Obama oo Dhuumaaleysi ku Tegay Afgaanistaan,Heshiisna la sexeexday Karzi
Bagram May 02,2012(SDN)-Madaxweynaha dalka Mareykanka ayaa booqasho aan hore loo shaacin ku tegay dalka Mareykanka xalay. Safarka Madaxweynaha ayaa ku soo beegmaya sanad guuradii kowaad ee ka soo wareegtay dilkii Osama Bin Laden. Madaxweyne Obama oo guddaha uga jira olole doorosho ayaa heshiis la sexeexday Madaxweynaha Afgaanistan Xamid Karzi. eshiiska oo aan qodobadii la shaain…
