Burco: Afar qof oo Maxkamaddi dil ku xukuntay

    Burco, 28, April 2012 (SDN)- Guddoomiyaha  Maxkamadda Sare   ee Somaliland  Yuusuf  Ismaaciil  Cali oo hawlo shaqo u jooga xarunta gobolka Togdheer ee Burco ayaa  maanta  xukun dil ah ku riday afar gacan ku dhiigle oo hore u galay danbiyo dil ah. Gudoomiyaha  maxkamadda  Sare ayaa xukunka dilka  gacan  ku dhiiglayaasha kaga dhawaaqay   xarunta  maxkamadda  Racfaanka …

    Read More

      Xubno ka tirsan Komishanka Doorashooyinka oo u kicitimay Nairobi

      Hargeysa, 28, April 2012 (SDN)- Xubno ka tirsan Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland ayaa u kicitimay dalka Kenya xaruntiisa Nairobi. Ujeedada safarka xubnahan ayaa la sheegay inay la xidhiido sidii ay dhaqaale ugu raadin lahaayeen doorashada goleyaasha deegaanka si ay u cayiman wakhtiga ay doorashadu qabsoomayso. Saddex xubnood oo ka mid ah guddida doorashooyinka oo kala…

      Read More

        Dawladda Sucuudiga oo xidhay Safaaradii ay ku lahayd Qaahira, una yeedhay Danjirihii u joogay Masar, maxay tahay sababtu?

        Qaahira 28, April 2012 (Qurbejoog.com/WSJ)- Dawladda dalka Sucuudiga Carabiya, ayaa xidhay safaaradii ay ku lahayd caasimadda dalka Masar ee Qaahira, iyadoo ay sii kordhayaan qalalaase diblomaasiyeed oo saameeyay dhaqaalaha Masar. Sida uu sheegay wargeyska World Street Journal oo ka soo baxa Washington, dawladda Sucuudigu waxay sidoo kale la baxday danjirihii u joogay dalka Masar, waxaana…

        Read More

          Wasaaradda Warfaafinta Somaliland oo ka hadashay War-laliska cusub ee Radio Hargeysa oo maanta dalka soo gaadhay

          Berbera 28, April 2012 (Qurbejoog.com)- War-lalis cusub oo lagu wado in Raadyow Hargeysa yeelato, si ay dalka oo dhan u wada gaadho, ayaa maanta ka soo gaadhay dekedda Berbera, siday masuuliyiintu sheegeen. Agaasimaha guud ee wasaaradda Warfaafinta Somaliland Mr. Faysal Cali Sheekh, ayaa sharaxaad ka bixiyay war-laliska cusub oo sida la sheegay awoodiisu tahay 100…

          Read More

            Gudidada Jaaliyadaha Dibedda ee Beesha Gadhxajis oo soo dhaweeyay kulankii Gudd Faysal Cali Waraabe la yeeshay Madaxweyne Shariif

            London April 28,2012(SDN)-Guddida Beelaha Gadhxajis ee qaaradaha Yurub iyo Woqooyiga America ayaa kulan dhaka Telephoneka ah yeeshay waxa ay uga wada hadaleen arrimo ay ka mid ahaayeen Kulan dhawaan ku dhexmaray magaalada Dubai Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe iyo Madaxweynaha DFKMG ah ee Soomaaliya Sheekh Shariif. Jaaliyada Beesha Gadhxajis ayaa kulankaa ku tilmaamay in…

            Read More

              Wasiirka Arrimaha dibedda Somaliland:Kulanka Shariifka iyo Faysal Saxaafadaanu ka maqalay,waxbana may isbedelin

              Hargeysa April 28,2012(SDN)-Wasiirka arrimaha dibedda ee Somaliland Md Maxamd Cabdilaahu Cumar ayaa shaaca ka qaaday in wadahadalo shalay la shaaciyay oo dhexmaray Madaxweyne Sheekh Shariif iyo Guddoomiye Faysal Cali Waraabe in aaney wax isbedel ah ku keenin goaankoodii qaadacadaada wadahadalada Somaliland iyo Soomaaliya. Wasiirka ayaa mar uu maanta u waramay jariirada Waheen ee Hargeysa ka…

              Read More

                Ururka VOSOMWO oo Hargeysa ku qabtay kulan lagaga hadlayo kor-u-qaadida ka qaybgalka Siyaasadda ee Beelaha la hayb-sooco

