GORFEYN: XUSKA MAALINTA XORRIYADDA

    Si waafi ah ugama fekerno sababaha aynnu fal kasta u samaynno, mana halaanbaynno saamaynta arrin kasta oo dadnimadeenna iyo ummadnimadeenna lama-huraan u ah. Taasi waxay keentay inaynnu ku noolaanno, kuna naalloonno nolol sabbaynaysa oo aan lahayn halbeeg laga qiyaaso gedgeddoonka tagtadeeda iyo timaaddadeeda. Si taas la mid ah, sababtaas ayaynnu u garan la’nahay halka aynnu…

    Read More

      Madaxweynaha DDS oo jigjiga ku laabtay iyo 20-ka Ginboot oo Itoobiya Maanta laga xisayo

      Jigjiga, 28, May 2012 (SDN)- Wefti uu hogaaminayay Madaxwaynaha DDS Cabdi Maxamuud Cumar oo todobaadadii u dambeeyay socdaal ku marayay deegaano ka tirsan DDS ayaa shalay ku soo laabtay xarunta DDSI ee Jigjiga. Weftigani waxay socdaalkooda ku soo mareen magaalooyinka Dhagaxbuur, Godey, Qabri dahare iyo meelo kale. Kuwaasoo sida wararku sheegayaan ay Madaxweynaha weftigiisa ay…

      Read More

        Maxaad ka ogtahay ajandeyaasha shirka Turkiga ee Soomaaliya, cida ka qaybgalaysa iyo shaqsiyaadka loo xulay inay ka khudbadeeyaan? Halkan ka akhri oo ka bogo

        Istanbul 27, May 2012 (Qurbejoog.com)- Sida lagu wado 31-bishan May oo maalmo koobani ka hadhsan yihiin waxa magaalada Istanbul ee dalka Turkiga ka furmaya shir ku saabsan arrimaha Soomaaliya. Xukuumadda Somaliland waxay sheegtay in guddi afar wasiir ahi uga qaybgali doonto wejiga hore ee shirkaas, iyadoo shirkani uu daba socdo shirkii dhinacyada Soomaalida ee 23…

        Read More

          Madaxweynaha Somaliland oo guddi wasiiro ah u magacaabay ka qaybgalka shirka Soomaaliya ee ka furmaya dalka Turkiga

          Hargeysa 27, May 2012 (Qurbejoog.com)- Xukuumadda Somaliland, ayaa caddaysay inay ka qaybgalayso shirka Soomaaliya oo todobaadkan ka furmaya magaalada Istanbul ee dalka Turkiga. Sida lagu sheegay war-murtiyeed uu soosaaray wasiirka Warfaafinta Somaliland, Mr. Boobe Yuusuf Ducaale, waxa uu Madaxweyne Axmed-Siilaanyo guddi wasiiro ah u magacaabay ka qaybgalka shirkaas. Qoraalkaas oo lagu faahfaahiyay qorshaha ay xukuumadda…

          Read More

            Hiigsigii iyo himiladii fogayd: Dr. Cabdishakuur Sheekh Cali Jowhar (1952kii – 2012ka)

            Hiigsigii iyo himiladii fogayd: Dr. Cabdishakuur Sheekh Cali Jowhar (1952kii – 2012ka) Qormadii: 4aad ilaa 6aad Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale “Gurigaagu waa sharaf,       Goonyahaagu waa nuur, Gogoshaadu waa nabad, Guushana dalkayska leh, Dalka geesigiisiyo, Galladdana adaa mudan.”   Maansadii Galaal ee Hadraawi,   Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale     cankaabo@hotmail.com, www.dharaaro.com Qormadii: 4aad Waxa kale oo uu…

            Read More

              Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Madaxweynaha Djibouti & Dileyte

              Jabuti Sabti, 26 May 2012 (SDN)-Djibouti: Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Djibouti ayaa maanta la kulmay Madaxweynaha Djibouti Ismail Omar Gelle iyo Ra’iisul Wasaaraha Djibouti Dileyte Mohamed Dileyte. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa Madaxweynaha Djibouti uga mahadceliyey sida uu isaga, dowladiisa iyo shacabka Djbiouti ay marwalba ugu…

              Read More

                Nuxurka heshiis 7 qodob ah oo dhexmaray wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland iyo guddiga Wanaag-farista

                Hargeysa 26, May 2012 (Qurbejoog.com)- Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland iyo guddiga Wanaag-farista iyo xumaan-reebista, ayaa shaaciyay heshiis ay is wadajir ah u gaadheen. Heshiiskan oo 7 qodob ka kooban, waxa uu ka tarjumayaa sidii ay labada dhinac wadajir uga wadashaqayn lahaayeen arrimaha bulshada dhexdeeda, sida fududaynta guurka iyo sidii kharashka ku baxa loo dhimi…

