Iran iyo Gollaha Amaanka oo wadahadal uga furmay Istanbul

    Istanbul April 14,2012(SDN)-Shanta dawladood ee rasimiga ku ah golaha amaanka ee qaramada midoobay oo loo geeyay wakiil jarmalka ka socda ayaa maanta kulan kula leh ergeyga u qaabilsa arimaha nukliyeerka dalka Iran MR.Siciid Jaliili magaalada Istanbool. Hasa ahaatee madaxwaynaha maraykanaka MR. Braak Obama ayaa isna maanta ku dhawaaqay in ay tahay fursadii ugu dambaysay ee…

    Read More

      Suudaan oo dagaal iclaamisay

      Khartuum April 14,2012(SDN)-Xukuumada khartuum ayaa maanta sheegtay in ay weerar xoogan ku qaadayso magaalada Hegleg, ee todobaadkii dhawayd ay ciidamada koonfurta suudan gacanta ku dhigeen. Magaalada Higlig oo ah halka ugu badan ee ay dawlada suudan ka soo saarto shiidalka ayay xooga saaraysaa sidii ay gacanteeda ugu soo noqon lahayd Higlig taas oo ay soo…

      Read More

        Shirwaynihii 1-aad urur Siyaasadeedka NDP oo lagu Ansixiyay Golaha Dhexe, Dastuurka iyo Hogaanka Ururka.

        Hargeysa-Ergooyinka Ururka NDP ayaa goor dhawayd Cod gacan taag ah ku Ansixiyay Gudida Qaban Qaabada Shir gudoonka urur Siyaasadeedka NDP oo ka kooban Afar Xubnood oo kala yihiin, Gudoomiyaha Shirgudoonka Maxamed haybe, Maxamuud axmed ibraahin, xayaab abu kaliil, C/laahi geele Erogooyinka Ururka NDP waxa kale oo ay Ansixiyeen Golaha Dhexe ee urur, Dastuurka Ururka NDP…

        Read More

          Madaxweyne Siilaanyo: Raga tartanka u xusul-duuban waxaan leeyahay kubadda laada ee idinku ha is-laadina‏(DHEGEYSO)

          Hargeysa, 14, April 2012 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta ka qaybgalay furitaanka Shirka 3aad ee Golaha dhexe ee Xisbiga KULMIYE, waxaa ku wehelinayay ka qaybgalkaas Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), Shirguddoonka labada Gole, Wasiirro, Xubnaha Golaha dhexe ee Xisbiga KULMIYE, ergooyinka Gobollada ee Xisbiga iyo taageerayaasha Xisbigaas. Madaxweynaha…

          Read More

            Nuxurka Khudbad dheer oo Madaxweynaha Somaliland ka jeediyay Shirka Golaha Dhexe ee xisbiga KULMIYE

            Hargeysa 14, April 2012 (Qurbejoog.com)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa khudbad dheer ka jeediyay shirka Golaha Dhexe ee xisbiga talada dalka haya ee KULMIYE oo maanta ka furmay Hargeysa. Shirkan oo ah kii saddexaad ee golaha Dhexe ee Kulmiye, waxa ka qaybgalay wasiiro, xildhibaano iyo ergooyin tiro badan oo ka kala yimi gobollada…

            Read More

              Shirweynihii Kulmiye oo Maanta Hargeysa Ka furmay,sidee buu ahaa Jewigu?

              April 14,2012(SDN)-Shirweynahii Kalfadhiga Sadexaad ee Xisbiga talada haya eeKulmiye oo socon doona muddo labomaalmood ah ayaa maanta ka furmay Hotel maansoor ee Magaalada Hargaysa. Shirweynaha waxaa ka soo qayb galayMadaxweynaha JSL Mudane Axmed maxamed Maxamud Siilaanyo, Madaxweyne ku xigeenkaJSL Mudane cabdiraxmaan cabdilaahi ismaaciil Seylici, Gudoomiye ku xigeenkakoowaad iyo ka labaad ee Golaha Wakiilada Somaliland, Gudoomiyaha…

              Read More

                NATO oo kordhisay mudada hawgalada ladagaalanka Burcad-badeeda,berigana ka dagaalami doonta

                Burssels April 14,2012(SDN)-Xulafada NATO iyo Midawga Yurub ayaa isla qaatay in la kordhiyo xiliga hawlgalada la dagaalanka Burcad-badeeda Soomaalida. Hawgalka reer Yurub oo la yidhaahdo Atlanta ayaa mudada loo kordhiyay oo waxa uu socon doonaa ilaa dhamaadka sanada 2012ka. Mudo kordhinta waxa weheliya iyada oo ciidamadana la faray in ay ka dagaalamaan Beriga iyaga oo…

