Shirkii Beesha Habaryonis uga socday Daallo oo la soo gunaanaday iyo goaamadii ka soo baxay oo la shaaciyay

    Daallo July 17,2012(SDN)-Shir dhawr todobaad uga socday buurta Daallo beelaha Habar Yonis intii u dhexeysay June 29kedii ilaa july 17keeda oo maanta aheyd ayaa la soo gunaanaday isla markaana laga soo saaray goaamo wax ku oola. Goaamada shirka oo dhameystiran ayaa u qoraa sidan; 1)- In Jiritaaanka iyo madax-bannaanida qarannimada Somaliland tahay lama taabtaan. 2)-Aasaaska…

    Read More

      Maxamed Haaruun Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee UCID oo ku guuleystay Tartakank Qoraalada Sheeko iyo Shaahid

      Hargeysa July 17,2012(SDN)-Waxa la shaaciyay cida ku guuleysatay tartankii Sheeko iyo Shaahid ee bandhiga buugaagta Hargeysa ee sanadkan 2012ka. Tartanka iyo bandhigaba waxa lagu qabtay qolka shirarka ee xarunta shaqaalaha ee magaalada Hargeysa halkaas oo lagu soo bandhigay buugaagta ito tartemaayaashaba. Jaamac Muuse Jaamac oo ah agaasimaha Dhaqanka iyo Suugaanta oo goobta tartanka lagu soo…

      Read More

        Shir sannadeedka 2aad ee Qurba-jooga Somaliland oo si rasmi ah maantiisii kowaad galay

        Hargeisa July 17,2012(SDN)- Shir sannadeedkan oo ay soo qabanqaabisay hay’adda Xidhiidhka Jaalliyadaha Somaliland oo kaashanaysa hay’adaha ay wada shaqaynta leeyihiin ee USAID, IOM, TS iyo shirkadaha SBI iyo Dahabshiil, ayuu furay Madaxweyne-xigeenka JSL Mudane Cabdi-raxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylaci) kaasoo ay ku wehelinayeen raxan wasiirada xukuumadda JSL ka tirsan iyo masuuliyiin tiro badan oo dawladda iyo…

        Read More

          Kulan lagu naaqishayo Xeerka Saxaafadda Somaliland oo ka furmay Hargeysa

          Hargeysa 17, July 2012 (SDN)- Wasiirka Warfaafinta Somaliland Boobe Yuusuf Ducaale, ayaa maanta kulan hal maalin ah u furay inka badan 30 suxufi oo ka kala socday ururada Saxaafadda Somaliland iyo hay’addaha warbaahinta dalka. Kulankan oo lagu naaqishayo xeerka Saxaafadda Somaliland ee xeer No.27/2004, waxa soo qabanqaabiyay Kulliyadda Sharciga ee Jaamacadda Hargeysa, taasoo soo bandhigtay…

          Read More

            Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Turkiga oo si weyn loogu soo dhaweeyey Muqdisho

            Moqdisho  17, July, 2012(SDN)- Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Turkiga Sayn Baker Bosdag iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho waxaana waftiga si diirran ugu soo dhaweeyey Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde Ra’iisul Wasaare Soomaaliya Dr. Cabidweli Maxamed Cali Gaas iyo xubno ka tirsan Golihiisa Wasiiradda, Xildhibaano Maamulka Gobolka Banaadir iyo Bulshada qaybaheeda kala…

            Read More

              Saylici:Qurbejoogu waa Lafdhabarta dalka iyo dadka Somaliland

              Hargeysa July 17,2012(SDN)-Waxa maanta magaalada Hargeysa ka furmay Shirweynihii labaad ee Qurbejooga reer Somaliland oo lagu qabtay Hotel Ambassador,waxaana lagu wadaa in uu shirku socdo mudo laba maalmooda. Shirka Qurbejooga reer Somaliland ee maanta furmay ayaa waxa ku sugnaa tiro wasiiro ah oo ka tirsan xukuumada sida wasiirada madaxtooyada,Ganacsiga,Hawlaha Guud,caafimaadka iyo Cadaalada. Madaxa Hay’ada Qurbeooga…

