Mareykanka oo ka Digay Falal Argegixiso oo ku Wejahan Mombasa

    Nairobi June 23,2012(SDN)-Safaarada Mareykanku ku leeyahay Kiinya ayaa qoraal ay maanta shaacisay ugu digtay dhamaan shaqaalaha Safaarada iyo muwaadiniintooda booqashada magaalada Mombasa mudo laba todobaad ah. Qoraalkan ayaa lagu xusay in Safaradu heshay xog cadeyneysa in Mombasa ay ku soo wejahan yihiin weeraro ay maleegayaan kooxo Argegixiso ahi. Qoraalkan Digniinta ah ayaa farya in shaqaalaha…

    Read More

      Rag Al Shabaab in ay ka mid yihiin lagu tuhunsan yahay oo Gaari Shacab siday ku Dhacay Kenya

      Liboi June 23,2012(SDN)-Koox dableya oo wejiyada soo qarsatay ayaa weecsaday mid ka mida gawaari Aroos galbineysay magaalada Liboi ee woqooyi bari Kenya,sida ay daabacday barta Internetka ee Xinhua. Ragan h ubeysan ayaa wadada u galay kolonyo gawaari ah oo Buska ay afduubteena uu hogaaminayay. Dableydan Shabaabka in ay taabacsan yihiin la tuhmayo ayaa gebi xoog…

      Read More

        Madaxda ugu sareyso dowladda oo maanta si heer saro ah loogu soo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha ee Muqdisho

        Muqdisho, June, 23, 2012—— Waxaa maanta Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho si gooni gooni ah ugu soo dagay madaxda ugu sareyso dowladda, Iyagoona si heer saro ah loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho. Waxaana soo dhaweynta Madaxda ka soo qeybgalay Wasiiro,Xildhibaano, Saraakiil, gudoomiyayaasha degmooyinka Banaadir, Haween,iyo dad kale oo aad u fara badan….

        Read More

          Jigjiga: Madaxweynaha Dawlad-Deegaanka Soomaalida Itoobiya oo cafis u fidiyay 43 nin oo muddo 8 bilood xidhnaa

          Jigjiga 23, June 2012 (SDN)- Madaxweynaha Dawlad-deegaanka Soomaalida dalka Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar, ayaa maanta cafis u fidiyay 43 nin oo muddo 8 bilood ah ku xidhnaa Jeelka magaalada Jigjiga ka dib markii maxkamaddi ku riday xukuno isugu jiray 15 sano, 25 sano iyo xabsi daa’in. Dadkaas waxa lagu eedeeyay inay dhinaca Somaliland uga gurmanayeen…

          Read More

            Wafdigii Somaliland Ee Wada-hadalada Ka Qaybgalay Oo Warbixin Siiyay Baaralamanka Britain

            London June 23,2012(SDN)-Wafdigii ka socday Jamhuuriyada Somaliland ee wada hadalada la yeeshay Soomaaliya ayaa shalay galabtii lagu soo dhaweeyay xarunta Baarlamaanka Britain iyaga oo warbixin buuxda ka siiyay wada hadaladii taariikhiga ahaa ee dhexmaray Somaliland iyo Soomaaliya iyo qodobadii  ay ku heshiiyeen labada dhinac. Xubnaha Baarlamaanka dalkan UK ee shirkan soo abaabulay oo ay hormuud…

            Read More

              Xildhibaan Qabile oo Beesha Caalamka u diray Fariin ku wejahan Gooni isu taaga Somaliland

              Caalamku wuxuu ka war hayaa Soomaaliland inay ahayd dal xilligii isticmaarka hoos yimaada boqortooyadii ingiriiska oo xuduuda cadcad la lahaa Soomaalidii Faransiisku gumaysanayay Soomaalidii Talyaanigu gumaysanaya, Reserv Area oo iyana gacantii boqortooyadii Etheopia ku wareejiyay Ingiriisku sanadii 1954kii. Soomaaliland waxa cad dhamaadkii dagaalkii labaad ee dunida inay ka mid ahayd meelihii ugu horeeyay ee ay…

              Read More

                Burcad-badeeda Soomaalida oo la Tirakoobay dadka ay Laayeen

                Washington June 23,2012(SDN)-Hayad ka diiwan gashan dalka Mareykanka oo baaritaan ku sameysay dhibaatada Burcad badeedu ku heyso Maraakiibta isaga gooshta xeebaha Soomaalida. One Earth Future foundation ayaa warbixintan ay daabacday ku xustay in ay korortay dilalka iyo dhaaca ay Burcadu u geysato dadka gacanta u gala. Warbixtu waxa ay sheegtay in Sanadii 2011kii ay burcada…

                Read More

                Germany oo 4-2 Ku Dhirbaaxdey Greece Euro Quarter Final.

