Guddi Wasiiro ah oo Madaxweyne Siilaanyo magacaabay iyo guddiga Caddaalada oo kulan gaar ah isku waajahay, maxay tahay sababtu?

    Hargeysa 14, August 2012 (SDN)- Wasiirka Cadaaladda Somaliland Mr. Xuseen Axmed Caydiid, ayaa ka xog-waramay kulan ay albaabadu u xidhanaayeen oo ay maanta yeesheen guddi wasiiro ah iyo guddida Cadaaladda Somaliland. Guddiga wasiirada ah oo Madaxweyne Siilaanyo todobaadkan magacaabay, waxay ka dambaysay markii shirarkii golaha Wasiirada ee todobaadyadii u dambeeyay ay hadhaysay doodo ku saabsan…

    Read More

    Novak Ojokovic oo Labeystey Roger Cup.

    Toronto-Canada-July-14-2012-Asxaabtay qubanaheena ciyaaraha waxaynu maanya ku soo qaadaneynaa xiddiga reer Serbia Novak Djokovic oo ku guuleystey markii labaad Roger Cup ee kubadda Tenista. Laacibkan oo kaalinta sadexaad ka soo galay ciyaarihii Olympikada ee lagu soo qabtey cariga ingiriiska soona caga dhigtey ciidda Kanada kana qayab qaatey tartanka Roger Cup oo lagu qabto sanad kasta Kanada….

    Read More

      Heshiiska Ceeryaanta: Xal mise Xujo?

      Hargeysa 13, August 2012 (SDN)- Xukuumada Somaliland ayaa markii u horaysay Taariikhda Somaliland ay ku talaabsatay arrin ka hor imanaysa distoorka iyo qawaaniinta u degsan dalka,kadib markii ay Cadaysay in Ciidamadii Qaranka ee ku sugnaa Jiidaha Maygaagle iyo Sool Joogto ay dib uga soo rarayso,si taas badalkeeda ay u ajiibto dalab uga yimid weftigii uu…

      Read More

        Hargeysa: Booliska oo markii u horaysay u digay gaadiidleyda, Baabuurta Jaadka keenana u dejiyay xawaaraha ay caasimadda ku dhexmari karaan

        Hargeysa August 13, 2012 (SDN)- Taliska ciidanka Booliska Somaliland, ayaa markii u horaysay digniin u jeediyay gaadiidka Jaadka keena Hargeysa, isla markaana u dejiyay xawaaraha ay caasimadda ku dhexmari karaan. Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Mr. Cabdilaahi Fadal Iimaan oo u waramay warbaahinta, waxa uu sheegay inay tallaabo ka qaadi doonaan baabuurka Jaad sida ee xawaare…

        Read More

          Hambalyo: Guusha Mo Farah iyo Jaamac Karaaciin ay ka soo hooyrrn Tartanka Ciyaaraha London Olympics 2012

          Hargeysa Aug 13,2012(SDN)-Waxan  ku hambalyaynayaa guulaha taariikhiga ah ee ay ka soo hooyeen Mo Farah iyo Jaamac  Maxamuud Aadan tartanka ciyaaraha caalamiga ah ee Olympics-ka 2012 ee London. Kaalinta Mo Farah uu ka galay ciyaaraha London ee orodada fudud iyo sidoo kale guulaha ay usoo hooyeen dalalkooda ciyaartoyda uu tababaray Jaamac Maxamuud Aden (Karaaciin) waxay…

          Read More

            Banaamijkii Suaalaha iyoJawaabaha Diiniga

            Berlin Aug 13,2012(SDN)-Akhristeyaal mar kale nga guddooma Barnaamijkii Diiniga ahaa ee anu ugu talo galay bishay barakeysan ee Ramadaan oo haatan maalmeheedii u danbeeyay aanu ku jiro. Akristeyaal isku daya in aad ka jawaabtaan suaalaha inta aydaan eegin Jawaabaha oo aad tijaabisaan aqoontiina Diinta. 1:sheeg kuma ayuu ahaa khaliifkii xukumaayeey markii laa furtay baytul quduus?…

            Read More

              Beelaha Soomalida ee Woqooyi Bari Kenya oo ku heshiiyay nidaam awood qeybsi siyaasadeed

              Wajer Aug 13,2012(SDN)-Beelaha Soomaalida ee Woqooyi Bari Kiinya ayaa heshiis ku gaaray nidaam awood qeybsi oo ay ka gaareen nidaamka soo xulida xubnaha baarlamaanka Kiinya degaanka uga qeybgaleya. Beelaha Soomaalida ee Kiinya ayaa inta badan colaadi dhexmartaa kolka la galo ololeyaasha dooroshooyinka dalka Kiinya. Heshiiskan aaa meesha ka saaraya colaada tartamada doorashooyinka baarlamaanka dalkaasi. Beelaha…