              Read More

                War degdeg ah: Maayarka Laascaanood iyo kuxigeenkiisii oo Xabsiga la dhigay

                Laascaanood 17, July 2012 (SDN\)- Ciidanka Amaanka ee magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, ayaa barqonimadii maanta xabsiga dhigay Maayarka Laascaanood iyo kuxigeenkiisa Mr. Kayse Xuseen iyo Axmed Aaden Cilmi. Siday goobjoogeyaal u xaqiijiyeen shabakadda Somalidiasporanews.com/Qurbejoog.com, xadhiga Maayarka iyo kuxigeenkiisa waxa amray guddoomiyaha gobolka Sool Mr. Maxamed Maxamuud Jeeni-yare. Warku wuxuu intaa ku daray, in…

                Read More

                  Suldaan Maxamed Sul. Cabdiqaadir: “Waxaan dadka reer Somaliland leeyahay aynu ka guurno qabyaaladda oo mabda’a siyaasiga ah aynu u guurno…Anigu weligay cid umaan codayn, waayo?…”

                  Boorame 17, July 2012 (SDN )- Wefti ballaadhan oo uu hogaaminayo Murashaxa madaxweynanimada Xisbiga UCID Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen ayaa boqolaal Gaadiid, haween, Saalaadiin si diiran ugu soo dhaweeyeen Magaalada Gorayacawl oo 7-KM u jirta Magaalada Boorame,kadibna waxa loo galbiyey Huteel-ka Mana Guest House ee Magaalada Boorame oo boqolaal taageerayaal ahi ku sugayeen. Weftigan oo…

                  Read More

                    Meles Zenawi oo aan ka soo xaadirin Shirka Midawga Africa,maxey tahay sababtu?

                    Adis Ababa July 17,2012(SDN)-Raiisul wasaaraha dalka Itoobiya Meles Zanaawi ayaan ka xaadirin shirka madaxda Africa uga socda magaalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya,waxaana loo aaneeyay xaalad caafimaad sababta maqnaashihiisa. Raiisul Wasaaraha Itoobiya ayaan intii uu xilka la wareegay sanadii 1991 aan marnaba ka maqnaan kulamada madaxda Africa ee dalkiisu marti geliyo. Meles Zanaawi oo la…

                    Read More

                      Hawlgalada la dagaalanka Burcad badeeda oo miro dhalay

                      London July 17,2012(SDN)-Hawlgalada ciidamada caalemiga ah iyo ciidamada sida gaar ka ah loo leeyahay ee la socda maraakiibta ganacsi ee mara badaha geeska Africa ayaa noqdey qaar hoos u dhigay afduubkii iyo werarada Burcad badeedu ku qaado maraakiibta. Sida ay sheegtay hay’ada caalemiga ah ee badmaaxyada (IMB) oo warbixin ay soo saartay ku sheegtay in…

                      Read More

                        Al Shabaab oo sheegatay Dilkii Xildhibaan Gadhweyne

                        Muqdisho July 17,20112(SDN)-Kooxda Al Shabaab ayaa war ay soo saartay waxa ay ku sheegatay dilkii shalay loo geystay xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya,sida uu shaaciyay madaxa hawlgalada Shabaabka. Marxuum Maxamuud Cabdi Ibrahim ayaa shalay gaadhigiisa lagu qarxiyay Muqdisho,Shabaabkuna waxa ay sheegteen in iyagu qaraxaa ay ka danbeeyeen. “Inaga ayaa qaraxa dhignay guddaha gaadhiga xildhibaanka,waana bartilmaansanay…

                        Read More

                          UCID oo shaaciyay Musharaxooda Madaxweyne ku-xigeenimada ee doorashada Madaxtooyada Somaliland, muxuuse weftiga Jamaal Cali Xuseen kala kulmay Boorama?