                Ukerain-June-22-2012-qurbejoog.com-Saaxiibayaal barnaamijkeena ciyaaraha waxaynu8 ku eegeynaa horyaalka kubadda cagta ee qaaradda yurub oo si habsami ah u socda laguna gudajiro quarter finalkii. Akhyaartay ciyaartii labaad ee quarter finalka waxaa maanta oo jimaco ah foodda islagaley Germany iyo Greece,ciyaartan oo runtii la wada sugayey waxaa ka soo qeybgalay dadweyne aad u tiro badan dabcan waxaan ka maqneyn…

                Read More

                Miami Heat oo Ku Guuleysata NBA Championship

                Miami-Fl-June-21-2012-qurbejoog.com-Saaxiibayaal qubanaheena ciyaaraha waxaynu ku soo qaadaneynaa kubaddii koleyga ee NBA ayaa xaley lagu kala baxay markii aay ku guuleysatey kooxda Miami Heat kana guuleysatey Oklohoma City Thander-121-106. Haddaba kooxdan Miami Heat oo koobkan ku guueysatey sannadkii 2006 kana dhex muuqdey laacibkii weynaa ee Shaquille O’Neal,ayaa ka bacdi waxaa sannadkii 2010 ku soo biirey kooxdan…

                Read More

                  Doon siday 67 Soomaali ah oo ku Qaraqantay Malawi

                  Malawi June 22,2012(SDN)-Dooni siday dad Soomaali ah oo megengelyo doona ayaa ku qaraqantay harada Malawi ee dalka Malawi,sida ay shaaciyeen wakaaladaha wararka. Doontan oo siday 67 ruux ayaa la sheegay in ay la rogantay Soomaalida Tahriibeysay. Sida ay shaaciyeen Ciidamada Amaanka ee dalka Malawi waxa ilaa iyo haatan la helay meydadka 47 ka mida Soomaalidii…

                  Read More

                    Prof C/waaxid Sh. Cismaan iyo Aqoonyahan Faysal Rooble oo nooga Waramay Wadahadaladii Somaliland iyo Soomaaliya(DHEGEYSO)

                    Minneapolis June 22,2012(SDN)-Waxa maalinimadii shalay duleedka magaalada London ee cariga Britain lagu soo gunaanaday wadahadaladii u horeeyay ee mudo 21 sanadoda dhex mara Somaliland iyo Soomaaliya. Wadahadalada oo gunaanadkoodii laga soo saaray qodobo sideeda oo taabanaya xidhiidh labada dhan yeeshan iyo sii anba qaadka wadahadalada. Hadaba si aanu qodobadan u faaqidno ayaanu xiriir la sameynay…

                    Read More

                      Aqoonyahano ka Waramaya Wadahadalo dhexmara Soomaaliya iyo Somaliland(DHEGEYSO)

                      Ottawa June 22,2012(SDN)-Aqoonyahanada Dr Xirsi Cabdirkariim Ciyoow iyo Proff Xuseen Warsame oo ka soo kala jeeda Soomaaliya iyo Somaliland ayaa ka waramaya caqabadaha hortaagan wadahadal dhex mara labada dhan. Dr Ciyoow oo reer Konfur ah ayaa qaba in midnimo Soomaali dhexmarta ay ka horeyso isa sixid ka timaada dhanka Soomaaliya. Halka Prof Warsame oo Somaliland…

                      Read More

                        Buurmadoow iyo Wareysiga uu Eeday ee Lagu Maxkamadeynayo(DHEGEYSO)

                        Hargeysa June22,2012(SDN)-Boqor Cusmaan Aw Maxamuud Buurmadoow oo ka mida madaxdhaqameed reer Somaliland ayaa in mudo ahba xabsiga ugu jiray ereyo toosina oo uu u jeediyay xukuumada uu Hogaamiyo Madaxweyne Axmed Siilaanyo. Boqor Buurmadoow ayaa Wareysi uu siiyay shebekedan Somalidiasporanews.com waxa uu uga waramay habdhaqanka Madaxweyne Axmed Siilaanyo iyo Siyaasada Xukuumadiisa ee ku wejehan Qadiyada Gooni…

                        Read More

                        Portugal oo 1-0-Ku Sagootisey Czech Republic(Euro Quarter Final)

                        Poland-June-21–2012-qurbejoog.com-Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ku qeexeynaa maanta koobkii Yurub oo iskugu soo9 biyo shubtey quarter final. Shaki kuma jiro 16-kii waddani ee ku loolamayey koobkan iney siddeedi ka shubtey,haddaba siddeedan isku soo hadhay ayaa kooxdii laga badiyo gurigooda u hayaami doonto. Saaxiibayaal maanta oo khamiis ah june 21 waxaa waxaa mar dhaweyd lagu kala baxay…

                        Read More

                          HARGEYSA: Dhoolatus Laga Yaabay Cuddudiisa oo loo Sameeyey Murrashax u Tartamaya Golaha Degaanka Caasimadda

                          “Anigu Maxamed, waxaan maanta ugu yeedhayaa laba magac oo uu la baxay, magaciisa u horeeya waa Diiriye oo DALSAN wuu diiriyey, magaca labaad ee uu…” Guddoomiyaha Urur-siyaasadeedka DALSAN Hargeysa ()- Mr. Maxamed Axmed Jaamac (Caloolay) oo ka mid ah Murrashaxiinta urur-siyaasadeedka DALSAN uga qaybgelaya tartanka doorashooyinka Golayaasha Degaanka Hargeysa, ayaa shalay xaflad ballaadhan oo dhoolatus…

                          Read More