Baanka Aduunka:Aduun Dhan 94 million oo Soomaaliya loogu deeqay ayaa 11 million uun laga hayaa
Washington June 04,2012(SDN)-Dawladaha Deeqaha bixiya ayaa sheegay in ay jirto isdaba marin dhanka macaawinooyinka ah oo Soomaalida loogu deeqay sanadihii ina dhaafay ee abaaruhu sida xun u saameeyeen Geeska Africa. Warbixin uu daabacay Baanka Aduunka ayaa lagu xusay in inta badan la waaya mucaawinooyin caalamku ugu deeqay Soomaalida sanadihii 20o9kii iyo 2010kii. Joakim Gundel oo ah…
