Madaxweynaha dalka Tanzania oo raxan Wasiiradiisa ka tirsanaa shaqada uga eryay Fadeexad Musuqmaasuq, akhris xilalka iyo magacyadooda

    Dar es Salaam 05, May 2012 (Qurbejoog.com/BBCNews)- Madaxweynaha Tanzania Jakaya Kikwete, ayaa shaqada ka eryay 6 xubnood oo wasiiradiisa ka tirsanaa. Siday ku warantay BBC-da qaybteeda dunida la hadasha, Madaxweyne Kikwete waxa uu wasiiradaas shaqada uga caydhiyay sababo la xidhiidha eedaymo musuqmaasuq. Warku wuxuu intaa ku daray, inuu Madaxweynaha saarnaa cadaadis la xidhiidha wax ka…

    Read More

      Madaxweyne Siilaanyo oo xalay Gurigeeda ku booqday Xaaskii Marxuum C/laahi Oomaar

      Hargeysa, 05, May 2012 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa xalay Xarunta Qasriga Madaxtooyadda dibada uga baxay. Madaxweynaha oo ay Wehelinayeen Marwadda Koowaad Aamina Xaaji maxamuud Jirde iyo Wasiirka wasaaradda waxbarashadda iyo tacliinta Sare Marwo samsam Cabdi Aadan, ayaa Gurigeeda Magaalada Hargeysa ay ku booqdeen xaaskii Rabbi Naxariistii janno ha ka…

      Read More

        Guddoomiya Xisbiga UCID oo dalka ku soo laabtay

        Hargeysa, 05, May 2012 (SDN)- Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe oo muddooyinkii u dambeeyay dalka dibadiisa ku maqnaa ayaa saaka lagu soo dhaweeyay madaarka Egal International Airport. Guddoomiyaha oo warbaahinta kula hadlay qolka nasahada ee madaarka ayaa ka warbixiyay ujeedooyinkii safarkii uu muddada ugu maqnaa dalalka Yurub, waxaanu xusay  inay…

        Read More

          Wasiir Duur oo socdaal kedis ku tagey Jabuuti

          Hargeysa, 04, May 2012 (SDN)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland, Maxamed Nuur Caraale (Duur) ayaa maanta socdaal aan kedis ugu kicitimay dalka Jbuuti. Socdaalkan Wasiirka ayaa la sheegay inuu la xidhiihdho sidii uu wadahadal ugala yeelan lahaa dawladda Jabuuti0 wefti dalkaas u dhashay oo uu shalay Somaliland ka celiyay, kaasoo ay Dawladda Jabuuti ka cadhootay….

          Read More

            Dacwaddii Boqor Buurmadaw oo dib loo dhigay iyo qareennada iyo Xeer ilaalinta oo isku diidan eeddaha lagu soo oogay

            Hargeysa, 04, May 2012 (SDN)- Maxkamadda Gobolka Hargeysa ayaa dib u dhigtay Dhagaysiga Dacwadii Boqor Cismaan Buurmadow, ka dib markii ay qareenadii difaacayay ka biyo diideen eeda ay Xeer ilaalintu u samaysay oo ay hore Maxkamadadu u dalbatay inay soo waafajiyaan Dacwadooda. Dhagaysigii shalay markii ay Maxkamddu Furtay ayay Xeer ilaalinta Gobolku keentay eed la…

            Read More

              USAID oo qalab ku wareejisay maamulka magaalada Jigjiga

              Jigjiga, 04, May 2012 (SDN)- Hay’ada USAID ayaa qalab kala duwan oo isugu jira qalab xafiiseed iyo mid loogu talogalay nadaafada ku wareejisay maamulka magaalada Jigjiga. Qalabkan oo ay hay’ada USAID soo marisay hay’adda Mercy Corps wax aka guddoomay Maayorka, isla markaana waxa uu Maayorka magaalada Jigjiga sii gudoonsiiyay laba iskaashato oo ka hawlgala bilicda…

              Read More

                Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay qeybaha kala duwan ee Bulshada

                Muqdisho, May,03, 2012(SDN)- Ra’iisul Wasaaraha  Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta kulan la qaatay qeybaha kala duwan ee bulshadda, sida Ururada ,Xubno ka tirsan Culumaa’udiinka Ahlusunna Waljamaaca, iyo dhalinyaradda. Kulanka ayaa waxaa looga hadlayay Arrimaha Road-map-ka Amniga, Dib-u- hashiisiinta, Dhameystirka Dastuurka iyo sidii looga bixi lahaa Kumeel gaarnimada oo loo heli lahaa dowladd rasimi…

                Read More

                  Shirkii Todobaadlaha ahaa ee Xukuumada KMG ah oo looga Arrimo dhwr ah

                  Muqdisho, Khamiis, May 3, 2012(SDN)-Golaha Wasiirada Dowladda Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shirkoodii caadiga ahaa iyadoo shirkani uu guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, waxaana shirkan looga dhagaystay warbixino Gudiyo loo xilsaaray shirka ay isgu imaanayaan hogaamiyayaasha dhaqanka kaas oo lagu wado inuu si rasmi ah u furmo 05-05-2012. Gudiyada loo…

                  Read More

                    Xirsi Cali Xaaji Xasan: “Madaxweynuhu kalsooni dheeraad ah oo aanu Wasiirada kale ku qabin buu iga qabaa, sababtaasina…”

