Maxaay tahay sababta xilalkii looga qaaday Taliyihii ciidanka Somaliland iyo ku-xigeenkiisii

    Hargeysa Feb 10,2012(qurbejoog.com)-Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa shalay si lama filaan ah xilalkii uga qaaday Taliyihii ciidamada Somaliland Gen Maxamed Xasan Cabdilaahi (Jidhif) iyo Abaanduulihii ciidanka Ibraahin Caydiid Axmed,isweydiinta u badana waxa ay aheyd sababta keentay tilaabadan. Dadka ka faalooda siyaasada Somaliland ayaa qaba in tilaabadani ay muujineyso hogaan xumo ciidanka io xukuumada…

    Read More

      Kharashka Burcad badeeda oo sanadkii hore Gaadhay 7 billion

      Colorado Feb 10,2012(qurbejoog.com)-Burcad badeeda Soomaalida ayaa shirkadaha maraakiibtoodu isaga gooshto badaha geeska africa waxa ay sanadkii hore kharashaadkooda ku biiriyeen ilaa 7 billion oo dollar,sidaana waxa daabacday ha’ad Mareykan ah oo dusha kala socota dhaqdhaqaaqyada Burcada Soomaalida. Ha’yadan oo la yidhaahdo One Earth Future Foundation ayaa sheegtay in sanadii ina dhaaftay ay ilaa $2.7 billion…

      Read More

        Mudaaneyaal ka tirsan Gollaha Guurtida oo shir guddoonkooda u gudbiyay dalab ka dhan ah Xoghayaha Gollahaas iyo ajandaha kalfidhiga oo loo qeybiyay

        Hargeysa Feb 09,2012(qurbejoog.com)-Golaha guurtida ee Somaliland ayaa fadhigoodii maanta loogu qeybiyey qodobada uuk a kooban yahay ajandaha kalfadhigooda 46-aad kaasoo xambaarsan todoba qodob. Waxa kal fadhigan shir gudoominayey ku simaha guddoomiyaha golaha guurtida, isla markaana ah guddooye ku xigeenka kowaad ee golaha guurtida sheikh sheikh nuux fure, isagoo xildhibaanada kuwargaliyey inay ka soo baaraan degaan…

        Read More

          Xukuumada KMG ah oo maanta yeelatay kulankii todobaadlaha ahaa

          Muqdisho, Feb 7, 2012(qurbejoog.com)-Shirkii caadiga ahee ee Golaha Wasiirada ayaa maanta waxaa shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Abdiweli Mohamed Ali, waxaana looga hadlay arimaha amniga, warbixin safarkii Ra’iisul Wasaaraha, warbixin Qaraxii shalay ka dhacay Muqdisho, iyo barnaamijka ka Guurista Guryaha Dowladda.   Ugu horreyntii Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa ka warbixiyey safar uu ku tegey Talyaaniga,…

          Read More

            Maxay tahay sababta Siyaasiga Cali Khaliif looga Mustaafuriyay Adis Ababa?

            Adis Ababa Feb 09,2012(qurbejoog.com)-Siyaasiga Cali Khaliif Galeydh ayaa lagu waday in uu kulamo dhexdhexaadin ah oo dawlada Itoobiya gadhwadeen ka tahay kula yeesho madaxweynaha Somaliland magaalada Adis Ababa. Balse maalin uun ka hor Kulamada ayaa waxa uu Cali Khaliif bilaabay abaabulka dagaal ka dhaca degaanka Sool-joogto oo dhacda degaanka Buhoodle. Ilo wareedyo ku sugan Buhodle…

            Read More

              Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo shalay aan ka soo xaadirin soo dhaweynta madaxweyne Siilaanyo maxay tahay sababtu?

              Hargeysa Feb 09,2012(qurbejoog.com)-Hogaamiyaha xisbiga Kulmiye Md Muuse Biixi Cabdi ayaa shalay u tegay madaarka Hargeysa sidii uu uga qeybgelilahaa soo dhaweynta madaxweyne Axmed Siilaanyo oo dalka uga maqnaa safar uu ku tegay dalalka Itoobiya iyo Jabuuti. Md Muuse Biixi ayaa ayaa kolkuu gaadhay Madaarka Hargeysa waxa uu damcay in kiyoo saaran gaadhigiisa in uu guddaha…

              Read More

                Machadka Tababarka Shaqaalaha Somaliland oo tababar u soo gebogebeeyay 25 xubnood oo dhawr wasaaradood ka kala socday

                Hargeysa Feb 09,2012(qurbejoog.com)-Agaasimaha Guud ee Machadka tababarka Shaqaalaha dawlada Prof Maxamed Mixile Boqore ayaa maanta tababar u soo gabo gabeeyay shan iyo labaatan xubnood  oo ka kala socday Wasaaradaha Maaliyada, Arrimaha Gudaha,Xisaabaadka, Hanti dhawrka guud,Baarlamaanka, iyo dawladaha hoose. Waxaa kulankan ujeedadiisu la xidhiidhay sidii loo fahmi lahaa sanduuqa horumarinta dawladaha hoose iyo maamul daadajinta waxaa…