                Read More

                  Omar Hammami (Al Amriki) oo la sheegay in la dilay

                  Muqdisho April 14,2012(SDN)-Ninka Jihaad doonka u tegay Soomaaliya ee u dhashay dalka Mareykanka ee Omar Hammami ayaa warbixin dhawaan la daabacay ay sheegtay in Shabaabku toogteen. Amriki oo ku dhashay Daphine Alabama ayaa dhawaan sheeciyay cajalad Muuqaala oo uu ku sheegay in kooxda Shabaabku qorsheynayaan in ay dilaan. Amriki ayaa sheegay in ay jirto qilaaf…

                  Read More

                    Hargeysa: Danab ku dhacay badhtamaha magaalada iyo khasaaraha ka dhashay

                    Hargeysa, 13, April 2012 (SDN)- Danab aan khasaare nafeed  gaysan ayaa ku dhacay caawa fiidkii inta u dhaxaysa hay’ada shaqaalaha iyo xarunta ciidanka asluubta ee magalada Hargeysa. Danabkan ayaa dhacay xilli roob ka da’ayay Caasimadda Hargeysa, waxaanu danabkkaasi khasaare u gaystay xadhkaha dabka ee dawladda, isla markaana waxa uu gooyay dhamaan xadhkihii ku dhawaa goobtaas…

                    Read More

                      Munaasibad loo sameeyay aasaskii Koobka Kubadda Cagta Somaliland

                      Hargeysa April 13,2012(SDN)-Wasiirka Wasaarada Dhalinyarada,Ciyaaraha iyo Dhaqanka ee Somaliland ayaa ka qayb galay munaasibad loo sameeyay Sannad Guuradii Lixaad ee ka soo wareegtay aasaaska Kooxda Kubada Cagta ee Jaamacada Alpha University oo lagu qabtay huteelka Imperial ee Caasimada Hargaysa. Waxaa kale oo Munaasibadan ka qayb galay Agaasimaha Guud ee Wasaarada Ciyaaraha,Xildhibaan ka tirsan golaha deegaanka…

                      Read More

                        AMISOM oo markii u horeysay raaligelin ka bixisay Khasaare Gawaadhidoodu Geysatay

                        Muqdisho April 13,2012(SDN)-Taliska ciidamda Amisom ee ka hawlgala magaalada Muqdisho ayaa markii u horeysay ka hadlay khaasre uu geystay mid ka mida gawaadhidooda gaashaan. Taliye-xigeenka AMISOM Brigadier General Audace Nduwumunsi ayaa qoraal uu maanta soo saadhay uga hadlay khasaare ka dhashay shil shalay ka dhacay Muqdisho oo dad ku dhaawacmeen. “Waxaan ka xumay khaladka askarta…

                        Read More

                          Halyeey Cabdi Noel oo Farance ku geeriyoodey

                          Paris April 13,2012(SDN)-Madaxii Hay’ada Xuquuqul Insaanka Jabuuti Jean Paul Cabdi Noel ayaa maanta ku geeriyooday dalka Farance ka dib xanuun mudo hayay loo geeyay dalkaas. Cabdi Noel ayaa dalka Jamhuuriyada Jabuuti ku leh sumcad weyn oo uu ku kasbaday dedaaladii uu u soo galay gobanimo doonkii. Sidoo kale Cabdi Noel ayaa mudooyinkii ka danbeeyay xornimada…

                          Read More

                            Urur ka shaqayn doona Horumarinta Soomaalida Itoobiya oo Jigjiga lagaga dhawaaqay

                            Jigjiga, 13 April 2012 (SDN)- Shir lagu qabtay magaalada Jigjiga  ayaa lagu aasaasay ururka horumarinta soomaalida itoobiya, iyadoo ay ka qayb galeen shirkaas Afhayeenka Baarlamaanka DDSI, Madaxweyne ku-xigeenada DDSI, Maamulada Degmooyinka iyo Gobollada DDSI, Wasiirka H/guud DDSI iyo Ganacsatada DDSI Afhayeenka Baarlamaanka DDSI rashiid Isaaq ayaa Tibaaxay inuu Urururkani wax wayn ka tari doono kor…

                            Read More

                              Kenya iyo Itoobiya oo ka wada hadlaya qabashada Kismaayo

                              Nairobi April 13,2012(SDN)-Dawlada Kenya ayaa wadahadal kula jirta dawlada Itoobiya si ay magaalada Kismayo ay uga saari lahaayeen kooxda Al Shabaab ee ciidamada Ladaa dalba dagaalka kula jira. Sida ay ilo wareedyo xog ogaal ah u sheegeen Somalidiasporanews dawlada Kenya ayaa hore uga codsatay ciidamada caalemiga ah ee ka hawlgala baddaha dalka Soomaaliya in ay…

                              Read More