              Read More

                Orodyahanadii Soomaaliya uga qeyb gashay tartankii Olympiga oo shaaciyay in ay Muqdisho ku noqonayaan

                London Aug 13,2012(SDN)-Orodyahanadii Somaaliya uga qeyb galay tartankii Olympiga ee London shalay lagu soo gunaanaday ayaashaaca ka qaaday in ay dalkoodii Hooyo dib ugu noqonayaan dhawaan. Labadan orodyahan Maxamed Xasan Maxamed iyo Zamzam Maxamed Faarax ayaa dafiray warar la shaaciyay oo sheegayay in ay megengelyo weydiisteen dalka Britain. Maxamed Xasan ayaa saxaafada u sheegay in…

                Read More

                  Barnaamijka Suugaanta:Xigmada Maahmaahyada Soomaalida

                  Berlin Aug 12,2012(SDN)-Akhristeyaal mar kale ku soo dhawaada taxaneheenii Suugaanta Soomaalida oo aanu maanta idiinku heyno Suaalo iyo jawaabo ka hadlaya xigmada maahmaahyada Soomaalida ee ka bogta. 1.Su,aal :- Sheeg Sadex maah maahood oo Ragu leeyahay? Jawaab:- wax rag kaa galey Rako kaa gale 2. Rag wax aan naftooda ahayn ba wuu mareeyaa, 3. rag…

                  Read More

                    Madaxweyne Siilaanyo oo hambalyeeyay Ciyaaryahanka Mo Farah oo caawa biladii labaad ee ciyaaraha Olympics-ka ee London hantiyay

                    Hargeysa 11, August 2012 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa hambalyeeyay guusha uu gaadhay ciyaaryahanka Mo Farah oo caawa ku guulaystay abaal-marintii labaad, ka dib markii uu hore ugu guulaystay bilad dahab ah. Warsaxaafadeed kooban oo afhayeenka Madaxtooyada Mr. Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse), Madaxweyne Siilaanyo waxa uu dhalinyarada Somaliland ugu baaqay inay ka…

                    Read More

                      Somaliland iyo SSC oo durba fuliyay hordhaca heshiis nabadeed ay galeen, muxuuse xambaarsan yahay heshiiska dhexmaray?

                      Hargeysa 11, August 2012 (SDN)- Xukuumadda Somaliland ayaa maanta sii daysay 68 Maxbuus oo ay ciidanka qaranku ku qabteen dagaaladii ay aagga degmada Buuhoodle kula galeen kooxaha degaankaas ee hubaysan. Sii daynta maxaabiistaas maleeshiyaadka Buuhoodle oo ku timi cafis Madaxweynuhu u fidiyay, waxa ay ka dambaysay markii ay xukuumadda iyo hoggaamiyihii kooxdii SSC Mr. Saleebaan…

                      Read More

                        Muxaadirooyinka uu wado Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland oo u gudubtay Taliska Ciidanka Qaranka

                        Hargeysa 11, August 2012 (SDN)- Wasiirka wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed, ayaa maanta muxadaro Diini ah ka akhriyay Taliska Guud ee Ciidanka Qaranka ee magaalada Hargeysa. Munaasabad uu wasiirku ku soo gudbiyay Muxaadaradan oo ka dhacday xerada Taliska guud oo uu Goobjoog ka ahaa taliyaha Ciidanka Qaranka Col. Ismaaciil shaqalle, saraakiisha…

                        Read More

                        Mo Farah oo Labeystey Xulafadiina Dhinac Iska Dhigey.(Olympic 2012)

                        Olympic Stadium-London-July-11-2012-Saaxiibayaaal barnaamijkeena ciyaaraha waxaynu ku soo qaadaneynaa dabacan orodka 5000 ee mitir oo aan waxaba la isu reeban. Markii aan qorayey qoraalkan waxaa iskugu keydarsame faraxad bood-bood-bood iyo gacmaha aan wax ku qorayey oo runtii i gariirayey waayo faraxdii iyaa iga badbadatey markii aan arkey walaalkey Mo Farah oo xadhigii jarey. Haddab bakhyaartaay ordku…

                        Read More

                        Mexico oo 2-1 Ku Xasuuqdey Brazil (Final Olympic 2012)

                        Olympics-London-July-11-2012-Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxynu manta ku jibaaxaynaa Xulka brazil iyo Mexico oo foodda isla galey  markii ay final u soo wada baxeen kana tirsaneyd ciyaaraha Olympicada 2012 ee ka socda cariga Ingiriiska. Ciyaatan oo ka dhacdey garoonka weyn ee Wembledon Stadium ayaa waxaa ka soo qeybgaley dadweyne kor u dhaafey 80,000 iyo dabcan taageerayaasha labada…

                        Read More