                Hargeysa, 28, April 2012 (SDN)- Ururka Codka Haweenka Somaliland ee laga  tirada badan yahay VOSOMWO ayaa qabtay lagaga arrinsanayo doorka ka qaybgalka siyaasadda ee beelaha la haybsooco. Kulankan oo furitaankiisii ay ka qaybgaleen Xildhibaanno ka tirsan Golaha Wakiillada, Golaha Deegaanka ee Caasimadda Hargeysa, Salaadiin, Xubno ka tirsan Ururrada Bulshada iyo masuuliyiinta Ururka VOSOMWO. Kulankan oo…

                Read More

                  Burcad badeeda Soomaalida oo tabo cusub la soo baxay

                  Nairobi April 18,2012(SDN)-Burcad badeeda Soomaalida ayaa haatan la soo baxay tao cusub oo ay ku ugaadhsadaan maraakiibta isaga gooshta badaha ka baxsan kuwa Soomaalida. Sida ay ku soo waramayaan hayadaha ka ganacsada maraakiibta isaga gooshta badaha Soomaalida Burcada ayaa waxa ku adkaaday afduubkii iyo weeraradii ay ku qaadi jireen maraakiibta,ka dib kolkii la kordhiyay ciidamadii…

                  Read More

                    Soomaali iyo yamaniyiin Qaad loogu maxkamadeynayo Mareykanka

                    Washington April 28,2012(SDN)-Dawlada Mareykanka ayaa magaalada Washington nawaaxigeeda ku maxkamadeyneysa dad isugu jira Soomaali iyo Yamaniyiin. Dadkan ayaa lagu heystaa in ay dalka Mareykanka soo geliyeen malaayiin dollar oo Qaad ah. Qaadka ayaa si sharci ah looga ganacsadaa dalalka Britain iyo Holland,Mareykankase waa ka mamnuuc. Qaar ka mida xeeldheereyaasha dhanka Shuruucda Maandooriyeyaasha ayaa qaba in…

                    Read More

                      Dilaal Burcad badeed oo xabsi daaim Mareykanku ku xukumay

                      Norfolk April 28,2012(SDN)-Xeer beegti dhegeysatay dacwad lagu soo oogay nin dilaal u ahaa Burcad badeed afduubatay dad Mareykan ah ayaa lagu riday xukun Ganaax iyo xabsi daaim isugu jira. Maxamed Saali Shibin ayaa lagu helay denbiga ah in gacan ka geystay afduubka markabkii SV Q uest oo laga qafaashay xeebaha dalka Cumaan. Ninkan ayaa dilaalka…

                      Read More

                        Sababaha uu Guddoomiye Faysal uga hadalay kulankii qarsoodiga ahaa ee uu Shariif la yeeshay

                        Hargeysa April 27,2012(SDN)-Guddoomiyaha xisbiga UCID INJ Faysal Cali Waraabe ayaa si kedis ah saxaafada uga waramay kulan qarsoodi ahaa oo uu la yeeshay madaxweynaha DFKMG ah ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed. Guddoomiyaha ayaa saxaafda la hadlay ka dib kolkii mucaaridka Somaliland ka bixiyeen kulnka sawir qalafsan. Si hadaba taa looga saadho meesha ayuu guddoomiye Faysal…

                        Read More

                          Masuuliyiinta Wasaaradda Duulista oo shaaciyay in Madaarka Hargeysa la xidhayo 1-da May

                          Hargeysa, 27, April 2012 (SDN)- Masuuliyiinta Wasaaradda Duulista Hawada Somaliland ayaa shaaca ka qaaday in bisha May bilawgeeda uu xidhmayo Madaarka magaalada Hargeysa eeEgalInternationalAirport, kaasoo laga bilaabi doono dhisme casriyayn ah ooh ore loo sheegay inay hirgelinayso DawladdaKuwait. Masuuliyiinta Wasaaradda Duulista ayaa ku wargeliyay Shirkadaha Diyaaradaha eeSomalilandinay duulimaadyadooda u wareejiyaan Madaarka magaalada Berbera. Xidhitaanka xilligan…

                          Read More

                            Xeryaha Qoxootiga ee dalalka Kenya iyo Itoobiya oo roobab Qarqiyeen

                            Nairobi April 27,2012(SDN)-Hay’ada Qaxootiga u qaabilsan QM ayaa shaacisay in xeryaha Qaxootiga ee dalalka Kenya iyo Itoobiya ee Soomaalida faraha badani ku jiraan in ay roobab dhawaan da’ay ay maasheeyeen. UNHCR waxa intaa ay ku dartay in qaxootiga Soomaalida ee gaadhaya dalka Itoobiya ay kordheen mudooyinkii u danbeeyay. “Xeryaha Cado Dollo ee Itoobiya waxa gaadhayay Soomaali tiradoodu ay…

