Jabuuti oo Wasiiro u dirtay Turkiga,maxey tahay sababtu?

    Istanbul Mar 04,2012(SDN)-Xukuumada Jabuuti ayaa u dirtay labo ka mida wasiiradeeda dalka Turkiga ee lagu wado in uu martigeliyo wareega labaad ee shirka arimaha Soomaalida looga arinsanayo oo daba socda kii dhawaanta lagu qabtay London. Wasiirada haatan ku sugan Istanbul ayaa hore goobjoog uga ahaa isla markaana door lexaad leh ku lahaa in dhinacyada Soomaalidu…

    Read More

      Bisha Cas oo aan weli ka hawlgelin Homs

      Homs Mar 04,2012(SDN)-Hay’ada Caalamiga ah ee Laanqayrta Cas ayaa ilaa Maanta Quud daraynaysa in maamulka Suuriya si rasmi ah ugu ogolaado in gargaar deg deg ah la gaadhsiiyo deegaanka Baabul Camar ee ku yaal Magaalada Xumus. Ururka laanqayrta cas ayaa filaya in loo fasaxo gaadiidka sahayda u sida magaalada Xumus , hasa yeeshee Xukuumada Suuriya…

      Read More

      Baxreyn oo10-0-Ku Gawracdey Induuniisiya

      Jakarta-03-03-2012-qurbejoog  tirsaneyd isreeb-reebka koobka kubadda cagta ee aduunka laguna qaban doono Baraasiil 2014. Ciyaartan oo ahayd  ciyaartii Abid ugu fadeexadda badneyd ee soo marta taariikhda kubadda cagta ee koobka aduunka taas-0. oo dhexmartey xulka baxreyn iyo xulka Induuniisya ku,haddabana soo gabagaboodey Baxreyn 10- Induuniisiy.Ciyaartan oo ku bilaabatey adhi garoon la iskugusoo xareyey ayaa daqiiqaddii 4-aad ayaa baxreyn…

      Read More

        Baarlamaanka Masar oo baaraya cida dalkaas ka saartay ajaanib eedo loo heystay

        Qahira Mar 03,2012(SDN)-Baarlamanka dalka Masaarida ayaa Maanta Su’aalo weydiinaya saraakiishii u ogolaatay inay wadankaasi ka baxaan dad ajaanib ah oo ku eedaysan inay khalkhal galinayeen nabadgalyada iyo xasiloonida dalkaasi. Dadkan ajinabiga ah oo tiradoodu tahay todoba iyo toban qof una dhashay Wadanka Maraykanka waxa ay hawl wadeeno ka ahaayeen hay’ado ka dhisan dalka Masar oo…

        Read More

          Wasiirka Duulista Somaliland iyo Shirkad Shiine ah oo heshiis lagu dhisayo Madaarka Hargeysa

          Hargeysa Mar 03,2012(SDN)-Wasaaradda Duulista iyo Hawada Somaliland iyo Shirkada laga leeyahay dalka Shiinaha oo la yidhaahdo China Hono Group, ayaa maanta waxay si rasmiya u kala saxeexdeen heshiis lagu dhisayo madaarka magaaladda Hargeysa. Wasiirka wasaaradda Duulista iyo Hawda Somaliland Md. Maxamuud Xaashi Cabdi oo shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa magaalada Hargeysa, ayaa waxa uu ku…

          Read More

            Miisaaniyad-sannadkeeda 2012 oo u gudubtay golaha Wakiilada iyo mudaneyaasha oo lagu wargeliyay xilliga uu wasiirka Maaliyaddu hor iman doono

            Hargeysa 03, March 2012 (Qurbejoog.com)- Odoraska miisaaniyad-sannadeedka 2012-2013 ee Somaliland, ayaa maanta loo qaybiyay mudaneyaasha golaha Wakiilada, si ay waajibaadkooda sharci uga gutaan. Guddoomiyaha golaha Wakiilada Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi oo hadal kooban ka jeediyay fadhigii maanta ka dib markii mudaneyaasha loo qaybiyay nuqulada buugga odoraska Miisaaniyad-sannadkeeda dawladda ee 2012, waxa uu sheegay in Isniinta soo…

            Read More

              Guddoomiyaha gobolka Hargeysa ee UCID oo magacaabay guddoomiyaha garabka Dhalinyarada xisbigaas ee heer gobol

              Hargeysa 03, March 2012 (Qurbejoog.com)- Guddoomiyaha gobolka Hargeysa ee xisbiga mucaaradka ah ee UCID Mr. Jimcaale Maxamed Ciise, ayaa magacaabay guddoomiyaha garabka dhalinyarada xisbigaas ee gobolka. Sida lagu sheegay qoraalka magacaabista, guddoomiye Jimcaale waxa uu guddoomiyaha garabka dhalinyarada UCID ee gobolka Hargeysa u magacaabay Deeq Cusmaan Daahir, wuxuuna qoraalkaasi u dhignaa sidan; “Gudoomiyaha Gobolka Maroodi…

              Read More

                Madaxweyne Siilaanyo oo dalka ku soo laabtay, kana warbixiyay natiijada socdaalkiisa

                Hargeysa, 03, March 2012 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo dalka ku soo laabtay ayaa lagu soo dhaweeyay Madaarka magaalada Hargeysa, ka dib markii uu dhawaan dalka Ingiriiska kaga qaybgalay shir halkaas loogu qabtay dalka Soomaaliya. Waxaana Madaxweynaha ku soo dhaweeyay madaarka magaalada Hageysa Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland, shirguddoonka labada gole, madaxda xisbiyada,…

                Read More

                  Maxaad Ka Taqaanaa Taariikh Nololeedkii Isboorti Ee Axmed Saciid Xiir.

