Waa sidee xiriirka u dhexeeya wasiirka arrimaha dibedda ee Somaliland iyo Xukuumada inteeda kale?
Hargeysa Feb 16,2012(qurbejoog.com)-Wasiirka arrimaha dibedda ee Somaliland ayaa maalmihii u denbeeyay ay soo baxayeen in aanu wada shaqeyn wanaagsan la leheyn wasiirada ka tirsan xukuumada Madaxweyne Axmed Siilaanyo. Wasiirka ayaan inta badan dalka joogin xaruna ka sameysatay dalka Kenya oo uu ku qaato waqti saaid ah iyada oo ay hawlaha wasaaraduna dayacan yihiin. Wasiirka ayaan…
