Madaxweyne Shariif oo Bisha Barakeysan Shacabka ka Hanbalyeeyay

    Muqdisho July 20,2012(SDN)-Madaxweynaha dawlada KMG ah ee Soomaaliya ayaa fariin uu u diray shacabka waxa uu uga hanbalyeeyay curashada bisha barakeysan,fariinta oo dhameystiran ayaa sidan u qoraneyd; “waxaan leeyahay umadda Soomaaliyeed iyo umadda muslimiinta ah meelkasta oo ay joogaan kulu caamin waa antum bi kheyr bisha Ramadaan ee barakeysan ayaa noosoo gashay waxaa la xaqiijiyey…

    Read More

      Madaxweynaha Somaliland oo Shacabka uga Habalyeeyay Bisha Barakeysan ee Ramadaan

      Hargeysa July 20.2012(SDN)-Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud(Silaanyo) waxa uu Shacbiga Somaliland Meelkasta oo ay Joogaanba Dalka Guddihiisa & Debediisaba ugu Bushaararaynaa uguna Hambalyeynayaa Bisha Barakaysan ee Ramadaan oo Kowsatay ILLAAHAYna waxa uu uga Baryayaa inuu Sannadka Sanadkiisa Bash-Bash & Barwaaqo ku gaadhsiiyo, waxa kale oo madaxwaynuhu uu Dhambaalkan mid la mida u Dirayaa Shucuurta…

      Read More

        Ramadaan Kariim dhamaan ummada Islaamka meel ay Joogaanba

        London July 19,2012(SDN)-Dhamaan hawlwadeednada shebekeda wararka qurbejooga ee somalidiasporanews.com waxa ay halkan Hanbalyo halkan uga dirayaan dhamaan ummadda Islamka ah ee isu diyaarinaya guddashada waajibaadka bisha barakeysan ee Ramadaan. Waxaanu ummadda Islamka ah eebe uga baryeynaa in uu eebe siiyo dhamaan kheyraadka bishan barakeysan ku dheehan. Sidoo kale waxaanu eebe ka baryeynaa in uu bishan…

        Read More

          Madaxa Xiriirka Caalemiga ee Telesom:Heshiiska aanu Google la galay waxa uu keeni doonaa in shikadaha kale ee Caalemiga ahi maal gashadaan Somaliland(DHEGEYSO)

          Hargeysa July 19,2012(SDN)-Wareysi dheer oo aanu maanta la yeelanay madaxa xiriirka ama iskaashiga caalemiga ah ee shirkada hormuudka isgaarsiinta ee Telesom Md Maxamuud Xaaji Cabdiraxmaan ayaa waxa uu nooga waramay heshiis shirkada Telesom la gashay shirkada Google. Sidoo Kale Maxamuud Xaaji waxa uu nooga waramay adeegyo wax ku oola oo ay Telesom u soo bandhigtay…

          Read More

            War degdeg ah: Bisha Barakaysan ee Ramadaan oo beri la Soomayo iyo salaada Taraawiixda oo Hargeysa laga oogay

            Hargeysa 19, July 2012 (SDN)- Masaajidada ku yaala caasimadda Hargeysa ee Somaliland, ayaa waqti yar ka kow laga oogay tukashada salaada Taraawiixda, taasoo xaqiijinaysa curashada bisha barakaysan ee Ramadaan. Xilli hore oo fiidkii caawa ah, waxa curashada bisha Ramadaan ee sannadka 1433 ee taariikhda Islaamka shaacisay dawladda Qadar iyo dalal kale, sida Masar. Ma jiro…

            Read More

              Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo maanta booqday Odayaasha Dhaqanka

              Muqdisho 19, July, 2012(SDN)- Ra’iisul Wasaaraha Somaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo xubno ka tirsan Golihiisa wasiirada ayaa maanta ku booqday Odayaasha Dhaqanka xarunta uu shirku uga socdo. Ugu horeyn Wasiirka Dastuurka Xukuumadda Soomaaliya  Mudane: C/raxmaan Xoosh Jibriil ayaa sheegay in  ay meel fiican marayso xulitaankii ergooyinka,  Odoyaashuna ay ku mashquul san yihiin sidii…

              Read More

                Safiirka dawladda Ingiriiska ee Soomaaliya oo Hargeysa kaga qaybgalay gunaanadka Bandhigii Buugaagta Hargeysa

