Ciidamada Badda ee dalka Denmark oo Hawlgal ay qaadeen ku soo furtay La heysteyaal,Burcad Soomaali ahna qabqabtay

    Copenhagen April 13,2012(SDN)-Ciidamada Badda ee dalka Denmark ee ka hawlgala Baddaha Soomaaliya ayaa sheegay in ay qabteen markab ay afduubeen Burcad-badeed Soomaali ah oo heystay 16 shaqaale ah. “Markabka dagaalka ee Absalon ayaa joojiyay Markab kuwa Burcadu u isticmaasho hawlgaladooda,16 burcad ah oo la socday ayaa la qabtay,12 la-heyteyaal ah oo ka soo kala jeeda…

    Read More

      Qaramada Midoobey oo Siiriya u direysa kormeereyaal

      New York April 13,2012(SDN)-Gollaha Amaanka ee QM ayaa maanta shaaca ka qaaday in ay dhawaan u dirayaan dalka Siiriya si loo anba qaado nidaamka nabadeynta ee dalkaasi. Goaaka QM ayaa ku soo beegmaya maalin uun ka dib xabad joojin ka irgashay dalkaasi,ka dib qalalasaase dalkaa ka socday mudo sanad ah. Ergeyga QM iyo Jaamacada Carabta…

      Read More

        Diyaaraddaha dagaalka Suudaan oo duqaymo la dhacay magaalooyin ka tirsan dalka Koonfurta Suudaan iyo Madaxweyne Salva Kiir oo ka hadlay isku-dhacyada labada dhinac

        Juba 12, April 2012 (Qurbejoog.com)- Diyaaraddaha dagaalka ee dalka Sudan, ayaa duqaymo ku garaacay magaalooyin iyo goobo ku yaala gudaha dalka Koonfurta Suudaan, siday sheegeen saraakiisha dalka ugu dambeeyay ee qaaradda Afrika ku soo kordha ee South Sudan. Siday wakaaladaha wararku faafiyeen, duqaynta ay diyaaraddaha dagaal ee Sudan la dhaceen magaalo-madaxa gobolka Unity oo qani…

        Read More

          Guddoomiye Tarzan oo la weeraray

          Muqdisho April 12,2012(SDN)-Gudoomiyahay Gobolka Banadir Maxamed Nuur Tarzan ayaa maanta lagu weeraray degmeda CabdiAziz ee isla gobolka Banadir. Weerarkan oo Dhawaaca ilaa shan ka mida dhinacyadii dagaalamay sababay ayaan wax war ahi weli ka soo bixin. Ciidamada soo weeraray Gudoomiye Tarzan ayaase la sheegay in ay yihiin qaar ka amar qaata guddomiyaha degmeda Cabdiaziis. Ma…

          Read More

            Markabkii laga afduubay ganacsatada Somaliland oo madax-furasho lacageed lagu soo furtay

            Hargeysa 12, April 2012 (Qurbejoog.com)- Markab tan iyo badhtamihii bishii February ay haysteen koox Budhcad-badeed reer Puntland ah, ayaa la sheegay in shalay lagu sii daayay madax-furasho lacageed. Inkastoo aanu jirin war rasmi ahaan ka soo baxay shirkadda Al-Hafouf ee UAE oo leh Markabkaas iyo ganactada uu u rarnaa midna, haddana siday wararku sheegeen waxa…

            Read More

              Raiisul Wasaare Gaas:Shabaab waxey u yaaceen Puntland

              Muqdisho April 12,2012(SDN/AP)-Raiisul wasaraha DFKMG ah ee Soomaaliya ayaa wareysi uu siiyay Associated Press waxa uu ku sheegay in kooxda Al Shabaab oo looga itaal roonaaday Muqdisho ay haatan u yaacayaan Puntland. Raiisul wasaare Gaas ayaa sheegay in Buuraha galgala oo ah goob ay aad u adagtahay in la gaadho ay gabaadna ugu haboon tahay…

              Read More

                Mid kale oo ka mida Ganacsada Da’da Yar ee Qurbaha ka tegay iyo Xukuumada Jabuuti oo isku dhacay

