Raysal Wasaaraha Jabuuti oo Madaarka dalkaas ku qaabilay wefti uu hogaaminayo Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland

    Jabuuti. 31, May 2012 (SDN)- Raysal Wasaaraha Dalka Jabuuti Dillayte Maxamed Dillayte, Wasiirro reer Jabuuti ah iyo masuuliyiin kale ayaa saaka si diiran ugu soo dhaweeyay madaarka dalka Jabuuti ku qaabilay Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) iyo Wefti uu hogaaminayo oo ay ka mid yihiin sadex Wasiir iyo Xildhibaan. Weftiga Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland…

    Read More

      Maalinta Joojinta Sigaarka oo Hargeysa laga xusay

      Hargeysa, 31, May 2012 (SDN)- Xuska maalinta joojinta Sigaarka oo si caalami ah loogu asteeyay 31-ka May sannad kasta ayaa maanta laga xusay magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland. xuskan oo ay iska kaashadeen Wasaaradda Caafimaadka, Hay’ada Health Poverty Action iyo WHO ayaa waxa lagu qabtay xarunta Wasaaradda Caafimaadka Somaliland, waxaana munaasiabadaas ka qaybagalay masuuliyiin ka…

      Read More

        Ciidamada Denmark ayaa Xabsiga Dhigay Laba Wiil oo Soomaali ah

        Copenhegan May 31,2012(SDN)-Ciidamada Amaanka ee dalka Denmark ayaa gacanta ku dhigay laba wiil oo soomaali ah oo lagu tuhmay in ay maleegayaan weeraro argegixiso. Labada Wiil ka roon ayaa ciidamadu ka qabteen gegida duyuuradaha maalinimadii Isniinta. Halka ka kalena laga qabtay magaalada Aarhus oo uu mudaba ku noolaa. Maalinimadii shalay ayaa labada wiilba maxkamad la…

        Read More

          Shabaabka oo la Sheegay in ay Qorsheynayaan in ay Reer Galbeedka Weeraraan

          Amsterdam May 31,2012(SDN)-Kooxda Al Shabaab ee Soomaaliya ka dagaalama ayaa qorsheynayaa in weeraro ka geystaan dalal ka mida qaarada Yurub iyo Mareykanka,sida uu Iddaacada dalka Holland u sheegay taliye hore oo ciidamada dalkaa ka tirsanaa. Taliyahani waxa uu sheegay in kooxda Al Shabaab ay haatan maleegeyso weeraro loo qorsheeyay dalalka  Mareykanka,Holland iyo Britain. Talyahan Hore ayaa sheegay…

          Read More

            Maxaa wasiir Xaabsade ka reebay weftigii Xukuumadda Somaliland u dirtay ka qaybgalka shirka Somalia ee ka furmaya Istanbul?

            Hargeysa 30, May 2012 (Qurbejoog.com)- Dawladda dalka Turkiga, ayaa diiday in weftiga Somaliland ka socda ee Istanbul kaga qaybgalay shirka Somalia, ay wadankeeda ku galaan baasaboorka Somaliland. Weftiga oo shalay ka dhoofay madaarka Berbera, waxa ka hadhay wasiirka Hawlaha Guud Mr. Axmed Cabdi Xaabsade oo ka mid ahaa guddi afar wasiir ah oo Madaxweyne Siilaanyo…

            Read More

              Nuxurka go’aan ay wasaaradda Caddaalada Somaliland dhaqan-gelisay

              Hargeysa 30, May 2012 (Qurbejoog.com)- Wasiirka Caddaalada Somaliland Mr. Xuseen Axmed Caydiid, ayaa soo saaray qoraal la xidhiidha fulinta go’aan ka soo baxay guddiga Caddaalada. Qoraalkan oo wasiirku maanta soosaaray, waxa uu ujeedadiisu la xidhiidhaa bedelk garsoore, aqbalaada shaqo-ka-tagis, iyo magacaabis. Qoraalkan wasiirka waxa lagu sheegay in wasaarada Caddaalada oo cuskanaysa qodobka 106-aad ee Distoorka…

