Turkiga oo duqeeyay Woqooyiga Ciraaq
Stanbul Feb 13,2012(qurbejoog)-Saraakiisha ciidamada Turkiga ayaa maanta sheegay in di yaaradahooda dagaalku ay duqeyn cirka ah u geysteen laba goobood oo ku yaala waqooyiga ciraaq, oo lagu tuhunsanaa in ay ku sugnaayeen kooxo ka tirsan jabhadda “p.K.K”. Saraakiisha Turkigu waxa ay intaasi ku dareen in labadaasi goobood ee ay duqeeyeen inay ku yaalaan koonfurta …
