Shirkadda Isgaadhsiinta ee Telesom oo daah-furtay adeegga isku-xidhka farriimaha Emailka iyo Mobile-keeda (Email-to-Mobile Services)

    Hargeysa 9, July 2012 (SDN)- Shirkadda ugu wayn Isgaadhsiinta gobolka ee Telesom, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furtay adeegga casriga ah ee isku-xidhka farriimaha Emailka shirkadda Gmail ee Google (Gmail accounts) iyo Mobile ka shirkadda Telesom. Adeeggan oo cusub oo loogu magac-darray GMAIL-SMS CHAT, waxa uu u suurtogelinayaa in farriimo bilaash ah ay isticmaalayaasha…

    Read More

      Suldaanka Irir Samaale:Goaanka shirka Beesha Daarood ee in Somaliland ks baxdo Sool waxaan u arkaa Kicin(DHEGEYSO)

      Edmonton July 09,2012(SDN)-Suldaanka guud ee beelaha Dir iyo Hawiye ee Irir Samaale Suldaan Cabdikariim Faarax Ibrahim oo haatan ku sugan dalka Canada ayaa waxaanu ka wareysanay arrimo dhawr ah oo xasaasiya. Suldaanka ayaanu wax ka weydiinay qodobo ay ka mid yihiin qoraal ka soo baxay beelaha Darood oo Muqdisho ku shiray oo ay ku dalbanayaan…

      Read More

        Hargeysa: Shirkadda TELESOM oo adeegyo wax-ku-ool ah ku soo bandhigtay Carwada Labaad ee Somaliland (Akhri oo DHEGEYSO)

        Hargeysa 8, July 2012 (SDN)- Shirkadda ugu wayn Isgaadhsiinta gobolka Geeska Afrika ee Telesom, ayaa adeegyo wax-ku-ool ah oo aad loogu riyaaqay ku soo bandhigtay Carwada Ganacsiga Somaliland oo shalay ka furantay Hargeysa. Madaxa qaybga Ganacsiga ee shirkadda Telesom Mr. Cabdiwahaab Maax oo hadal ka jeediyay furitaankii Carwaddaas, waxa uu bulshada reer Somaliland ugu bushaareeyay…

        Read More

          Garsoore Cismaan Ibraahim Daahir:Buurmadoow waa lagu waayay denbiyadii lagu soo oogay,balse maxkamada ayaa denbi kale ku heshay(DHEGEYSO)

          Hargeysa July 08,2012(SDN)-Maxkamda Gobolka Maroodijeexx ee Hargeysa ayaa maanta xadhig sanada ku riday Boqor Cismaan Buurmadoow oo sida Garsoore Cismaan Ibaraahin Daahir uu noo sheegay lau waayay laba denbi oo xeer ilaalintu ku soo rogtay. Garsoore Cismaan waxa uu Tafatiraha Guud ee Wararka Somalidiasporanews.com u sheegay in maxkamadu kolkii ay daawatay cajalado muuqaala dhegeysatayna denbiyadii…

          Read More

            Wasaaradda Duulista oo Rakaabka Madaarada ka Dhoofaya ku soo Rogtay 10 Dollar oo ay Shirkadaha Diyaaradaha ku Amartay inay qasab kaga dhigaan

            Hargeysa 8, July 2012 (Qurbejoog.com)- Wasaaradda Duulista iyo hawada ee Somaliland, ayaa rakaabka madaarada dalka ka dhoofaya ku soo rogtay lacag dhan Toban Dollar oo ay ku sheegtay adeega mishiino casri ah oo lagu baadho shandadaha rakaabka oo lagu soo kordhiyay madaarada dalka. Qoraal uu agaasimaha wasaaradda duulista iyo hawada Md. Axmed Dalal Faarax, shalay…

            Read More

              Komishanka Doorashooyinka oo sheegay inay Xukuumaddu shubtay saamiga ay ku darayso kharashka doorashada Deegaanada Somaliland

              Hargeysa 8, July 2012 (SDN)- Gudida Doorashooyinka Somaliland, ayaa shaaciyay inay soo gaadhay saamigii xukuumada Somaliland u qoondaysay doorashada Golayaasha Deegaanka oo lagu wado inay dabayaaqada sannadkan qabsoonto. Afhayeenka Komishanka Doorashooyinka Maxamed Axmed Xirsi (Geele) oo maanta la hadlay qaar ka mid ah warbaahinta, waxa uu tilmaamay in Kharashkii dhamaa 25% ee ahaa saamigii Xukuumada…

              Read More

                Golaha Wakiilada oo Wasiiro iyo masuuliyiin kale ansixiyay, akhri codadka midkastaa helay

                Hargeysa 8, July 2012 (SDN)- Fadhigii maanta ee Golaha Wakiilada oo uu shir gudoominayey Gudoomiye ku-xigeenka 1aad ee golaha wakiilada Baashe Maxamed Faarax, ayaa cod gacan-taag ah ku ansixiyey wasiirada wasaaraddaha Warfaafinta, Boosaha iyo Isgaadhsiinta, Wasiir ku-xigeenka Amniga ee wasaaradda Arimaha Gudaha iyo wasiir ku-xigeenka wasaaradda Arimaha Dibadda iyo Iskaashiga caalamiga ah, halka sidoo kalena…

