Golaha Wasiirada oo Galabta Isugu Yimid Shir Looga Hadlayo Amniga

    Muqdisho, Jun. 18.2012(SDN)-Golaha Wasiirada Dowladda Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shir aan caadi ahayn iyadoo shirkani uu guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, waxaana shirkan looga hadlay qodobo dhowr ah oo ay ugu horeysay xoojinta amniga Muqdisho, sidii looga hortagi lahaa bar-koontoroolada kusoo badanaya magaalada muqdisho Road Map-ka, iyo halka ay…

    Read More

      Nin Soomaali ah oo Yemen nin Sarkaala isku Qaxiyay

      Cadan June 18,2012(SDN)-Wasaarada arrimaha Guddaha ee dalka Yemen ayaa sheegtay in ruux maanta isku qarxiyay magaalada Cadan ee dalkaa uu ahaa ruux Soomaali ah. Ruuxan Soomaaliga aha ayaa qaraxan la beegsaday Sarkaal sare oo u dhashay dalka Yemen sida ay wasaaradu warkeeda ku sheegtay. Sarkaalkan ayaa warka lagu sheegay in uu ku sii jeeday xero…

      Read More

        Hargeysa: Ururka SOHACSO oo 60 Dhallinyaro ah u furay Tababar Farsamada Gacanta ah

        Hargeysa 18, June 2012 (Qurbejoog.com)- Ururka SOHACSO ayaa 60 dhallinyaro ah oo wiilal iyo gabdho isugu jira, tababar lagu baranaayo xirfadaha dawaarka iyo nijaarnimada uga furay magaalada Hargeysa. Munaasibadda furitaanka tababarkan oo ka dhacday xarunta ururka SOCSA ee magaalada Hargeysa, waxa ka qaybgalay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Mustafe Maxamed Qodax, Maxamed Axmed…

        Read More

          Guddoomiye ku-xigeen cusub oo loo magacaabay gobolka Sanaag ee bariga Somaliland

          Hargeysa 18, June 2012 (Qurbejoog.com)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa guddoomiye ku-xigeen cusub u magacaabay gobolka Sanaag, ka dib markii uu dhowaan geeriyooday guddoomiye ku-xigeenkii gobolkaasi. Sida lagu sheegay qoraal galabta ka soo baxay Madaxtooyada, Madaxweynuhu waxa uu guddoomiye ku-xigeenka gobolka Sanaag u magacaabay Ismaaciil Cabdi Xasan Maxamed, wuxuuna qoraalka magacaabistaa lagu shaaciyay…

          Read More

            Digreeto magacaabis, bedel iyo xil-ka-qaadis xambaarsan oo Madaxweynaha Somaliland soosaaray, halkan ka akhri

            Hargeysa 18, June 2012 (Qurbejoog.com)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa digreeto uu soosaaray ku magacaabay Agaasimeyaal guud, iyadoo midna uu bedelay, xilkiina ka qaaday Maareeyihii xidhiidhka mucaawinada hay’adda WFP. Sida lagu sheegay qoraal uu galabta soosaaray afhayeenka Madaxtooyada Cabdullaahi Maxamed Daahir (Cukuse), Madaxweyne Siilaanyo, waxa uu magacaabay Agaasimeyaasha guud ee wasaaraddaha Khaarajiga, Daakhiliga,…

            Read More

              Wefdi ka socda Xukuumada Puntland oo Booqanaya Degaano dhawaan uu Booqday wasiirka Gaashaandhiga Somaliland

              Laasqoray Jan 18,2012(SDN)-Wefdi uu hogaaminayo wasiirka Dekedaha iyo la dagaalnka burcad-badeeda Md Siciid Maxamed Raage ayaa booqasho ku jooga degaanka Laas qoray oo dhawaan uu booqday wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami. Safarkan ayaa ku soo beegmaya xili hadal heyn badani ay ka taagneynd tilaabo ay ciidamada Somaliland ugu wareejiyeen degaanka Tuka Raq ciidamada…

