Madaxda dalalka Kenya iyo Itoobiya oo baaq u jeediyay Soomaalida

    Nairobi Mar 02,2012(SDN)-Madaxda dalalka Kenya iyo Itoobiya ayaa kulan ay ku yeesheen dalka Kenya ayay uga hadleen arrimo la xal u helida xaalada murugsan ee dalka Soomaaliya. Reysul wasaaraha dalka Itoobiya Meles Zenawi iyo Madaxweynaha Kenya Moi Kibaki ayaa wada jir baaq ugu diray Soomaalida. Masuuliyiinta ayaa ugu baaqay Soomaalida in ay u midoobaan sidii…

    Read More

      Ciidamada Syeria oo mucaaridkii hubeysnaa ka saaray Homs

      Homs Mar 02,2012(SDN)-Ciidamada dalka Syria ee afarta todobaad duqeynta ba’an ku hayay Homs ayaa maanta gebi ka saaray magaaladaas ciidaamo mucaarid ah oo halkaa fadhiisin ka dhigtay. Xukuumada Bashar Al Asad ayaa guushaa dabadeed u ogolaaday heyada Laanqeyrta cas in ay gasho guddaha Baba Camar oo ah halka dagaalada intooda badani ay ka dheceen. sidoo…

      Read More

        Xafiiska Samafalka u qaabilsan madaxtooyada Somaliland oo qaabilay wefdi ka socda Qadar oo dalka Gargaar keenay

        Hargeysa Mar 01,2012(SDN)-Agaasimaha Xafiiska Samo falka Madaxtooyada iyo Mas’uuliyiin ka tirsan hay’ada African Relief Community ayaa Maanta dalka ku soo dhaweeyay wefti ka tirsan dawlada Qadar oo Gargaar u sida dadka danyarta ah . Weftigan oo ka kooban Laba iyo Toban ruux kana soo degay gegida diyaaradaha ee Cigaal International Airport waxa ay sidaan  gargaar…

        Read More

          Dawlada Hoose ee Hargeysa oo maalintii labaad sameysay wado baneyn

          Hargeysa Mar 01,2012(SDN)-Dawladda Hoose ee Hargeysa ayaa maanta maalintii labaad oo xidhiidh ah hawl-gal balaadhan oo waddo banayn ah ka fulisay jidka badhtamaha magaaladda Hargeysa. Hawl-galkan waxa saaka lagu burburiyay sanadaqadaha, miisaska iyo saxaaradaha, kollayadda jaadka, Buulal,Banjarlayaal iyo Waxyaabo kale oo wax u dhimaya bilicda Caasimada oo ku teedsanaa wadada u dhaxaysa Saldhiga dhexe ee…

          Read More

            Gollaha Xuquuql Insaanka ee QM oo canbaareeyay Xukuumada Syria

            Geneva Mar 01,2012(SDN)-Golaha  xuquuqal insaanka qaramada midoobay ayaa ansixiyey qaraar canbaaraynaya  dalka Suuriya   dagaalka   ay kula jirto  dadkeeda  iyo in gargaar la gaadhsiyo dadka tabaalaysan  inay  ogolaato . Ansixinta  qaraarkan oo ka dhacay xarunta  golahaasi  ee Geneva, ayaa  ah qaraar  loogu  tala galay in cadaadis  lagu  saaro Suuriya  , waxaana  qaraarkan ogolaaday oo ansixiyey shan…

            Read More

              Magacyada Shaqsiyaadka iyo ururada ku guulaystay Abaal-marimaha Mahrejaankii ka socday Hargeysa (Daawo Sawirada)

              Hargeysa 01, March 2012 (Qurbejoog.com)- Tartan ku saabsanaa filimada, sawir-gacmeedyada, gabayada iyo ciyaaraha hiddaha iyo dhaqanka oo saddexdii maalmood ee u dambeeyay ka socday magaalada Hargeysa, ayaa maanta la soo gebogabeeyay. Tartankaas oo ay soo qabanqaabisay shirkada Kow Media Corporation, isla markaana ay maalgelisay hay’adda caalamiga ah ee IREX Europe, waxa xidhitaankiisii ka qaybgalay guddoomiyaha…

              Read More

                Baarlamanka UK oo ansixiyay sharci dhimid ku sameynaya Gacan qabadka la siiyo Saboolka

                London Mar 01 2012(SDN)-Barlamaanka dalka UK  ayaa ansixiyey sharci xad u yeelo dona  lacagta la siiyo  qoysaska  aan shaqo haynin ee ku nool  dalka Ingiriiska , iyadoo  xadka laga  dhigayo in qoysku uu qaato kow iyo afartan kun oo dalar sanadkii. Dawladda UK ayaa iyadu waxay dhib  kala kulantay  ansixinta sharcigan , iyadoo  uu dhaleeceeyey qaraarkan  aqalka…

