Ciidamada Badda ee reer Yurub oo markii u horeeysay tacshiirad isweydaarsaday Burcad-badeed
Muqdisho Jan 13,2012(qurbejoog.com)-Ciidamada Badda ee reer Yurub ee hawlgalada ka wada baddaha Soomaaliya ayaa shalay markii u horeysay rasaas ay isweydaarsadeen Burcad-badeeda Soomaalida. Weerarkan oo ka dhacay goob aan sidaa uga fogeyn xeebta magaalada Muqdisho ayaa yimi ka dib kolkii ciidamadu u gurmadeen markab nooca shidaalka qaada oo ay weerareen burcad Somali ah. Ciidamada ayaa…