                Jabuuti April 12,2012(SDN)-Xukuumada Jabuuti ayaa gebi ahaanba jojisay hawgalkii mid ka mida shirkadaha Ganacsi ee ay dalka ka furteen ganacsada da’ada yar ee Qurbaha uga soo noqday maalgashiga dalka. Shirkada Djb Clean oo heysatay qandaraaska nadaafada xafiisyada iyo dhismeyaasha dawlada Jabuuti ayaa gebi ahaanba la joojiyay hawlihii ay u heysay xukuumada Jabuuti. Ma cada sababta…

                Read More

                  Xisbiga Jamhuuriga oo soo xushay cida Obama wejihi doonta

                  Washington April 12,2012(SDN)-Xisbiga Jamhuuriga ah ee dalka Mareykanka ayaa bilihii ina dhaafay ku hawlanaa tartan is reebreeba oo loogu jiray soo xulida cida tartanka Madaxweynenimo uga qeybgelidoonta dhamaadka sanadkan. Mit Romney ayaa haatan u taagan tartanka madaxweynenimo ee lagu wado wado in uu qabsoomo bisha Novenber ee sanadkan. Madaxwene Barack Obama ayaa durtaba si duur…

                  Read More

                    Siiraya oo dabacsanaan muujisay iyo Ergeyga QM ee dalkaas oo sheegay in xabad joojin suurtogal tahay

                    New York April 12,2012(SDN)-Ergeyga gaardhka ah ee QM iyo Jamaacada Carabta ee dalka Siiriya ayaa sheegay in uu dalwada Siiriya ka helay qoraal ay ku aqbaleen xabad joojin dalkaa ka hirgasha xili saacado uun iminka ay inaga xigaan. Xukuumada Siiriya ayaa qoraalkeeda ku xustay in gebi ahaanba ciidamadoodu xabad joojinta u hogaansamayaan. Siiriya ayaase sheegtay…

                    Read More

                      Hawgalkii Taariikhiga ahaa ee Birjeex Masuuliyiinta SNM lagula Baxay Dharaarta cad oo Hargeysa laga Xusay

                      Hargeysa April 11,2012(SDN)-Gudoomiye ku xigeenka 2aad ee Golaha Wakiilada Somaliland Mudane Cali Yuusuf oo ay weheliyaan Wasiirada Wasaaradaha Warfaafinta Mudane Cabdi Yuusuf Ducaale “Boobe”iyo Caafimaadka Dr Xuseen Maxamuud Maxamed ayaa Maanta ka qayb galay munaasibad loo sameeyay Geesiyadii ku suntanaa hawlgalkii Birjeex ee lagula baxay alle ha u naxariistee Marxuun C.laahi Askar oo ku astaysnaa…

                      Read More

                        Wakiilka Xafiiska Hay’ada Save the Children ee Somaliland ayaa Maanta deeq ku wareejiyay Hay’ado dhawr ah

                        Hargeysa April 11,2012(SDN)-Wakiilka xafiiska Scf ee Somaliland Maxamud Maxamed Xasan ayaa Maanta Computero iyo agab kale oo xafiis ku wareejiyay Komiishanka Xuquuqul iinsaanka Qaranka,Xarunta Agoomaha ee Hargaysa iyo Xeer ilaalinta Guud. Wakiilka Xafiiska Hay’ada Save the Children ee Somaliland Maxamud Maxamed  oo ka hadlayay munaasibada Wareejinta agabkan kala duwan ayaa sheegay  in Qalabkani uu wax…

                        Read More

                          Shirweynihii 1-aad ee Urur siyaasadeedyada Xaqsoor,Dalsan,Badbaado iyo Nasiye ayaa Maanta ka furmay Magaalada Hargaysa

                          Hargeysa April 11,2012(SDN)-Shirweynihii 1-aad ee Urur siyaasadeedyada Xaqsoor,Dalsan,Badbaado iyo Nasiye ayaa Maanta ka furmay Magaalada Hargaysa kuwaas oo qaarkood lagu doortay hogaanadooda rasmiga ah. Shirweynaha Urur siyaasadeedka Xaqsoor oo ka furmay huteelka Xaraf waxaa ka hadlay Gudoomiyaha ku meel gaadhka ee urur Siyaasadeedkaas Axmed Nuur Aw Cabdi Shaacir oo ka waramay ujeedooyinka ururkan ay u…

                          Read More

                            Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland iyo Taliyaha ciidanka Booliska oo booqday dugsiga tabobarka Ciidamada ee Mandheera

                            Mandheera April 11,2012(SDN)- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Jamhuuriyada Somaliland Mudane Maxamed Nuur Caraale “Duur” oo ay weheliyaan Taliyaha Ciidanka Booliska C.laahi Fadal Iimaan iyo badhasaabka gobolka Saaxil Maxamud Cali Saleebaan (Ramaax), ayaa maanta kormeer ku tagay dugsiga tababarka Ciidanka Booliska ee Mandheera, halkaasoo uu tababar uga socdo sadex boqol iyo afar iyo lixdan askari….