              Read More

                Beeraleyda Afgooye oo UMISOM oo laga dulqaaday Canshuur Xad-dhaaf aheyd oo Shabaabku Dul Dhigay

                May 30,2012(SDN)-Beeraleyda degmada Afgooye ee duleedka Muqdisho ayaa maalmihii u danbeeyay waxa ay faraxad ku soo dhaweeyeen qabsashadii degmada Afgooye ee AMISOM. Afgooye waxa dhawr sanadood gacanta ku hayay kooxda Al Shabaab oo dhibaatooyin kala duwan ku hayay dadka degaanka. Afgooye ayaa nabad aheyd balse beeraleyda degmada ayaa sheegay in ay hoos u dhac dhaqaale…

                Read More

                  ­­­Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo wefdi uu hogaaminayo oo maanta soo gaaray magaalada Istanbul

                  Istanbul, May 30, 2012(SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefdi ballaaran oo uu hogaaminayo ayaa maanta gelinkii dambe soo gaaray magaalada Istanbul ee caasimadda labaad ee dalka Turkiga halkaasoo si diiran loogu soo dhoweeyey. Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa sidoo kale safarkiisa ku wehlinayay xubno ka tirsan golihiisa Wasiirada oo ay ka mid…

                  Read More

                    Dalalka reer Galbeedka ee kormeerayaashoodii kala baxay Siiriya iyo Kofi Annan oo walaac ka muujiyay xaaladaha dalkaas ka taagan

                    Dimishiq 29, May 2012 (Qurbejoog.com/Reuters)- Dalalka reer Galbeedka, ayaa ergooyinkoodii kormeerayaasha qulqulatooyinka ka socda dalka Siiriya kala baxay wadankaas, taasoo ay kaga soo horjeedaan xasuuqii 108 qof oo shicib ah, caruurna u badnaa oo lagu dilay magaalada Houla. Siday ku warantay wakaalada wararka ee Reuters, Ergayga nabadda Mr. Kofi Annan, waxa uu Salaasada maanta walaac…

                    Read More

                      Baadhitaano lagu hayo Fadeexado Musuqmaasuq oo Dul-hoganaya Wasaaradda Caafimaadka iyo Isu-duwihii gobolka Hargeysa oo ka hadlay shaqo-ka-joojin lagu sameeyay

                      Hargeysa 29, May 2012 (Qurbejoog.com/Jam)- Hantidhawrka Guud ee Qaranka iyo Hay’adda La-dagaalanka Musuqmaasuqa iyo Maamul-wanaagga, ayaa baadhitaanno ku haya fadeexado musuqmaasuq oo la xidhiidha gaadiid Wasaaradda Caafimaadku leedahay oo lambarradii dawladda laga furay, iyadoo ay hadda soo baxayaan fadeexado kaloo ku saabsan dhinaca maamulka iyo lacagaha oo dul-hoganaya wasaaraddaas. Isuduwihii Caafimaadka Gobolka Hargeysa ee shaqada…

                      Read More

                        Wasiirka Maaliyadda iyo Wefti uu hogaaminayo oo ku Waaberiistay Dekedda Saylac iyo ujeedada socdaalkooda

                        Saylac 29, May 2012 (Qurbejoog.com)- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda C/casiis Maxamed Samaale iyo wefti uu hogaaminayo oo ka socda wasaaradaha Ganacsiga, Kalluumaysiga, Taliyaha Ciidanka Ilaaladda Xeebaha iyo Booliiska ayaa xalay saqdii Dhexe u guureeyay Goobolada Salal iyo Awdal oo ay ka bilaabayaan Olole Cashuur Ururin ah. Weftiga uu hogaaminayo Wasiirka Maaliyadda oo ay ka mid yihiin…

                        Read More

                          Halkan ka akhri go’aanka Maxkamadda Sare ee Somaliland ka gaadhay dacwadii u dhexaysa garabyada xisbiga UDUB u qaybsamay, maxayse ku talisay?