                Read More

                  Hawlgalkii Dawladda Hoose oo galaaftay Dhir badan oo manaafacaad leh yo Masuuliyiin Wasaaradda Deegaanka oo cambaareeyay arrintaas

                  Hargeysa, 01, March 2012 (SDN)- Masuuliyiinta Wasaaradda Deegaanka iyo Horumarinta Reer Miyiga Somaliland ayaa cambaareeyay hawlgal ay Dawladda Hoose ee Hargeysa ku gumaaday dhir badan oo ku yaallay badhtamaha Caasimadda. Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Deegaanka Maxamed Faarax Xirsi oo manta Warbaahinta qaarkeed kula hadlay xafiiskiisa ayaa adag ku naqdiyay hawlgal ay maalmihii u dambeeyay Dawladda…

                  Read More

                    General Galaal oo ka hadlay Xasuuqa Cali Samatar loo haysto iyo wadahadal dhexmara Somaliland iyo Soomaaliya

                    Hargeysa 29, Feb. 2012 (Qurbejoog.com)- General Maxamed Nuur Galaal, oo ka mid ah saraakiishii sar sare ee ciidamadii dalka Somaliya, imikana ka mid ah siyaasiyiinta caanka ah ee Somaliyed, ayaa soo dhaweeyay wada hadal dhex mara Somaliland iyo Somaliya, waxaanu Alle ka baryay inuu noqdo wada hadal khayr qaba. General Galaal, oo isagoo jooga magaalada…

                    Read More

                      Xukuumadda oo muddaysay tartanka la wareegida haamaha Shiidaalka Berbera

                      Hargeysa, 29, February 2012 (SDN)- Wasiirka Ganacsiga Somaliland Cabdirisaaq Khaliif Axmed ayaa markii ugu horreysay ka hadlay wakhtiga la bilaabayo tartan loo galayo la wareegista maamulka haamaha shidaalka ee magaaladda Berbera oo bishii May ee sannadkii hore ay xukuumaddu gacan-ku-hayntooda kala wareegtay Shirkadda TOTAL oo tobanaan sanno maamulaysay hawlaha Haamaha Shidaalka. Wasiirka waxa uu sheegay…

                      Read More

                        Shiinaha oo ayiday qorshe gargaar lagu gaadhsiinayo Syria

                        Beijing Feb 29,2012(SDN)-Wasiirka arimaha dibada ee xukuumada Shiinaha ayaa sheegay in ay ayidsan yihiin dedaalka caalamiga ah ee lagu doonaayo in  gargaar lagu gaadhsiiyo wadanka Suuriya  , ka dib markii uu hadal dhinaca  telefoonka ah uu kula yeeshay Xoghayaha  guud ee Jaamacada Carabta .   Geesta kale , ciidamada  Suuriya  ayaa weerar cusub  oo balaadhan…

                        Read More

                          Xildhibaan NacNac iyo masuuliyiin kale oo Deeq Raashin ah gaadhsiiyay gobolka Hawd

                          Baligubedle Feb 29,2012(SDN)-Xildhibaan Axmed Maxamud Diiriye NacNac oo uu waheliyo la taliyaha wasiirka Madaxtooyada iyo Arimaha Samafalka Mohamed Axmed Kaahin deeq raashin ah Gaadhsiiyay Gobolka Hawd iyo qaar ka mid ah Deegaanada hoos yimaada. Deeqdan Raashinka oo ka timi dalka Qadar ayaa qaybinteeda waxaa fulinayay Hay’ada Munadumatul Dacwatul Islaami,Xildhibaan Axmed Mohamed Diiriye oo halkaasi ka…

                          Read More

                            Gudoomiyaha ku Xigeenka 1aad ee Golaha Wakiilada ayaa Maanta soo gabo gabeeyay kulan hawleed lagaga hadlayay dib u eegista Xeerka Nidaamka Garsoorka

                            Hargeysa Feb 29,2012(SDN)-Gudoomiyaha ku Xigeenka 1aad ee  Golaha Wakiilada Mudane C.casiis Maxamed Samaale  ayaa Maanta soo gabo gabeeyay kulan hawleed mudo laba cisho socon ah socday oo lagaga hadlayay dib u eegista Xeerka Nidaamka Garsoorka kaas oo lagu qabtay Huteelka Huteelka Guuleed ee Caasimada Hargaysa.   Waxaa aqoon is weydaarsigan ka qayb qaadanayay ku dhawaad…