                Hargeysa 19, July 2012 (SDN)- Bandhigga caalamiga ah ee buugaagta Hargeysa oo lixdii maalmood ee u dambeeyay ka socday magaalada Hargeysa, ayaa xalay la soo gunaanaday, iyadoo uu munaasibaddaas ka qaybgalay safiirka dawladda Ingiriiska ee Soomaaliya Matt Baugh. Ka hor intii aan xalay la soo gebogebayn, waxa shalay munaasibaddii lagu qabtay hoolka hay’adda shaqaalaha ee…

                Read More

                  Maareeyaha shirkadda wada dib-u-dhiska Madaarka Hargeysa oo faahfaahin ka bixiyay sida ay hawshu u socoto

                  Hargeysa 19, July 2012 (SDN)- Mareeyaha shirkadda dhisaysa Madaarka Caalamiga ah ee caasimadda Hargeysa, Mr. Maxamed yuusuf Cilmi, ayaa faahfaahin ka bixiyey halka ay u marayso hawsha dib-u-dhiska Madaarka Hargeysa. Waxa uu sheegay inay haatan hawshu u socoto si wanaagsan, wuxuuna ka xog-waramay waqtiga ay dhamaystiri doonaan rakibaada qalabka Madaarka lagu dhisayo oo haatan hawshiisa…

                  Read More

                    Haween Muqdisho ku shiray oo ka hadlay xaalada Dalka,baaqna soo saaray

                    Muqdisho July 18, 2012(SDN) War saxaafadeed kasoo baxay shir haweenka Soomaaliyeed oo maanta ku kulmay hoteelka City Palace, degmedda Cabdiazizi ee magaalada Muqdisho ayaa ugu hambalyeeyay xukuumadda iyo odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed horumarka laga gaaray geedi socodka ansixinta dastuurka kaas oo odayaal dhaqamaeedku soo dhaweeyeen islamarkaana ku biiriyeen tallooyinkooda, loona soo bandhigui ergada ansixineysa Dastuurka. Haweenka…

                    Read More

                      Dawlada Mareykanka oo Shacabkeeda uga digtay Booqashada dalal ay Soomaaliya ka mid tahay

                      Washington July 19,2012(SDN)-Dawlada Mareykanka ayaa digniin ay shaacisay waxa ay muwaadiniinteeda uga digtay weerarada kooxaha Xagjiriinta iyo Burcad badeedu damacsan yihiin in ay ku bartilmaansadaan. Sida lagu sheegay warbixintan digniinta ah kooxaha xagjiriinta iyo Burcad badeeda ayaa maleegaya weeraro lagu qaado Mareykanka gala baxaya dunida dacaladeeda. Warbixintu waxa ay si gaara uga digtay booqashada qaaradaha…

                      Read More

                        Xukuumaddda Somaliland oo kaalmo gaadhsiisay tiro kooban oo ka mid ah Qoysaska Abaaruhu ku dhufteen ee gobolka Saaxil

                        Hargeysa 18, July 2012 (SDN)- Madaxweyne ku xigeenka Cabdiraxmaan Cabdullaahi Ismaaciil (Seylici) iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa maanta taakulo raashin ah gaadhsiiyay qaar ka mid ah dadka Abaaruhu asiibeen eek u dhaqan degaamada gobolka Saaxil. Siday ku warantay idaacadda dawladda ee Raadyow Hargeysa, Madaxweyne kuxigeenka waxa socdaalkiisa ku weheliya Wasiirka Wasaradda Caafimaadka Somaliland Dr. Xuseen…

                        Read More

                          Arabsiyo: Masuuliyiin ka qaybgalay munaasibad abaal-marino lagu gudoonsiiyay 30 arday oo wax ka barta dugsiga Agoomaha ee Biyo-macaane

                          Hargeysa 18, July 2012 (SDN)- Agaasimaha Guud ee Arrimaha Dibada oo uu weheliyo Maareeyaha Biyaha ee Caasimada Hargaysa, ayaa maanta ka qaybgalay munaasibad abaal-marino lagu gudoonsiinayay 30 arday oo wax ka barta dugsiga Agoomaha ee  Biyo-macaane ee deegaanka Arabsiyo. Ardaydan oo ah dufcadii kowaad ee lagu furay waxaa munaasibadaas ka hadlay ganacsadaha xaaji Baxsane oo…

                          Read More

                            Taliyeyaasha Saldhigyada Booliska gobolka Maroodi-jeex, Madax-dhaqameed iyo difaaceyaasha Xuquuqal-insaanka oo tabobar uga furmay Hargeysa