                          Hargeysa 29, May 2012 (Qurbejoog.com)- Maxkamadda Sare, ahna Maxkamadda Distooriga ah ee Somaliland, ayaa maanta go’aan ka gaadhay dacwad u dhexaysay laba garab oo xisbiga UDUB u qaybsamay. Fadhiga Maxkamadda oo ahaa kii labaad ee ay dacwaddan ka yeelato, waxa guddoomiyaha Maxkamadda Sare garyaqaan Yuusuf  Ismaaciil Cali kaga dhawaaqay xukun dhawr qodob ka kooban, waxaana…

                          Read More

                            Shirkii odayaasha Dhaqanka iyo Bulshada Rayidka oo maalintii labaad si habsami leh uga soconaya Istanbul iyo 4 kooxood oo loo qeybiyay

                            Istanbul, May 29, 2012(SDN)-Shirkii odayaasha dhaqanka iyo ururada Bulshada Rayidka ah ayaa maanta maalintii labaad si habsami leh uga soconaya magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga halkaasoo ay ku shirsan yihiin ku dhowaad 400 oo ergooyin kala matalaya qeybaha Bulshada Rayidka, Qurbejoogta, Odayaasha dhaqanka, Culimaa’udiinka, waxgaradka iyo dowladda KMG ah ee Soomaaliyeed. Shirkan oo furmay 27-kii…

                            Read More

                              SONYO Iyo Hay’adda DRC Oo Qalab Ciyaareed Ku Wareejiyay Xidhiidhka Kubadda Cagta Somaliland Type: Attachments

                              Hargeysa May 29,2012(SDN)-Dalladda ururada dhallinyarada Somaliland ee SONYO ayaa deeq qalab ciyaareed ah ku wareejisay xidhiidhka kubadda cagta, xaflad lagu qabtay xafiiska wasiirka wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha ee Somaliland Md. Cali Siciid Raygal. Deeqdan qalabka ciyaareed ah oo ka timid mashruuc ay iska kaashanayaan dalladda ururada dhalinyarada Somaliland ee SONYO iyo hay’adda caalamiga ah ee…

                              Read More

                                Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Ra’iisul Wasaaraha Kenya & Kenya oo Safaaradeeda ka furaneysa Muqdisho

                                Nairobi, 28 May 2012: Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali ayaa maanta la kulmay dhigiisa Ra’iisul Wasaaraha Kenya Raila Odinga oo ay ka wada hadleen arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin xiriirka labada dal, arrimaha amniga iyo howlgaladda ka socda dalka gudihiisa oo ay ciidamada Kenya qeyb ka yihiin, heshiiskii Addis Ababa…

                                Read More

                                Xiddiga Reer Kiiniya oo Ku Guuleystey Ottawa Marathon.

                                Ottawa-May-28-2012-qurbejoog.com-Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ku jibaaxeynaa Ottawa Marathon oo lagu kala baxay waxaana ku guuleystey xiddiga reer Kiiniya Laban Moiben. Saaxiibayaal shaki kuma jiro Oradada dhexe iyo kuwa dhaadheer iney Afrika ku caantahay siiba bariga Afrika (EAST AFRIKA) haddaba qaaradaha aduunka ayaa sannad walba lagu qabtaa taas oo loogu magacdaro magaalooyinka lagu qabto. Shalay ayaa…

                                Read More

                                  Xuska 21-guurada 20-ka Ginboot oo si wayn looga Xusay DDS

                                  Jigjiga, 28, May 2012 (SDN)- Xuska Maalinta 20 Ginboot oo guud ahaan Dawladda Itoobiya ugu astaysan maalintii ay iska dul qaadeen keligii taliye Mingiste oo ku beegnayd manta ayaa si wayn looga xusay dalkaas. Dhamaanba Shucuubta Qowmiyadaha Itoobiya, gaar ahaan  Shacabka Soomaalida Itoobiya ayaa iyagu Maalintan 20-ka ginboot, si wayn u xusay, waxaana kala qaybgalay…

                                  Read More