                            Read More

                              AMISOM oo ka digtay in la carqaladeeyo nidaamka Roadmapka

                              Muqdisho April 27,2012(SDN)-AMISOM ayaa ka digtay in la carqaladeeyo nidaamka kala guurka ee looga gudbayo xiliga KMG ah ee Soomaaliya. Ku-xigeenka u qaabilsanaha AMISOM ee Soomaaliya Wafula  Wamunyinyi  ayaa sidaa ka sheegay shir jaraaid oo uu Muqdisho ku qabtay. “Waxaanu soo maray marxalado dad ku dhinteen si halkan loo soo gaadho,mana ogolaan doono in la…

                              Read More

                                Sheekh Shariif oo isu diyaarinaya Doorashooyinka August

                                Muqdisho April 27,2012(SDN)-Madaxweynaha DFKMG ah ee Sheekh Shariif  ayaa shaaciyay in uu taagan yahay xilka madaxtinimo ee dawlada soo socota,sida ay daabacday barta internetka ee press TV. Qoraalka waxa lagu xusay in madaxweynuhu uu ka gaabiyay hawlihii dawlada loo igmaday,iyada oo taa ay u raacdo eedo kale. Press TV ayaa soo xigatay xeel dheere la…

                                Read More

                                  Xaasaskii Bin Laden oo Sucuudiga loo mustaafuriyay

                                  Riyadh April 2012(SDN)-Wasaarada arrimaha guddaha ee dalka Pakistaan ayaa shaacisay in ay maanta u dhoofisay dalka Suucuudiga sadex xaas oo uu ka dhintay Osama Bin Laden iyo ubadkoodii. Qoraalka wasaarada ayaa lagu sheegay in qoyska Bin Laden oo ka koobnaa 11 caruura iyo sadex xaas ayaa loo dhoofiyay dalkii ay codsadeen. Qoysaskan ayaa la qabtay…

                                  Read More

                                    AMISOM oo soo bandhigtay Muuqaalka Burburka Caasimada Soomaaliya

                                    Kampala April 27,2012(SDN)-Ciidamada AMISOM ee dalka Yugaandha ayaa soo bandhigay muuqaalka dhabta ah ee caasimada dalka Soomaaliya oo dhawr iyo labaatankii sano ee u danbeeyay lagu dhex dagaalamayeeyay. Ciidamada dalka Ugaandha ayaa sawiro ka qaaday caasimada Muqdisho intii ay iminka ku gudo jireen hawgalada ay amniga ku sugayeen. Sawirada ayaa laga dheehan karaa qasaaraha iyo…

                                    Read More

                                      Guddoomiyaha Gobolka Maroodijeex oo Kulan la qaatey masuuliyiinta Degmooyinka Gobolka

                                      Hargeysa April 26,2012(SDN)-Ku simaha Gudoomiyaha Gobolka Maroodi jeex ahna Gudoomiye ku xigeenka Gobolka Rashiid Axmed Maxamed ayaa Maanta xafiiskiisa kulan kula yeeshay Gudoomiyayaasha Shanta degmo ee caasimada oo uu weheliyo Gudoomiyaha Xidhiidhka Ciyaaraha Fudud isla markaana lagaga wada hadlayay sidii u u qabsoomi lahaa Tartankii Orodada ee Sannad laha ahaa. Gudoomiyaha ayaa sheegay in arrrinta…

                                      Read More

                                        Wasiirada Hawlaha Guud iyo Beeraha Somaliland oo u kicitimay Mareykanka

                                        Hargeysa April 26,2012(SDN)-Wasiirka Hawlaha Guud ee Somaliland Md. Axmed Cabdi Maxamuud (Xaabsade) iyo Wasiirka Wasaaradda Beeraha Md. Faarax Cilmi Maxamuud (Geedoolle) ayaa maanta u kicitimay dalka Maraykanka halkaasi oo ay kaga qeyb galayaan xaflado ay jaaliyadda Somaliland ee ku wadankaasi ay ugu dabaal-degayaan 21-sano guuradda ka soo wareegtay dib ula soo noqoshadii madax-banaanidda Somaliland ee…

                                        Read More