                Read More

                  Ceerigaabo: Gunaanadkii safarka maktabadda wareegta & golihii caweyska (Daawo Sawirada)

                  Ceerigaabo 8, July 2012 (SDN)- Safarkii maktabadda wareegta iyo buugaagta geeddiga ah ee 2/7/2012 ka soo bilowday magaalada Boorama ee xarunta Gobolka Awdal, ayaa Jimcihii lagu soo gebogebeeyay magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag, ka dib markii Kooxda RedSea Online iyo qaybihii kale ee ka qayb-galay ay soo mareen inta u dhaxaysa labadaas gobol. Kooxda…

                  Read More

                    Guddoomiyaha Ururka Suxuufiyiinta Somaliland oo canbaareeyay sida Guddomiyaha Gobolka Saaxil ula dhaqmo Saxaafada

                    Hargeysa July 08,2012(SDN)-Guddoomiyaha Urur weynaha Suxuufiyiinta Somaliland Md Xasan Maxamed Yuusuf ayaa shir jaraaid oo uu ku qabtay magaalada Hargeysa waxa uu uga xog waramay hab dhaqanka Guddoomiyaha Gobolka Saaxil Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax) ee ku wejahan saxaafada ka hawlgasha gobolkaasi. Guddoomiyaha Ururka Suxuufiyiinta Somaliland ee SOLNA Md Xasan Maxamed Yusuf  ayaa si adag u…

                    Read More

                      Kenya oo Shirkado Shisheeye u Fasaxday Shidaal Badda Soomaaliya laga soo Saaro iyo DFKMG oo si jilicsan uga hadashay

                      Muqdisho July 08,2012(SDN)-Dawlada dalka Kiinya ayaa dhawr shirkadood heshiis kula gashay in shidaal ay ka baaran dhux badeedka Soomaaliya,dawlada KMG ahina waxa ay arrintaa ka bixisay jawaab jilicsan,sidaana waxa daabacday barta Internetka ee Reuters. Kiinya ayaa shirkadaha Total iyo Ini waxa ay la gashay hesiis shidaal looga baadhayo guddaha xad badeedka Soomaaliya. Ma aha markii…

                      Read More

                        Qaxooti reer Zanzibara oo sanado faro badan ku noolaa Muqdisho oo dalkoodii loo daad gureeyay

                        Muqdisho July 08,2012(SDN)-Qaxooti u dhashay Jariirada Zanzibar ee dalka Tanzania oo colaado dalkoodii ka soo barokiciyeen ayaa maanta duyuurad dalkoodii hooyo u qaaday,sida ay UNHCR sheegtay. Qaxootigan oo u badan qowmiyada rchipelago ayaa jaziirada ka soo yaacay kolkii sanadii 2000 ay colaado halkaa ka dilaaceen. Qaxootiga reer Tanzanii oo kolkoodii hore ayaa ilaa 2000 oo…

                        Read More

                          Barakacayaasha Hargeysa u qaxay oo soo dhaweeyay in Muqdisho Shabaab laga sifeeyay,guryahoodiina ku noqonaya

                          Hargeysa July 08,2012(SDN)-Qoxootiga ka soo hayaamay degaanadooda Konfurta Soomaaliya ee sal dhigtay magaalada Hargeysa ayaa si weyn u soo dhaweeyay guulaha ciidamad aAMISOM ay ka soo hoyeen dagaaladii ay Caasimada uga sifeeyeen kooxda Al Shabaab. Yasin Axmed Cali oo ah madaxa barakacayaasha reer Konfurka ah ee ku sugan Hargeysa ayaa sheegay in ay Barakacayaashu aad…

                          Read More

                            Carwada Ganacsi Somaliland oo maanta ka furantay caasimadda Hargeysa

                            Hargeysa 7, July 2012 (Qurbejoog.com)- Carwada Ganacsi ee Somaliland, ayaa maanta ka furantay magaalada Hargeysa, iyadoo shirkaddo aad u badani ka qaybqaadanayaan. Carwadan oo ah kii 7aad ee lagu qabto Somaliland, waxa soo qabanqaabiyay shirkadda xayaysiisyada samaysa ee Asal, waxaana furitaankii ka qaybgalay wasiiro tiro badan oo xukuumadda ka tirsan, ganacsato ka kala socota Somaliland…

                            Read More

                              Boorama: Wasiirka Caafimaadka oo Dhagax-dhigay Cusbatal loogu magac-daray marxuum Dr. Cabdishakuur Sheekh Cali Jawhar

                              Boorama 7, July 2012 (SDN)- Wasiirada Wasaaradaha Caafimaadka, Warfaafinta, Qorsheynta Qaranka iyo Dib-u-dejinta, ayaa maanta si wadajir ah u dhagax-dhigay Cisbitaalka Dhimirka ee magaalada Boorame. Cusbatalkan cusub ee Dhimirka, waxa loogu magac-daray Dr. Cabdishakuur Sheekh Cali Jawhar oo dhowaan shil baabuur ku geeriyooday, kaasoo hore ugu talojiray hirgelintiisa, ka hor intii aanu geeriyoon. Hirgelinta dhismaha…

                              Read More