Xukuumadda oo ku koobtay Martiqaadka Qurbaha ee 18 May Xildhibaannada ka agdhaw Madaxtooyada

    Hargeysa, 30, April 2012 (SDN)- Xukuumadda Somaliland ayaa martiqaadkii ka qaybgalka munaasibada 18-ka May ee masuuliyiinta iyo  Xildhibaannada ee ka qayb gali doona Munaasibada Qurbaha loogu qabanayo sanadkan ayaa ku koobtay Wasiiradda iyo Xildhibaanada ka ag-dhaw Qasriga Madaxtooyadda. Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye (Nacnac), Xildhibaan Cali Xasan Maxamud( Mareexaan) iyo Xildhibaan Maxamed Yuusuf Waabeeye ayaa shalay…

    Read More

      Xeer Ilaaliyaha Somaliland oo Hargeysa ka furay Shir looga hadlayo shuruucda Quseeya Haweenka iyo Caruurta

      Hargeysa April 29,2012(SDN)-Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Axmed Xasan Aadan ayaa maanta furay shir socon doona mudo laba cisho ah oo ku saabsan sidii loo sixi lahaa bilowga dacwadaha gaar ahaan caruurta sharciga khilaafta iyo haweenka. Shirkan oo ka qabsoomay huteelka Imperial ee Caasimada Hargaysa waxaa ka qayb qaadanaya Garsoorayaal,Saraakiil ka tirsan hay’ada Undp,Madax ka…

      Read More

        Wasaarada Shaqada Somaliland oo dhisme ka sameysayensa Burco

        Burco April 29,2012(SDN)-Wasiirka Wasaarada Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Somaliland Mudane Maxamud Axmed Garaad ayaa Maanta si rasmi ah u dhagax dhigay xafiiska ay Wasaaradiisu ku yeelanayso Magaalada Burco. Wasiirka Shaqada iyo arrimaha Bulshada oo dhagax dhiga xaruntan kadib la hadlayay warbaahinta ayaa sheegay inay Wasaaradiisu guud ahaan xafiisyada gobolada dalka ay ka furanayso si…

        Read More

          Ciidanka Booliska Hargeysa oo Saldhig Cusub ka Furtay Xaafada Geerash Aw Aadan

          Hargeysa April 29,2012(SDN)-Wasiirku xigeenka wasaaradda arrimaha gudaha  ee dhinaca amniga Mudane C.laahi Abokor Cismaan  ayaa xadhiga ka jiray  saldhig  Boolis  oo laga hirgaliyey  xaafadda  geerash  aw aadan ee magaalada  hargeisa. Munaasibaddan xadhiga lagaga  jarayey  saldhig  cusub  oo ciidamada Boolisku ay  yeelan doonaan   xaafadda geerish aw aadan  oo ku taala waqooyiga  magaalada  hargeisa ayaa ugu  horayn …

          Read More

            Qoxooti qeylodhaan u diray Xukuumada Somaliland

            Hargeysa April 29,2012(SDN)-Bulshada ku dhaqan xaafadda Macalin Haaruun ee duleedka bari ee magaalada Hargeisa, kuwaasi oo kasoo bara kacay dalka aynu deriska nahay ee Somalia ayaa waxa ay warbaahinta umariyeen baaq qeylo dhaan ah xukuumadda somalialnd inay lasoo gaadho gargaar bani aadaminimo , kadib markii roobabkii gu’ga uu siweyn ummaansheeyey guud ahaan Somaliland. Waxay bulshadaasi…

            Read More

              Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland oo ka Hadlay Dhaqdhaqaaqyo Al-Shabaab ka wado Bariga Sanaag iyo tirada dagaal-yahanada soo galay gobolkaas

              Hargeysa, April 29, 2012 (Qurbejoog.com)- Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami ayaa markii ugu horaysay ka hadlay dhaqdhaqaaqyo la sheegay in qaybo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ay ka wadaan deegaano ka tirsan bariga Sanaag, kaas oo sheegay inay la socdaan dhaqdhaqaaqyadaas oo uu ku sifeeyey Aafo Qaran, isla markaana ka gaabsaday talaabada u qoshaysan…

              Read More

                Wasaarada Cadaalada Somaliland oo Suxufiyiin u furay Aqoon isweydaarsi dhanka Xuquuqda Caruurta

                Hargeysa April 29,2012(SDN)-Wasiirka wasaaradda Caddaaladda JSL Md Xuseen axmed caydiid ayaamaanta u furay in ka badan soddon xuxufi aqoon iswaydaarsi ku saabsan doorka saxaafadda ee ilaalinta xuquuqda cauruurta ayaa loogu qabtay Hotel Empirical ee magaalada hargeisa. Soddonkan suxufi oo ka kala socday qaybaha kala duwan ee warbaahinta dalka, wasiirka caddaaladda Somaliland md xuseen axmed caydiid…

                Read More

                  Marwada Kowaad oo Hargeysa ka furtay Kulan looga hadlayo Doorka Haweenyka ee Siyaasadda

