Berbera: Dadweyne dibad-bax ku muujiyay siday uga soo horjeedaan Wershad Sibidh oo hirgelinteeda Dahabshiil la siiyay iyo odayaal la xidhxidhay

    Berbera 05, March 2012 (Qurbejoog.com)- Ciidanka amniga ee magaalada Berbera, ayaa xidhay qaar ka mid ah waxgaradka iyo odayaasha gobolka Saaxil. Siday sheegayaan wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaadhay halkaas, xadhigan oo ka dambeeyay markii ay guddi dhinaca bulshada Berbera ahi ka soo horjeesteen dhismaha wershad labaad oo Sibidh oo shirkadda Dahabshiil ruqsad lagu…

    Read More

      Guddi dusha kala socota xaaladaha maxaabiista oo kormeertay xabsiga dhexe ee Cerigaabo

      Ceerigaabo Mar 05,2012(SDN)-Gudi Loo xilsaaray Qiimaynta Xaalada Xabsiyada iyo Maxaabiista dalka,ayaa maanta kormeer ku soo maray Xabsiga dhaxe ee Magaalada Ceeri-gaabo. Sida ay sheegtay wakaalada wararka Somaliland ee Solna,Gudidan ayaa kormeerkan ugu kuur galayay Xaalada Xabsiga Dhex ee  Ceerigaabo,iyo Maxaabiista ku sugan.halkaasi oo ay xogwaraysi kaga qaateen Masuuliyiinta Xabsiga iyo Maxaabiistaba. Gudigan oo wasiirka wasaarada…

      Read More

        Sanaag: Ujeedada kormeer ay wasiirada Beeraha,Shaqada iyo iyo Arimaha Bulshadu ku soo mareen degaamada buuraleyda qaarkood

        Ceerigaabo Mar 05,2012(SDN)-Wasiirada wasaaradaha Beeraha,Shaqada iyo  iyo Arimaha Bulshada ayaa maanta kormeer ku soo maray qaar ka mid ah deegaanada Beeraleyda Gobolka Sanaag. Wasiirka wasaarada Beeraha Md.Faarax Cilmi Geedoole,oo ay Waheliso Wasiirada Shaqada,Arimaha Bulshada Marwo,Ilhaan Mohamed Jaamac ayaa waxay ay maanta Kormeer ku soo mareen Deegaanada Beeralayda ee Midhisho,Tuulada Kulmiye oo Kaga beegan Magaalada Ceerigaabo…

        Read More

          Gaalkacyo: Koox Dablay ah oo toogasho ku dilay Suxufi

          Gaalkacyo 05, March 2012 (Qurbejoog.com)- Koox dablay ah ayaa toogasho ku dilay weriye Cali Axmed Cabdi oo ka tirsanaa idaacad ku taala magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Weriyahan oo xalay la dilay, waxa uu noqonayaa suxufigii 30aad ee tan iyo 2007 lagu dilo Soomaaliya oo ka mid noqotay meelaha ugu daran ee Suxufiyiintu ka…

          Read More

            Boqorka Sucuudiga iyo Madaxweynaha Suuriya oo ka wadahadlay mushkilada Suuriya

            Riyad Mar 05,2012(SDN)-Wasiirka arimaha dibada ee Sucuudiga Amiir Sucuud Bin faysal ayaa daaha ka qaaday in Boqor cabdallaha sucuudigu uu xidhiidh la sameeyey Madaxweynaha Suuriya Bashaar Al-asad, isla markaana uu kula taliyey inuu go’aamiyo mustaqbalkiisa. Hadalkan wasiirku waxuu ka sheegay kulankii ay lahaayeen wadamada Khaliijka Carabtu ee ku qabsoomay magaalada Riyaad, waxa uu ku cadeeyey…

            Read More

              Cusbitaalka Haweenka Festuulaha ee Boorame oo ka gudoomay ururka AIF deeq ka kooban qalab caafimaad oo kala duwan