              Read More

                Madaxweyne DDS oo casho sharaf ku qaabilay dhigiisa Puntland

                Jigjiga, 18, June (Qurbejoog)- Madaxweynaha DDSI Cabdi Maxamuud Cumar ayaa Casho Sharaf u Sameeyay dhigiisa maamul gobolleedka Puntland oo maalmihii u dambeeyay booqasho ku joogay halkaas. Weftigan casho sharafta lo sameeyay oo ka koobnaa Madaxweynaha Puntland iyo wasiirro ka tirsan xukuumaddiisa. Ujeedada weftgan weftiga Madaxweyne Faroole ayaa la xidhiidhay sii xoojin labada dhinac marki horeba…

                Read More

                  Shir lagu dejinayo qorshaha Caafimaadka ee shanta sanno oo Hargeysa ka furmay

                  Hargeysa, 18, June 2012 (Qurbejoog)- Shir lagaga hadlayo Qorshaha Horuumarinta Caafimaadka ee shanta sanadood ee soo socda, ayaa maanta looga furay huteel maansoor ee magaaladda Hargeysa waxaana ka soo qeyb galay dhakhaatiir ka kala socota Goboladda dalka iyo khubaro caalamiya oo dhinaca caafimaadka ah. Agaasimaha guud ee wasaaada caafimaadka Cabdi Axmed Nuur,oo furitaanka kulankan oo…

                  Read More

                    Cali Waran-cadde oo ka dayriyay natiijada Shirka Somaliland iyo Soomaaliya

                    Hargeysa, 17, June 2012 (Qurbejoog)- Cali Maxamed Waran-cadde oo ka mid ah Masuuliyiinta Xisbiga mucaaradka ah ee UDUB ayaa ka dayriyay natiijada ka soo bixi doonta shirka dhawaan Somaliland iyo Soomaaliya uga furmaya magaalada London ee cariga Ingiriiska. Cali Maxamed Waran-cadde oo maanta warbaahinta qaarkeed kula hadlay Hargeysa ayaa sheegay in madaxda dawladda TFG-du aanay…

                    Read More

                      Guddiga Somaliland uga qaybgalaya wada-hadalada Soomaaliya oo dalka ka dhoofay, kana hadlay qorshaha wada-hadalka iyo cida soo qabanqaabisay

                      Hargeysa 17, June 2012 (Qurbejoog.com)- Guddiga dhinaca Somaliland uga qaybgalaya wada-hadalada Soomaaliya, ayaa maanta dalka ka dhoofay, iyagoo sii jeeda magaalada London ee dalka Ingiriiska. Guddigan oo shan xubnood ka kooban, waxay 21 bishan aynu ku jiro magaalada London kaga qaybgalayaan wejiga koowaad ee wada-hadalka Somaliland iyo Soomaaliya. Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Maxamed Cabdillaahi Cumar…

                      Read More

                        Somaliland oo Degaano ay Shalay Qabsatay ku Wareejisay Puntland

                        Tuka Raq June 17,2012-(SDN)-Ciidamada Somaliland ee shalay gacanta ku dhigay degaanada Tuka Raq ayaa maanta ku wareejiyay ciidamada Puntland oo dhankooda ka soo ruqaansaday. Arrintan oo soo shaacbaxday gelinkii hore ee maanta ayaa waxa ka hadlay wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami oo shegay in ay sababo dhanka ciidanka ah uga soo baxeen. Wasiirka…

                        Read More

                          Jaaliyada reer Jabuuti ee Ottawa oo Abaabulaya Xaflada 27 June oo Mucaaridku ku keliyeystay

                          Ottawa June 17,2012(SDN)-Jaaliyada reer Jabuuti ee ku nool caasimada dalka Canada ayaa ku gudo jira abaabulka xaflad lagu weyneynayo xuska sanadguuladii ka soo wareegtay maalintii dalkaasi uu ka xoroobay gumeystihii Faransiiska. Xafladan oo abaabulkeedu si weyn uga socdo Ottawa ayaa waxa sanadkan ummada u soo bandhigaya ashqaas taageero mug leh u haya axsaabta mucaaridka Jabuuti….

                          Read More

                            Guddiga Somaliland u metelaya wejiga hore ee wada-hadalada Soomaaliya oo beri dalka ka dhoofaya, yaase ka qaybgalaya wejiga labaad?