                  Hargeysa April 29,2012(SDN)-Marwada madaxweynaha jamhuuriyadda SL Marwo Aamina xaaji Maxamuud (AWeris) ayaa maanta hotel Maansoor ka furtay kulan hal maalin soconaya oo ay ka qayb gelayaan xubno ka socda axsaabta qaranka iyo ururada u soo baxy ka qaybgalka doorashooyinka dawladaha Hoose. Kulankan oo sidoo kale ay goob joogayaal ka ahaayeen ururada wadaniga ah iyo kuwa…

                  Read More

                    Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda oo maanta kulan la qaatay Bulshada Rayidka ah

                    Muqdisho April 23, 2012(SDN)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka KMG ah ee Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta kulan la qaatay Uraradda Bulshada Rayidka ah.   Kulanka maanta uu isugu yeeray Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka KMG Soomaaliya ayaa waxaa ka soo qeyb galay qeybaha kala duwan ee Bulshada Rayidka ah, Iyadoona looga hadlayay Arrimaha Roadmap-ka,…

                    Read More

                      Hogaamiyeyaasha Ciidamada dalka Mali oo ku gacan seyray Goaan ka soo baxay dalalka ECOWAS

                      Bamako April 29,2012(SDN)- Hogaaniyaha Inqilaabkii ka dhacay dalka Maali 22-kii Bishi March, Kabtan Amaado Haaya Saango, ayaa gaashaanka ku dhuftay qaraar ay dalalka urur goboleedka ECOWAS ku gaadheen kulankii ay ku yeesheen Abidi-jaan , kaasi oo ku saabsan in ciidamo ka socda Dalalka ECOWAS loo diro dalkaasi maali. Kabtan Sango oo saxafiyiinta kula hadlayey Saldhig…

                      Read More

                        Boqorka Sucuudiga oo Fariin u Diray Madaxda Masar

                        Riyadh April 29,2012(SDN)-Boqorka dalka Sucuudiga Boqor Cabdalla Binu C/casiis ayaa ku war-geliyey gudoomiyaha Golaha sare ee milateriga ka taliyaha dalka Masar Xuseen Dabdaawi, in dalkiisu dib u eegi doonaan qaraarkii ay kaga qaateen masar safiirkii u joogay, iyada oo aanu eegayno ayuu Yidhi Boqor cabdalla Maslaxada labada dal. Wakaalada Wararka ee dalka Boqor-tooyada sucuudiga ayaa…

                        Read More

                          Idaacadii weyneyd oo soo gaadhay magaalada Caasimada ah ee Hargaysa

                          Hargeysa April 29,2012(SDN)-Wasiirka wasaaradda warfaafinta iyo wacyigelinta ee JSL Mudane Boobe Yuusuf Ducaale oo ay weheliyaan Agaasimaha guud ee wasaaradda iyo mas’uuliyiin kale ayaa maanta ka hadlay Idaacadii weyneyd oo soo gaadhay magaalada Caasimada ah ee Hargaysa. Mudane Boobe oo warbaahinta ugu waramayey xarunta wasaaradda warfaafinta wax yar ka dib markii ay kolonyada gaadiidka ah…

                          Read More

                            Ciidamadda ammaanka oo xoog ku kala kexeeyay taageerayaasha Ururka NDB oo mudaharaad abaabulay

                            Hargeysa, 29, April 2012 (SDN)- Ciidamadda ammaanka ee magaalada Hargeysa ayaa saaka baajiyay iskuday mudaharaad ay soo abaabuleen taageerayaasha Ururka NDB ee hogaanka u hayso Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan oo ka mid ahaa ururradii la sheegay inay  ku hadheen tartanka. Ciidamadda  loo yaqaan SPU iyo RRU oo loogu talogalay ka hortaga argagixisada iyo arrimaha degdega…

                            Read More

                              Xubno ka tirsan UDUB oo baaq u diray Axmed Yuusuf Yaasiin

                              Hargeysa, 29, April 2012 (SDN)- Xubno ka tirsan xisbiga mucaaradka ah ee UDUB ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay dacwad uu dhawaan Guddoomiye ku-xigeenka Xisbigaasi ka gudbiyay Daahir Rayaale. Xubnahan ayaa daboolka ka qaaday in waxyaabihii khilaafkoodu ka dhashay markii ay soo afjareen guddida diiwaangelinta Ururradu, iyagoo xusay inay markii hore waxaan sharcigooda waafaqsanayn ay…

                              Read More

                                Guddomiyaha Gobolka Togdheer iyo Duqa Burco oo Ururadii hadhay fariin u diray

                                Burco April 29,2012(SDN)-Badhasaabka Gobolka Togdheer Cabdoo Axmed Ayar ayaa Shir jaraa’id uu maanta ku qabtay Magalada Burco waxa uu soo jeediyay Ururadii siyaasada ee ku hadhay marxaladii loogu gudbayay doorashada Golayaasha deegaanka inaanay ku dhaqaaqin talaabo wax u dhimi karta Nabadgalyada Guud ee Qaranka. Badhasaabka Gobolka Togdheer oo uu Weheliyo ,ku xigeenkiisa,iyo Maayarka Magaalada Burco…

                                Read More