              Borama Mar 05,2012(SDN)-Cusbitaalka Xanuunada haweenka ee Festuulaha ee Magaalada Boorame ee Gobolka Awdal ayaa maanta ka gudoomay ururka A I F deeq ka kooban qalab caafimaad oo kala duwan. Deeqdani oo ay bixisay ururka caalamiga ah ee  A I F oo ka hawlgala  taageerooyinka rugaha caafimaad ee haweenka aduunka ayaa waxay ka kooban tahay qalab isugu…

              Read More

                Wax ka baro Xanuunadda Maskaxdda iyo waxyaabaha keena

                scww. Dhamaan bulshada somaliyeed  ee    Jecel in ay wax ka Ogaadaan Caafimaadkooda. Dariskan Maanta waxaynu ku soo qaadanaynaa Caafimaadka maskaxda  iyo wixii wax yeeli kara.                                               Fahmitaanka Xanuunnada Maskaxdda. Xanuunnada maskaxdu waa caam. Ilaa lix million oo qof yaa laga helay dunida, lakiin waxa ka jira aragtiyo aad u kala duwan oo ku saabsan waxa…

                Read More

                  Xisbiga UCID oo naqdiyay qaabkii ay D/Hoose ee Hargeysi u fullisay hawlgalka hagaajinta bilicda

                  Hargeysa, 05, March 2012 (SDN)- Xisbiga UCID oo naqdiyay qaabkii ay Dawladda Hoose ee Hargeisa u rartay dadkii ku ganacsan jiray hareeraha wadooyinka magaalada Hargeysa. War-saxaafadeed ka soo baxay xarunta xisbiga ayaa lagu sheegay inaanay dawladda hoose ka fiirsan tallaabadii ay ku rartay dadka danyarta ah, isla markaana uu keenay hawlgalkaasi burbur dhaqaale. Waxa kale…

                  Read More

                    Salaadiinta Somaliland oo baaq nabaddeed u diray dhigooda Buuhoodle

                    Hargeysa, 05, March 2012 (SDN)- Qaar ka mid ah Salaadiinta Somaliland ayaa maanta baaq nabadeed u diray dhigooda deegaanada Buuhoodle iyo agagaarkeeda. Salaadiinta oo warbaahinta kula hadlay hotel Xaraf ee magaalada Hargeysa waxay si wadajir ah ugu baaqeen Waxgaradka, Odayaasha iyo Garaadada deegaanada Buuhoodle inay aqbalaan gogosha nabada ee uu Madaxweynaha Somaliland hore ugu fidiyay,…

                    Read More

                      Dr Tani iyo siyaasi Kaysar Cabdilahi oo ka waramaya saameynta ay siyaasadda cusub ee arrimaha dibeddu ku yeelan karto Bulshada Somaliland(DHEGEYSO)

                      Ottawa Mar 05,2012(SDN)-Dr Maxamuud Tani oo ka mid ahaa urukii UFO iyo siyaasi Kaysar Cabdilahi ayaa wadajir nooga waramay saameynta ay Siyaasada cusub ee arrimaha dibeddu ku yeelan karto Qadiyada madax banaanida Somaliland. Dr Tani ayaa ka waramaya marxalaihii kal duwanaa ee ay soo martay qadiyada gooni isu taaga Somaliland iyo wixii ay kala kulmeen…

                      Read More

                        Somalida Cape Town oo lacago madax furasho ah u ururiyay qoys ay qafaasheen Burcad-badeed Soomaali ah

                        Cape Town Mar 05,2012(SDN)-Soomaalida ku nool magaalada Cape Town ee dalka Konfur Africa ayaa dhawaan ka qeyb qaatay lacago loo ururinay qoys magaaladaas ku nool oo eheladooda ay Burcad Soomaali ahi Qafaalatay. Soomaalida ayaa lacago ay iska ururiyeen waxa ay guddoonsiiyeen Gabadh la dhalatay qoys ay Burcadu ka qafaalatay xeebaha Tanzania sanad iyo badh ka…