                    Hargeysa 03, April 2012 (Qurbejoog.com)- Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Mr. Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay xaaladaha siyaasadeed iyo bulsho ee xilligan dalku ku jiro. Wasiirka oo waraysi dheer oo xiiso badan siiyay Telefishanka Horn Cable, waxa uu ka hadlay wadahadalada Somaliland iyo Somalia, siyaasaddaha gudaha ee xilligan, sababta keentay inuu noqdo…

                    Read More

                      Somaliland oo xadka Jabuuti ka celisay Wufuud uu ku jiro Wasiir reer Jabuuti ah

                      Saylac, 03, May 2012 (SDN)- Xukuumadda Somaliland ayaa maanta xadka u dhexeeya Jabuuti Somaliland ka celisay Wasiirro iyo xubno jaalliyad reer Jabuuti oo hawlo gargaar ka fullinayay magaalada Saylac. Guddoomiyaha Gobolka Salal Maxamed Muuse Bucul ayaa xaqiijiyay in Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Nuur Carraale Duur uu bixiyay amar dalka lagaga celiyay Wasiirro iyo qaar…

                      Read More

                        Guddiga Diiwaangelinta Ururada Siyaasadda oo shaaciyay natiijooyin aan waqtigoodii la joogin oo ay huursadeen

                        Hargeysa 03, May 2012 (Qurbejoog.com)- Guddiga Diiwaangelinta ururada Siyaasadda iyo ansixinta Axsaabta qarannka, ayaa maanta shaaciyay natiijooyinkii ay markii hore ka maageen inay soo bandhigaan. Guddiga oo maanta shirjaraa’id ku qabtay xafiiskooda Hargeysa, waxay faahfaahin ka bixiyeen natiijooyinka ay 9-ka urur ee la reebay ka keeneen shuruudihii laga rabay ee gobollada dalka Somaliland oo dhan,…

                        Read More

                          Gaalkacayo: Wariye Koox hubaysani qudha ka jareen

                          Gaalkacayo, 02, May 2012 (SDN)-  Kooxo hubaysan ayaa Caawa waqooyiga Magaalada Gaalkacayo ee Xarunta gobolka Mudug ee dalka Soomaliya ku dilay wariye ka mid ah idaacadda lagu magacaabo Daljir. Alle ha u naxariistee Wariyahan oo lagu magacaabi Jiray Farxaan Jeemis Cabdalle ayaa kooxdan dablayda ahi ku dileen  Xaafada Garsoor ee Waqooyiga Magaaladda Gaalkacyo, gaar ahaan…

                          Read More

                            Qaaahira: Khasaare culus oo ka dhashay weerar lagu qaaday dad u Mudaharaadayay Murashaxiin tartanka Madaxtinimada laga xanibay

                            Qaahira 02, May 2012 (Qurbejoog.com/CSM)- Ugu yaraan 11 qof ayaa ku dhintay, inka badan 160 kalena way ku dhaawacmeen meel u dhow wasaaradda Difaaca dalka Masar, ka dib markii rag hubaysani weerareen dad dibad-baxayaal ah. Siday ku warantay barta Internet-ka ee CSM, dadkan la weeraray oo ku sugnaa meel u dhow dhismaha wasaaradda Gaashaandhiga Masar…

                            Read More

                              Madaxweyne ku-xigeenka oo xadhiga ka jaray mashaariic laga hirgeliyay Madaarka Hargeysa

                              Hargeysa, 02, May 2012 (SDN)- Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta xadhiga ka jaray mashaariic horumarineed oo laga hirgeliyay madaarka Caasimadda ee Egal nternational Airport. Mashaariicda uu Madaxweyne ku-xigeenku xadhiga ka jaray ayaa u badnaa adeeg casri ah oo lagu kordhiyay qaybta ee Madaaarka Hargeysa oo laga hirgeliyay qaybo u shaqaynaya…

                              Read More

                                Samira Xaashi:Waxaan isweydiiyay sidey Nolosheydu noqon leheyd hadii aan dalka Sii joogi lahaa?

                                Muqdisho May 02,2012(SDN)-Gabadha Soomaaliyeed ee caanka ku ah xayeysiinta dharka ee Samira Xaashi ayaa markii u horeysay dalka dib ugu noqotay 18 sanadood ka dib. Samira ayaa Soomaaliya ka tagtay tiyoo sadex jir ah in yar uun ka dib kolkii ay dalka ka bilowdeen dagaaladii sokeeye. “Soomaaliya waxaan ka gadhanayay uun waxa aan TVga ka daawado,macaluul,abaaro,gaajo,Burcad-badeed…

                                Read More

                                  Ciidamada Badda e dalka Holland oo Burcad badeeda Soomaalida Beriga ka Ugaadhsan doona

                                  Brussels May 02,2012(SDN)-Ciidamad abadda ee dalka Holland ee qeybta ka ah hawlgalada reer Yurub ka wadaan xeebaha Soomaaliya ayaa isu diyaarinaya sidii ay xeebaha ugu weerari lahaayeen Burcad badeeda Soomaalida. Midawga Yurub ayaa dhawaan fasaxay in ciidamadoodu ay beriga kula dagaalamaan. Hans Lodder oo ah Taliye markab nooca dagaalka ah oo sanadii 2008dii hawlgalo ka…

                                  Read More