                            Hargeysa 18, July 2012 (SDN)- Ku-simaha Agaasimaha guud ee wasaaradda Arrimaha Gudaha ahna Agaasimaha maamulka iyo lacagta ee wasaaraddaasi  Mr. Maxamed Cismaan Dubbe, ayaa maanta magaalada Hargaysa tabobar uga furay 40 xubnood oo isugu jira Taliyayaasha saldhigyada Booliska ee gobolka Maroodi-jeex, xubno ka tirsan madax-dhaqameedka iyo bulshada rayidka ah iyo qaar ka mid ah dadka…

                            Read More

                              Boorama: Agaasimaha Guud ee wasaaradda Warfaafinta oo shahaadooyin gudoonsiiyay 28 arday oo culuumta Saxaafadda bartay

                              Hargeysa 18, July 2012 (SDN)- Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta Somaliland, ayaa gudoonsiiyey shahaadooyin 28 arday oo shahaadada Diploma ka qaatay Machadka tababarada Saxaafadda ee SAW ee magaalada Boorame ee xarunta gobolka Awdal. Munaasabad ka dhacday Xarunta Machadka tababarka saxaafadda ee magaalada Boorame, ayaa Agaasimaha guud ee wasaaradda Warfaafinta Somaliland Mr. Cabdirashiid Jibriil Yoonis uu xalay…

                              Read More

                                Boqor Buurmadoow oo Shan bilood ka dib Xabsiga laga sii daayay

                                Hargeysa July 18,2012(SDN)-Waxa goordhaweyto xabsiga laga sii daayay Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadoo oo xukuumada Somalialnd ay xabsiga ku heysay mudo 5 bilood ka badan. Siideynta Boqorka ayaa ka dhalatay ka dib kolkii xukuumada Axmed Maxamed Siilaanyo u babacdhigi kari weyday culeyso dhinacyo fara badan uga imanayay intii Boqorkuu uu xabsiga ku jiray. Maalmo ka…

                                Read More

                                  Mudane Dahabshiil bal ka waran Faaiidooyinka ay Dawlad Wanaaga,Cadaalada iyo Ictiraafku Somaliland u leeyihiin?

                                  Hargeysa July 18,2012(SDN)-Maamulaha guud ee Shirkada Dahabshiil Md Cabdirashiid Maxamed Siciid ayaa maalinimadii shalay khudbad taariikhi ah ka jeediyay shirka Qurbejooga reer Somaliland uga socda magalada Hargeysa. Taariikhi sababta oo ah khudbada mudanuhu uu halkaa ka jeediyay waxa ay noqoneysaa mid ka mida kuwo dhif ah oo uu uga hadlo xaaladaha u gaarka ah Somaliland,halka…

                                  Read More

                                    Xildhibaan Maxmed Omar Geedi:Duqeynta Ciidamada Kiinya waxaa ku dhinta shacab iyo xoolo uun

                                    Muqdisho July 18,2012(SDN)-Xildhibaan Maxamed Cumar Geedi oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya isla markaana ka soo jeeda degaanka Gedo ayaa sheegay in Kiinya ay joojiso weerarada duqeynta ah ee ciidamadoodu u geystaan degaanada Koonfurta dalka. Ciidamada Kiinya ayaa tiraba dhawr jeer duqeymo ay u geysteen degaano hoostaga maamulka Al Shabaab ayaa waxa ku dhintay dad maati…

                                    Read More

                                      Qaramada Midoobey oo sheegtay in Qaxootiga Soomaalida ee Kiinya iyo Itoobiya u qaxay in tiradoodu gaadhay 1 million

                                      New York July 18,2012(SDN)-Ha’yada Qaxootiga u qaabilsan QM ayaa sheegtay in Soomaalida u qaxday dalalka jaarka ay tiradoodu haatan buuxisay 1miilion oo ruux. Dadka oo ku kala nool dalalka Kiinya iyo Itoobiya ayaa qaar ka mid ahi waxa ay xeryaha Kiinya iyo Itoobiya gaareen bilihii u danbeeyay. UNHCR oo QM uqaabilsan Qaxootiga ayaa sheegtay in…

                                      Read More

                                        Madaxda Dawlada KMG ah iyo kuwa Puntland oo lagu eedeeyay in ay damaanad qaad siyaan madaxda Burcad badeeda(Warbixin)

                                        Nairobi July 18,2012(SDN)-Madaxda sare ee dawlada KMG ah ee Soomaaliya ayaa lagu eedeeyay in ay garab siyaasadeed siiyaan madaxda sare ee Burcad badeeda Soomaalida ee beesha caalamku la tacaaleyso wax ka qabashadooda. Sida lagu xusay warbin dheer oo ay qoreen kooxda Qaramada Midoobey ay u xil saartay la socodka cuna qabateynta dhawr dal oo Soomaaliyana…

                                        Read More