                            Read More

                              Masar oo sheegtay in ay qabatay sarkaal Al Qaacida,iyo ruuxa ay qabatay oo dafiray in uu ururkaa ka tirsan yahay

                              Qahiira Feb 29,2012(SDN)-Masuuliyiinta wadanka Masar  ayaa xaqiijiyay inay qabteen sarlad sare  oo ka tir sanaa ururka  Al-Qaaciida  Maxamed Ibraahin  Makaawi , kuna  magic dheer Saif  Al-adel. Mr.  Al-adel waxa uu ahaan jiray raga ugu cad cadaa gacan yareyaasha u ahaa hogaamiyihii  hore  ee ururka Al-Qaaciida  Usaama Bin Laadin  gaar ahaan xiliyadii ay dhaceen  weeraradii lagu qaaday…

                              Read More

                                Hal qof oo ku dhintay hawlgal saaka Dawladda Hoose ee Hargeysa ay fullisay iyo masuuliyiinteeda oo aan ka hadal

                                Hargeysa, 29, February 2012 (SDN)- Dawladda Hoose ee Caasimadda Hargeysa ayaa maanta ku waaberiisatay ganacsatada yar yar ee suuqa ee badhtamaha magaalada, halkaasoo ay ka fuillisay hawlgal dumisay sandaqado, iyo miisaska bacadyaalka ah ee lagu iibiyo badeecadaha kala duwan. Hawl-galkan oo ay hoggaaminayeen Wasiirka Arrimaha Gudaha Maxamed Nuur Caraalle (Duur) iyo Maayarka Caasimadda Hargeysa Eng….

                                Read More

                                  Shabaab oo sheegay in ay weerarayaan shirkadah shidaal baarida ka wada Puntland

                                  Muqdisho Feb 29,2012(SDN)-Kooxda Al Shabaab ayaa maanta sheegtay in aaney waxba ka jirin heshiisyada ay wada galeen Soomaalida iyo shirkadaha Shidaal baarista ee Puntland laga wado. Shabaabku waxa ay sheegeen in ay weerari doonaan goobaha shidaal baadhista laga wado ee Puntland. Hanjabaadan ayaa ku soo beegmeysa ka dib kolkii dhawaan ay shirkado isbaheystay shaaciyeen in…

                                  Read More

                                    Berbera: Dood-cilmiyeed ku saabsan barashada cilmiga Dhaqaalaha iyo xaaladdaha Dhaqaale ee Somaliland oo lagu qabtay Jaamacadda Gollis

                                    Berbera 29, Feb.2012 (Qurbejoog.com)- Waxa xalay magaalada Berbera lagu qabtay dood cilmiyeed ku saabsan barashada cilmiga dhaqaalaha iyo faaidada, iyo weliba xaaladda dhaqaalaha Somaliland. Kulankan waxa soo qabanqaabiyey ardayda seniors kulliyadda dhaqaalaha ee jaamacadda Camuud Borame, waxana kala qayb qaadanayay ardayda dhaqaalaha barata ee jaamacadda Gollis Berbera. Dhiinka kulliyadda MS-IT ee jaamacadda Gollis Berbera mr…

                                    Read More

                                      Xafiiska SARC adeeg noocee ah ayuu u qabtaa Bulshada?

                                      Hargeysa, 29, February 2012 (SDN)- Agaasimaha xafiiska la-dagaalanka tacadiyada ka dhanka ah haweenka iyo carruurta Axmed Daahir Aadam ayaa ka warramay hawl-qabadka xafiiskiisa iyo ujeedooyinka loo aasaasay. Agaasimaha ayaa sheegay hawlaha uu xafiiskiisu u qabto bulshada ay ku kooban yihiin adeegyada caafimaad, sharci, la talin iyo u dooddista dadka aan awooddin inay qabsadaan garyaqaano u…

                                      Read More

                                        Hargeysa: Khasaaraha ka dhashay iska horimaad dhexmaray Dawladda Hoose iyo Ganacsatada yar yar ee Suuqa dhexe + SAWIRRO

                                        Hargeysa, 29, February 2012 (SDN)- Suuqa dhexe ee Caasimadda Hargeysa ayaa saaka waxa ku waaberiistay hawl wadeennada Dawladda Hoose ee Hargeysa, halkaasoo ay ciidamaddu cagta mariyeen ganacsatada yar yar ee ka shaqaysta hareeraha wadada wayn ee halbawlaha u ah magaalada. Hawlgalka Ciidamada Dawladda Hoose ay ka sameeyeen hareeraha wadada dhexe ee magaalada Hargeysa ayaa waxa…

                                        Read More