                Read More

                  Wasaarada Qorsheynta Somaliland oo sanduuq maaliyadeed u sameysay mashaariicda deeq bixiyeyaashu Somaliland ka fulinayaan

                  Hargeysa Feb 09,2012(qurbejoog.com)-Wasiirka Wasaarada Qorshaynta Qaranka ee Somaliland Dr.Sacad Xaaji Cali Shire ayaa maanta kulan lagu abuurayay sanduuqa caalamiga ah ee Horumarinta Somaliland kaas oo loogu talo galay in la soo mariyo mashaariicda horumarineed ee ay qaadhaan bixiyayaashu ka fulinayaan somaliland. Waxaa kale oo kulankaas ka qayb qaatay mas’uuliyiin ay ka mid yihiin Wasiirka Cadaalada…

                  Read More

                    Duqa caasimada Hargeysa oo kulamo la qaatay guddoomiyeyaasha degmooyinka

                    Duqa Caasimada Hargaysa Eng: Xuseen Maxamud Jiciir oo ay weheliyaan ku xigeenkiisa,iyo Xoghayaha fulinta ee dawlada hoose ayaa maanta kulan kula yeeshay Gudoomiyayaasha degmooyinka caasimada hoolka Shirarka ee Dawlada hoose. Kulankan oo ujeedadiisu la xidhiidhay dardargelinta,Sare u qaadista iyo kobcinta dhaqaalaha iyo cashuur ururinta dawlada hoose taas oo lagu soo bandhigay daraasad ay in mudo…

                    Read More

                      Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo dalka Dib ugu soo noqday

                      Hargeysa Feb 08,2012(qurbejoog.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud “”Siilaanyo” Weftigii  uu hogaaminayay ee socdaalka ugu maqnaa wadanka aynu deriska nahay ee Itoobiya ayaa galabta dib ugu soo laabtay Caasimada dalka ee Hargaya Madaxweyne Axmed Siilaanyo ayaa safar gaaban oo uu ku tegay dalka Itoobiya waxa uu kula kulmay madaxda dalkaasi. Madaxweynaha Siilaanyo ayaa sidoo kale…

                      Read More

                        Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Xafiiskiisa ku qaabilay Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Yurub

                        Muqdisho Feb 8 2012(qurbejoog.com)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Yurub Alexander Rondes oo ay la socdeen Madaxa EU ee Soomaaliya iyo mas’uuliyiin kale. Kulankan waxaa sidoo kale goob joog ka ahaa Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka ahna Wasiirka Difaaca Mudane Hussein Arab Isse, Wasiiru Dowlayaasha…

                        Read More

                          Warbixin muujisay in Soomaalida Australia dhibaato kala kulanto Qaadka

                          Perth Feb 08,2012(qurbejoog.com)-Warbixin dhawaan ay daabacday Jaamacad ku taal dalka Australia ayaa lagu sheegay in Soomaalida dalkaa ku nool dhibaato ku qabto isticmaalka Qaadka. Warbixintan oo ay qortay macalimad wax ka dhigta Jaamacada Queensland Heather Douglas ayaa waxa ay daraasad ku sameysay habdhaqanka dadka cuna qaadka oo tiradooduna aheyd ilaa 19 kooxood oo magaalooyin kala…

                          Read More

                            Warbixin Yurub lagu daabacay oo muujisay in Soomaalida Findland la midab takooro

                            Helsinki Feb 07,2012(qurbejoog.com)-Tirakoob dhawaan laga sameeyay Yurub ayaa miijineysa in Soomaalida ku nool dalka Findland ay midab takoor saaid ah oo lagu bartilmaansado. Soomaalida dalkaa ku nool ayaa mudooyinkan danbe yeelanayay kulamo looga hortagayo midab takoorka tiyoo lala hadlayo bulsho weynta reer Findland si is dhexgalku u sahlanaado. Dalka Findlan ayaa Soomaalida ku nool lagu…

                            Read More

                              Puntland: Somaliland dhul aysan laheyn ayay xoogaysaa

                              Garoowe Feb 07,2012(qurbejoog.com)-Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Puntland C/samad Cali Shire oo Warbaahinta kula hadlay Magaalada Garoowe ee Xarunta gobolka Nugaal ayaa waxa uu Madaxweynaha Maamulka Puntland C/raxmaan Sheekh Max’ud Faroole kaga warbixiyay dagaaladii maalmihii u dambeeyay ka dhacayay degmada Buuhuudle ee gobolkaTogdheer. C/samad Cali Shire ayaa waxa uu sheegay in Ciidamada Maamulka Somaliland ay wadaan…

                              Read More