Gollaha Guurtida Somaliland oo ansixiyay xeerka Doorashooyinka dalka
Hargeysa Aug 11,2012(SDN)-Waxa maanta kulan ay yeesheen Gollaha Guurtida ee Somaliland ay ku ansixiyeen xeerka dooroashooyinka Gollaha degaanka iyo ka madaxtooyada dalka oo wax ka bedel lagu sameeyay dhawaan. Kulanka maanta oo uu shir guddoomiyay guddoomiyaha Gollaha Md Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa waxa ka soo xaadiyaray 58 mudane. Mudenayaal tiradoodu tahay 50 ayaa xeerka u…
