Nuxurka qodobo iskaashi u badan oo ka soo baxay Shirkii Somaliland iyo Soomaaliya
London, 21, June 2012 (Qurbejoog)- Shirkii shalay magaalada London uga furmay Somaliland iyo Soomaaliya ayaa maanta soo gabgaboobay, iyadoo laga soo saaray qodob oo ay labada dhinac ku heshiiyeen. Shirkan oo ay ka qaybgalayeen guddiyo ka kala socday labada dhinac ayaa isla qaatay sided qodob oo u badan iskaashi iyo isfaham labada dhinac ah. Qodobbada…
