeen kulan afur iyo casho-sharaf ah oo uu ugu sameeyay xarunta Madaxtooyada. Madaxweynaha iyo culimadu waxay isla soo qaadeen dhawr qodob, waxayna bulshada si wadajir ah ugu baaqeen adkaynta nabadgelyadooda. Sida lagu…

    Read More

      Kooxaha Raaskaanbooni iyo Shabaabka oo wada dedaalo lagu kala jiidanayo beelaha Kismaayo

      Kismaayo Aug 16,2012(SDN)-Magaalada Kismaayo ayaa waxa ka socda dedaalo ay kooxaha Raaskaanbooni iyo Al Shabaab ayaa wada dedaalo ay ku kasbanayaan beelaha ku nool magaalada Kismaayo. Magaalada ayaa waxa ku wejahan duulaan ay wadajir ugu qaadayaan magaaladaasi ciidamada AMISOM,Itoobiya iyo kuwa Raakaanbooni. Magaalada ayaa waxa ku socday madaafiic laga soo tuurayay maraakiib baddweynta ku sugan…

      Read More

        Guddoomiyaha XAQSOOR Oo dhambaal Tacsi ah u diray Qoyskii Marxuum- Muuse Aaye Faarax oo geeriyooday

        Hargeysa Aug 15,2012(SDN)-Guddoomiyaha Urur-siyaasadeedka XAQSOOR Mujaahid Xasan Ciise Jaamac, ayaa caawa dhambaal tacsi ah u diray qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay ALLE ha u naxariistee Marxuum- Muuse Aaye Faarax oo ka mid ahaa Hal-abuuradda waaweyn ee dalka oo caawa ku geeriyooday magaaladda Hargeysa, laguna aasi doono maalinta bari Xabaalaha Masalaha ee koonfurta magaalada Hargeysa….

        Read More

          Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa maanta ka qayb galay xaflad looga hadlayey tayeynta waxbarasha

          Muqdisho, Arbaco, 15, August, 2012…. Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta ka qayb galay xaflad ay kasoo qayb galeen xubno ka tirsan Golaha Wasiirada, Macalimiin, Arday, iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada  luguna daah furay Wargays bile ah oo ay soo saartay Wasaarada Waxbarasha  iyo Tacliinta Sare. Ugu horayntii Wasiirka Waxbarashada iyo…

          Read More

            Madaxweyne Shariif:“ xukuumadda mar haddii uu R/wasaaruhu Musharrax noqdo, waxay noqoneysaa mid aan saameyn lahayn, qaraarna maba soo saari karto”.

            Muqdisho Aug 15,2012(SDN)-Madaxweynaha dawlada KMG ah ee Soomaaliya Md Sheekh Shariif Sh Axmed ayaa maanta dalka dib ugu soo noqday ka dib kolkii booqasho uu dalka Sucuudiga ku tegay. Madaxweynaha oo si weyn Muqdisho loogu soo dhaweeyay ayaa ka waramay arrimo dhawr ah oo xasaasiya oo ay ka mid ahaayeen goaamo ay xukumadu dhawaan soo…

            Read More

            Xiddiga Reer Tuuniisiya oo Xerada Ka Baxay Muxuuse Galabsadey?

            Tuunis-july-15-2012-qurbejoog.com-Saaxiibayaal qormadeena ciyaarhawaxyny maanta ku jibaaxeynaa xiddiga reer Tuuniisia Adei Chedli oo xeredii qaranku ku xareysnaa ka tegey muxuuse qoonsadey? Xiddigan oo qaranka Tuuniisiya uga ciyaara khadka dhexe ayaa kooxda iskaga tegey markii ay u soo baxeen quarter (finals Cup Of Nation) wuxuuna ka xanaaqey 3-dii ciyaarood ee ugu horeeyey oo aan la ciyaarsiin. Haddaba…

            Read More

              Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Britain ka hambalyeeyay siidii uu dalkaasi u maamulay tartankii Olympiga

              Hargeysa Aug 15,2012(SDN)-Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Siilaanyo ayaa qoraal hambalyo ah u diray Raiisul wasaaraha dalka Britain oo dalkiisu dhawaan martigeliyay tartankii Olympiga ee 2012. Qoraalka Madaxweynaha oo dhameystirana waxa uu u qoraa sidan;“ Aniga oo ku hadlaya magaca xukuumadda iyo shacabka Jamhuuriyadda Somaaliland waxaan kugu hambalyaynayaa adiga iyo dalkaagaba sida guusha ah ee aad…

