Dawlada oo sheegtay in hawlagalo ay ciidamadu qaadeen in ay ku qabqabteen Shabaab faro badan
Muqdisho July 15,2012(SDN)-War ka soo baxay wasaarada warfaafinta ee dawlada FKMG ah ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in hawlgalo ciidamadu ku qaadeen xaafado ka tirsan Muqdisho in lagu qabqabtay tiro dada oo la tuhun san yahay in ay Shabaabka ay ka tirsan yihiin. Hawgalada ayaa lagu sheegay in looga gol lahaa adkeynta amniga caasimada sida…