                  Ottawa-Mar-03-03-qurbejoog.com Marka hore waxa mahadnaq leh ILAAHAY (SWTC) iyo xabiibkiisa Rasuulkeena Muhamad(SCW).Waxa aan idiin soo qaadayaa sheeko xiiso badan oo aanu ku soo qaadanayno nin dhaliinyaradii ciyaaraha gobolada oo inooga sheekayn doona waxyaabihii uu uso taagnaa xiligii uu ciyaaraha soomaliya ku jirey. Ninkan oo magaciisa la yidhaaho Axmed saiciid xiir kuna nol Wadanka Canada gaar ahaan…

                  Read More

                    Warbixin:Dawlada Soomaaliya oo 58 million soo gashay, million qudhana adeegyo ku fulisay

                    Nairobi Mar 03,2012(SDN)-Dawlada KMG ah Soomaaliya ayaa xili shacabkeedu u le’anayeen gaajo ayay hal million oo qudha ku bixisay gargaar,iyada oo sanadkaasi u xadhootay aduun ka badan $58 million dollar,sidaana waxa lagu xusay warbixin uu qoray sarkaal dawladu hore ugu xil saartay hanti dhawrka. Dawlada KMG ah ayaa gebi ahaanba beenisay xogta ku xusan warbixintan…

                    Read More

                      Madaxweyne Siilaanyo oo sheegay inay diyaar u yihiin wax-ka-qabashada tabashooyinka deegaannada bariga

                      Hargeysa, 02, March 2012 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa ka hadlay tabashooyinka deegaannada bariga Somaliland, waxaanu sheegay in Xukuumaddiisa ay diyaar u tahay cabasho kasta oo kaga timaada bulshada ay hogaanka u hayaan. Madaxweynaha Somaliland maalmihii u dambeeyay ku sugnaa carriga Ingiriiska ayaa sheegay in gobollada Sool, Sanaag iyo Cayn ay…

                      Read More

                        Iraan oo looga dareeray doorashooyinkii Baarlamaanka

                        Tehran Mar 02,2012(SDN)-Codbixiyaasha    wadanka Iraan ayaa ka   qayb qaadanaya doorashooyin   lagu soo dooranaayo    290 xubnood oo ka mid noqonaya golaha barlamaanka ee wadankaasi Iraan. Doorashadani ayaa noqonaysa tii ugu horeysay ee wadankaasi ka dhacda  tan iyo sanadkii 2009-lii xiligaasi oo dalkaasi ay ka dhacday  doorashadii xaga madaxtiniumada  ee lagu soo doortay madaxweyne Maxamuud Axmed Najaad,…

                        Read More

                          Wasiirka Arrimaha Dibedda oo ka warramay nuxurka khudbadii Madaxweyne Siilaanyo

                          Hargeysa, 02, March 2012 (SDN)- Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Dr. Maxamed C/laahi Cumar ayaa tafaasiil ka bixiyey nuxurka Khudbadii Madaxwayne Siilaanyo ka jeediyey shirkii Soomaalida ee 23-kii February ka furmay Magaaladda London ee Xarunta dalka Britain, kaas oo sheegay in khudbadaasi ay kor u qaaday qadiyadii Aqoonsi raadiska ee Somaliland, isla markaana sababay inuu sare…

                          Read More

                            UK: Ururka SSE oo ka hadlay xaaladda Caafimaad ee Wasiirul-dawlaha Khaarajiga Somaliland, baaq taageero ahna ka soosaaray shirkii London

                            London 02, March 2012 (Qurbejoog.com)- Ururka Somaliland Societies in Europe oo magaciisa loo soo gaabiyo SSE, ayaa ka hadlay xaalada caafimaad wasiiru-dawlaha Khaarajiga Somaliland Dr. Maxamed-Rashiid Sheekh Xasan oo todobaadkii u dambeeyay xaalad caafimaad u jiifay cusbatal ku yaala magaalada London. Ururka oo warsaxaafadeed ka soosaaray London, waxa uu sheegay in xaalada caafimaad ee wasiirku…

                            Read More

                              Itoobiya oo deked u doonatay Kenya iyo saameynta ay ku yeelan karto Jabuuti iyo Somaliland

                              Nairobi Mar 02,2012(SDN)-Dawladaha dalalka Itoobiya iyo Konfurta Suudaan ayaa dhawaan heshiisyo kala duwan la sexeexday dalka Kenya si markaa ay shacabkooda uga faaiideyaan dekedaha dalkaasi. Dawlada Itoobiya ayaa todobaadkan la sexeexatay dalka kenya heshiisyo ganacsi oo labada dal dhexmara,khaasatan mid ay labada dal ku dhisayaan tareen isaga goosha magaalada xeebta ah ee Lamu iyo caasimada…

                              Read More