                            Hargeysa 16, June 2012 (Qurbejoog.com)- Guddiga Somaliland u metelaya wada-hadalada Soomaaliya, ayaa lagu wadaa inay Axadda beri ka dhoofaan dalka, si ay uga qayb-galaan wada-hadalada labada dhinac. Wada-hadalkan oo ah kii u horeeyay noociisa ee 21 sannadood ay isku-hor fadhiistaan Somaliland iyo Somalia, waxa sida la qorsheeyay uu 21-ka bishan aynu ku jiro ee June…

                            Read More

                              Riyaad: Dhaxal-sugii koowaad ee Boqortooyada Sucuudiga oo geeriyooday

                              Riyaad 16, June 2012 (SDN/Bloomberg)- Dhaxal-sugii Boqortooyada dalka Sucuudiga boqor Naa’if bin Cabdicasiis Al-Sacuud, ayaa maanta ku geeriyooday magaalada Riyaad ee caasimadda dalkaas. Boqor Naa’if oo hoggaaminayay hawlgalka la-dagaalanka Argagixisada, waxa uu hayay xilka wasiirka Daakhiliga ee dawladda Sucuudi Carabiya, waxaana dhimashadiisa ku dhawaaqay boqor Cabdallah bin Cabdilcasiis oo ay walaalo yihiin. Dhaxal-suga geeriyooday, Nayef…

                              Read More

                                Wasaaradda Waxbarashada Somaliland oo shaacisay xilliga ay Ardaydu u fadhiisanayaan Imtixaanka Shahaadiga ah

                                Hargeysa, 16, June 2012 (SDN)- Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Somaliland Marwo Samsam Cabdi Aadan ayaa manta si rasmi ah ugu dhawaaqday xilliga ay ardayda dugsiyada sare iyo kuwa dhexe u fadhiisanayaan imtixaanka shahaadiga ah ee sannadka 2011 iyo 2012. Wasiirka oo shir jaraa’id ku qabatay xarunta Guddida Imtixaanaadka Qaranka ee magaalada Hargeysa…

                                Read More

                                  Ciidamada Somaliland oo gacanta ku dhigay degaanka Tuka Raq

                                  Tuka Raq June 16,2012(SDN)-Ciidamada Somaliland ayaa saaka waaberigii u dhaqaaqay degaano dhawr ah oo ay ka mid yihin Tuka Raq iyo Yoocda oo fadhiisimo hore ugu aheyd ciidamo ka amar qaata Khaatumo. Ciidamada Somaliland oo aan iska caabin fara badan kala kulmin meliishaadkii halkaa ku sugnaa ayaa gebi degaanka la wareegay. Ruqaansigan u denbeeyay ee…

                                  Read More

                                    Jamaal Cali Xuseen oo ku biiraya Xisbiga UCID

                                    Hargeysa June 16,2012(SDN)-Aqoonyahanka reer Somaliland ee ugu cadcadaa loolanka musharxnimada madaxtinimo ee Somaliland ayaa lagu wadaa in uu dhawaan ku biiro xisbiga Mucaaridka ah ee UCID. Sidaa waxa u xaqiijiyay somalidiasporanews.com/qurbejoog.com mid ka mida madaxda sare ee xisbigaasi oo ka gaabsaday in la shaaciyo magaciisa. Sida ishaa warku ay noo xaqiijisay waxa haatan lagu gudo…

                                    Read More

                                      Xukuumada Somaliland miyay aqbashay in Shabaab dhulkooda u Hayaameen?

                                      Hargeysa June 17,2012(SDN)-Xukuumada Somaliland ayaa ka aamusan hadalo dhawaan ka soo yeedhayay dawlada KMG ah ee Soomaaliya oo sheegaya in ciidamo fara badan oo ka tirsan Shabaabkaay u hayaameen dhanka Somaliland. Sheegashadan ayaa ku soo beegmeysa xili meliishaadka Shabaabka laga saaray inta badan degaanadii ay hore uga ariminayeen. Xukuumada Somaliland ayaa dhana uga mashquulsan wadahadalo…

                                      Read More