                          Boorame 16, July 2012 (SDN)- Wefti uu hoggaaminayo Murashaxa Madaxweynanimada Xisbiga mucaaradka ah ee UCID Mr. Jamaal Cali Xuseen, ayaa maanta  boqolaal Gaadiid, haween, Saalaadiin si diiran ugu soo dhaweeyeen Magaalada Gorayacawl oo todoba Km u jirta Magaalada Boorame, kadibna waxa loo galbiyey Huteel-ka Mana Guest House ee magaalada Boorame oo boqolaal taageerayaal ahi ku…

                          Read More

                            Hargeysa: Waaxda Cashuuraha Beriga ee Wasaaradda Maaliyadda oo xarumo ka furtay saddex degmo oo caasimadda ka tirsan

                            Hargeysa 16, July 2012 (SDN)- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland, Cabdicasiis Maxamed Samaale, ayaa maanta xadhiga ka jaray dhismayaasha afar xarumood ka kooban oo loogu talogalay waaxda Cashuuraha Beriga ee wasaaraddaas. Xarumahaas oo ku yaalla degmooyinka Axmed-Dhagax, Ibraahin Koodbuur iyo Gacan-Libaax oo ka tirsan caasimadda Hargeysa, wuxuuna hadal uu wasiirku furitaankii xarumahaas ka jeediyay kaga waramay…

                            Read More

                              Makhtal Ictiraaf:Socdaalka Ictiraaf doonka waxa igu Kalifay ka beensheega Taariikhda Somaliland(DHEGEYSO)

                              Birmingham July 16,2012(SDN)-Maxamed Muuse Yusuf oo inta badani u taqaano Makhtal Ictiraaf ayaa waxa uu sanooyinkii u danbeeyay waxa uu ku jiray Gaadhi Socod uu ku baadi goobayo Aqoonsi taam oo ay helaan reer Somaliland. Makhtal ayaa Gaadhi socodkiisa wareegiisii labaad dhawaan ku yimi woqooyiga America,waxaanu nooga waramay socdaalkiisa iyo cida uu la kulamay. Md…

                              Read More

                                Wasiir Xoosh:dawlada iyo madax dhaqameedyadu waxa ay isla qaateen in Dastuurka la meel mariyo

                                Muqdisho July 16,2012(SDN)-Dawlada KMGah ee Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in madax dhaqameedka Soomaaliya iyo dawladu ay isla qaateen in la ansixiyo Dastuurka dalka si markaa loogu gudbo soo xulida xildhbaanada Baarmaanka. Waxa sidaa saxaafada u sheegay wasiirka Dastuurka Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo saxaafada kula hadlay Muqdisho. Madax dhaqameedka Soomaalida ee ku kulansanaa Muqdisho ayaa…

                                Read More

                                  Maxaa ka Jira in Sarkaal Faransiisa oo Shabaabku Afduubeen sadex sao ka hor uu Islaamay,tababarabna u yahay Shabaabka?

                                  Muqdisho July 15,2012(SDN)-Nin u dhashay dalka Faransiiska oo in ka badan sadex sanadood ay Shabaabku afduub u heysteen ayaa la soo sheegayaa in uu Muslimay isla markaana tababro siiyo caruur Shabaabku u carbinayaan dagaalada ay kula jiraan AMISOM iyo ciidamada dawlada. Hadalkan oo laga soo xigtay sarkaal sare oo ka tirsan kooxda Ahlu Sunna oo…

                                  Read More

                                    BOQOR RAABI YUUSUF C/lAAHI OO HANBALYEEY MURASHAXA MADAXWAYNAHA XISBIGA UCID

                                    Hargeysa July 15,2012(SDN)-Marka hore waxaan salaamayaa dhamaan saxaafada madaxa banaan meelkasta ha joogaane waxaa kale oo aan salaamayaa dhamaan shacbiwaynaha reer somaliland,sidoo kale  waxaan leeyahey  RAMADAANTA ha loo diyaar garoobo meelkasta oo aad dunida ka joogtaan,madaama oo aynu nahey dad islaam ah Hadaba waxaan hanbalyo u diraayaa Murashaxa madaxwayne ee xisbiga cadaalada iyo daryeelka ee…

                                    Read More