                            Read More

                              Ciidanka Yemen oo dagaal ka dhacay gobolka Abyaan ku dilay dagaal-yahano Al-Qaacida ah oo ka yimi dalal ay Soomaaliya ku jirto

                              Sanca 11, April 2012 (Qurbejoog.com/Bloomberg)- Ciidanka dalka Yemen ayaa Arbacada maanta dilay 10 qof oo looga shakisan yahay maleeshiyaadka Al-Qaacida. Siday ku warantay wakaalada Bloomberg, maleeshiyaadkaas waxa lagu dilay dagaalo maalintii saddexaad ka socda magaalada dhinaca Koonfureed ee Lawdar ee gobolka Abyan, siday sheegtay wasaaradda Difaaca ee dalka Yemen. Dagaal-yahano ajaanib ah oo ka yimi…

                              Read More

                              Tababaraha Xulka Q!aranka Ciraaq Zico Maxaa u Qarsoon?

                              Baqdaad-Wed-11-2012-qurbejoog.com-Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu ku jeex-jeexeynaa halyeygii reer brazil berisamaadkii ZICO oo haatan Tababare u ah xulka qaranka ee Ciraaq dhawr kale oo wadana ka soo noqdey. Haddaba carqaladda weyn ee hor taagan Tababare Zico sida uu ugu soo bixi lahaa koobka kubadda cagta Aduunka ee lagu qaban doono Caasimadda dalka Brazil Sanadka 2014,taas oo…

                              Read More

                                Wasiirka Qorshaynta iyo Horumarinta Somaliland oo ka halay habka loo bixiyo deeqaha, siyaasadda dawladda iyo shirkad gaar ah oo gal-xisaabeed dibadda uga furatay

                                Hargeysa 11, April 2012 (Qurbejoog.com)- Wasiirka Qorshaynta iyo horumarinta Somaliland Dr Sacad Cali Shire, ayaa markii u horaysay ka hadlay gal-xisaabeed la sheegay in shirkad gaar loo leeyahay oo la yidhaahdo SDC u furatay deeqaha la siiyo Somaliland. Wasiirka oo warsaxaafadeed ka soosaaray Hargeysa, waxa uu faahfaahin ka bixiyay habka loo bixiyo deeqaha horumarineed ee…

                                Read More

                                  Hoolka qaliinka Cusbitaalka Hargeysa oo lagu wareejiyay Ajinabi iyo Shaqaalaha oo cabasho ka muujiyay

                                  Hargeysa, 11, April 2012 (SDN)- Cusbitaalka Guud ee magaalada Hargeysa ayaa maalmihii u dambeeyay waxa ka taagan xaalad cakiran oo la xidhiidha hawl maalmeedka dhakhaatiirta iyo shaqaalaha Cusbitaalka. Todobaadkii hore ayay qaar ka mid ah dhakhaartiirta ka hawlgala Cusbitaalka Guud cabasho ka muujiyeen, ka dib markii sida ay sheegeen agaasimaha guud ee Cusbitaalku ka xidhatay…

                                  Read More

                                    Golaha Guurtida oo fasax galay xilli ay dhamaatay muddo xilleedkii Goleyaasha Deegaanku

                                    Hargeysa, 11, April 2012 (SDN)- Goleyaasha Deegaanka ee Somaliland ayaa muddo-xilleedkii ay hore ugu kordhiyeen Golaha Guurtidu dhamaaday, kaasoo ku ekaa 7-dii bishan April, iyadoo Golaha Guurtiduna uu isla maalintaas fasax dheer galay. Sharciyada muddo-xilleedka Goleyaasha Deegaanka ayaa sannado badan dhaafay waqtigii sharcigu siiyay, isla markaana ay kordhintooda sababayeen duruufo kala duwan oo dalku soo…

                                    Read More