                        Read More

                          Xafiiska Madaxtooyada u qaabilsan Samofalka oo raashin u qeybiyay dan yar reer Hargeysa ah

                          Hargeysa Mar 04,2012(SDN)-Xafiiska Samo falka Madaxtooyada ayaa Maanta deeq raashin ah u qaybiyay  qaar ka mid ah dadka danyarta ah ee Ku nool xaafadaha  Maxamed Mooge,Ayaxa iyo State Houska ee caasimada hargaysa . Deeqdan raashinka ah ayaa isugu jirtay Bariis,Sonkor,Daqiiq,Sareen,Saliid,iyo Caano. Maareeyaha Xafiiska Samo falka Madaxtooyada Aamina Maxamud Diiriye oo Gudoonsiinta deeqdaasi qoysaskii loogu talo…

                          Read More

                            Wasiirka arrimaha guddaha Somaliland oo ka waramay hawgaladii dawlada Hoose ee Hargeysa wadooyinka ku baneysay

                            Hargeysa Mar 04,2012(SDN)-Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Somaliland Mudane Maxamed Nuur Caraale “Duur” ayaa Maanta faahfaahin ka bixiyay hawl galkii ay dawlada hoose ee Caasimadu ku banaysay Jidka Halbawlaha ah ee Xidhiidhiya badhtamaha Caasimada. Waxa uu Wasiirka Arrimaha Guduhu ku dheeraaday sida ay daruuriga u tahay  in la habeeyo Shaaricyada  magaalada Hargaysa si ay u…

                            Read More

                              Wasiirka Dibu-dejinta Somaliland oo ka warbixiyay qorshaha Wasaaraddiisa iyo noocyada mashaariicda sannadkan ay fullinayaan

                              Hargeysa, 04, March 2012 (SDN)- Wasiirka Wasaaradda Dib u dejinta Somaliland Cabdirisaaq Cali Cabdi ayaa ka warbixiyay qorsheyaasha mustaqbalka dhaw ee Wasaaraddaas. Wasiirku waxa uu sheegay in sannadkan guddihiisa ay magaalada Hargeysa laga bilaabo doono dhismaha 350 guri, kuwaasoo sida uu tilmaamay Wasiirku ay ugu wadamada qaadhaan-bixiyeyaashu ugu talogaleen dadaka ku barokacay gudaha dalka, iyadoo…

                              Read More

                                Wasiirka Maaliyada oo xog-waran siiyay Golaha Wakiillada

                                Hargeysa, 04, March 2O12 (SDN)- Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Somaliland Eng. Maxamed Xaashi Cilmi ayaa maanta xog-waran la xidhiidha miisaaniyada qaranka ee sannadka 2012-ka siiyay Golaha Wakiillada Somaliland. Fadhigii maanta oo uu shirguddoominayay Guddoomiye Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi ayay Mudanayaashu warbixin kaga dhegaysteen Wasiirka Maaliyada oo faahfaahin ka bixiyay korodhka sannadkan ee miisaaniyada, isagoo xusay inay ku…

                                Read More

                                  Arsenal oo 2-1- Ku Qancisey Liverpool.

                                  Anfild-England-Mar-04-2012-qurbejoog.com-Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ku ku soo qadaneynaa ciyaartii galabta ka dhacdey Anfild waxaana foodda isla galey Arsenal iyo Liverpool,ciyaartan oo ka tirsaneyd horyaalka ka socda cariga Ingiriiska si habsami ahna u socda. Ciyaartan oo dadweyne aad u fara badan ka soo qeybgaleen iyo taageerayaasha labada dinac ee waraabowga qaba oo wata udbahooda iyo dhigahooda,waxa…

                                  Read More