                Read More

                  Xidhiidhka Ciyaaraha Fudud ee Somaliland oo soosaaray wargelin ku saabsan qabashada tartanka Orodka 10 KM ee degmooyinka Hargeysa

                  Hargeysa 26, May 2012 (Qurbejoog.com)- Xidhiidhka ciyaaraha Fudud ee Somaliland, ayaa muddeeyay xilliga la qaban doono tartanka Orodka 10-ka Km ee degmooyinka caasimadda dalka ee Hargeysa. Sida lagu sheegay qoraal uu soosaaray Xoghayaha xidhiidhka Ciyaaraha Fudud Mr. Mustafe Cabdi Xaddi, tartanka Orodka waxa ka qaybgalaya orodyahanadii ka soo baxay tartankii isreeb-reebka ee shanta degmo ee…

                  Read More

                    KHudbadihii laga jeediyay Shir Caalami ah Midawga Yurub uu kaga hadlayay wax-qabadkii Somaliland

                    Brussels, 26, May 2012 (SDN)- Shir lagu darsayay qadiyadda Somaliland ayaa shalay ka furmay Caasimada WaddankaBelgiumeeBrussels. Shirkan oo ka furmay xarunta Baarlamaanka ee wadankaBelgium, waxa ka qayb galay mudanayaal tiro badan oo mid ah Baarlamaanka Yurub. Shirkan waxa kale oo ka qayb qaadanayay Guddoomiyaha Golaha wakiiladda Somaliland Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) , Xildhibaan C/qaadir…

                    Read More

                      Masuuliyiintii isaga dambeeyay Wasaaradda Boosaha oo isku haysta gaadhi Shirkadi Wasaaradda ugu deeqday

                      Hargeysa, 25, May 2012 (SDN)- Wasiirka Boosaha iyo Isgaadhsiinta Somaliland Cali Cilmi Geelle iyo Wasiirkii hore ee Wasaaradaasi Axmed Xaashi Oday ayuu soo kala dhexgalay khilaaf salka ku haya gaadhi Wasaaradda ay Shirkadi ugu deeqday xilligii Wasiirka hore xilka hayay. Gaadhigan oo noociisu yahay Land-cruser, isla markaana Shirkada SOMCABLE ay ugu deeqday Wasaaradda ayay wararku…

                      Read More

                        Dawladda Iiraan oo ka hadashay afduubyo Maraakiib Shidaal ay leedahay oo Budhcad-badeeda Soomaalidu la maaganaayeen

                        Tehran, May 25, 2012 (Qurbejoog.com/IRNA)- Maraakiibta dagaalka badda ee Iiraan, ayaa fashiliyay weeraro ka dhacay biyaha Caalamiga ah oo Maraakiib Shidaal oo ay leedahay ay Budhcad-badeeda Soomaalidu ku qaadeen. Siday ku warantay wakaalada wararka Iiraan ee IRNA, maraakiibtan oo laba kuwa Saliida qaada ah, waxa weerar isku-day afduub ah qaaday Budhcad-badeeda Soomaalida. “Marka hore ee…

                        Read More

                          Ganacsade Turki u dhashay oo Bakaaraha lagu dilay

                          Muqdisho May 25,2012(SDN)-Sida ay dad goobjoogeyaal ihi xaqiijiyeen waxa Suuqa Bakaaraha lagu dilay nin u dhashay dalka Turkiga. Ninkan ayay dadka qaar ku tilmaameen in uu ahaa ruux Ganacsade ah oo damacsanaa in uu mashaariic ka fuliyo dalka. Ninkan ayaa la toogtay kiyoo hortaagan Hotel ku yaal suuqa Bakaaraha. Turkiga ayaa inti ka danbeysay booqashadii…

                          Read More

                            Iddaacadii Shabaabka oo Hawada ka baxday

                            Ceelashada May 25,2012(SDN)-Iddaacada Undulus ee ku hadasha afka kooxda Al Shabaab ayaa maalmihii u danbeeyay laga waayay hawada ka dib kolkii halkii xarunta u aheyd ay weerareen AMISOM. Ceelasha Biyaha ayaa maalmihii ina dhaafay waxa weerar ku hayay AMISOM oo damacsan in ay halkaa ka saaraan Shabaabka. Iddacada Undulus ayaa aheyd halka qudha ee madaxda…

                            Read More

                              Xukuumada FKMG ah oo ka hadashay Heshiiskii Adis Ababa

                              Muqdisho, 24 May 2012) Shir ay maanta yeesheen Golaha Wasiirada oo uu shir-guddoominayey Ku-Simaha Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ahna Wasiirka Ganacsigga & Warshadaha Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa looga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin Heshiiskii Addis Ababa ee Madaxda Soomaalida, Howlgalka Ciidamada Dowladda ee ku wajahan Afgooye, arrimaha amniga, Shirkadda Hormuud…

                              Read More