              Read More

                Boqor Maxamed Jaamac oo xaqiijiyay in Agaasimihii hore ee wasaarada Maaliyada Somaliland uu ka mid yahay Baarlamaanka Soomaaliya

                Muqdisho Aug 15,2012(SDN)-Boqor Maxamed Jaamac Cumar oo ka mida madax dhaqameedka reer Somaliland ee Muqdisho u tegay ka qeybgalka ansixinta Dastuurka Soomaaliya iyo soo xulida xubnaha Baarlamaanka Soomaaliya. Boqor Maxamed Jaamac Cumar oo ka mida madax dhaqameedka beesha Bariga Burco ayaa maanta saxaafada Muqdisho u xaqiijiyay in la gudbiyay xildhibaanadii Beesha Isaaq ee ka midka…

                Read More

                  Barnaamijka Suugaanta iyo Dhaqanka Soomaalida

                  Berlin Aug 14,2012(SDN)-Barnaamijkii Suugaanta iyo isbedelka Dhaqanka Soomaalida oo aanu maanta idiinku heyno xigmada Maahmaaha Soomaalida,waana barnaamijkii taxahana ahaa ee aanu halkan idiinku soo bandhigi jirney. Intaadan fallin ka fiirso Idho jaceyl isma eegi karaan Hadal badan haamo maa buuxdho Qof aan dhidiidin maa dhaqado qof aa dhul marini dhaayo laá Gar iyo geeri loo…

                  Read More

                    Ogaysiis: Kulan Wadatashi Lagu Martiqaaday Qurbajoogga Somaliland ee Gobollada Bari

                    Xafiiska Xidhiidhka Jaalliyadaha JSL wuxu ogaysiinayaa dhammaan Jaalliyadaha reer Somaliland ee ka soo qaybgali kara in la qaban doono kulan wadatashi lagu martiqaaday Qurba-joogga Somaliland ee ka soo jeeda gobollada bari ee  dalka kaasoo ku beegan maalinta salaasada  21st August, 2012, kana dhici doona City Plaza Hotel, Burco. cabbaara 6:pm (6-da fiidnimo) Ujeedooyinka kulanka: wuxu…

                    Read More

                      Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Kulan La Qaatay Wafti Ka Socda Dalka Kenya

                      Muqdisho, Talaado 14, Augst 2012(SDN) Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiwei Maxamed Cali iyo xubno ka tirsan Golihiisa wasiirada ayaa maanta kulan  la qaatay wafti uu hogaaminayo Xooghayaha Joogtada ah ee Wasaarada Arimaha Dibada ee Kenya Thuite Wmangi waxayna ka wada hadleen sidii loo xoojin iskaashiga ka dhexeeya labada wadan.   Ugu horayntii Xooghayaha Joogtada ah…

                      Read More

                        Barnaamijkii Suaalaha iyo Jawaabaha Diiniga

                        Berlin Aug 14,2012(SDN)-Akhristeyaal markale iyo Barnaamijkii Kororso aqoontaada iyo tijaabi aqoontaada diimeed,oo aanu ugu talo galay in aanu ku weyneyno bisha barakeysan ee Ramadaan,fadlan ka jawaab suaalaha inta aadan jawaabaha eegin. 1:su’aal. sheeg asxaabigii hogaaminaayey dagaalkii mu’ta? 2:su’aal. sheeg dagaalkii lagu dilay zeyd bin xaarith rc, iyo jacfar bin abii daalib rc. iyo c/laahi bin…

                        Read More

                          Xildhibaan Qabile: “Waxaa loo baahan yahay isbedel deg-deg ah oo lagu sameeyo hogaanka hada jira”

                          Dhegta dhagax dixeed galay Damanaanta shacabkiyo Siday wax u diboodeen Inta ila dareeniyo Anuun bay iska daalee Maxaa darajadaydiyo Daabaca maqaaladu Dawo iiga tarayaan. Maalinba maalinta ka danbeysa waxa soo ifbaxaya dhacdaba dhacdo ay ka culustahay iyo dhaawac hor leh oo ku soo kordhaya jiritaanka qarannimada Soomaaliland, dunidan casriga ah ee maanta aynu ku noolnahay,…

                          Read More