Madaxweyne Axmed Siilaanyo muxuu uga aamusan yahay Shirka Taleex?

    Hargeysa Jan 09,2012(qurbejoog.com)-Madaxweynaha Somaliland ayaa ilaa iminka ka aamusan shirka belaha Sool uga socda degmada Taleex ee hadalada kala duwani ay ka soo baxayaan. Ilo wareedyada qaar ayaa qaba in Madaxweynaha Somaliland ama ku xeeraneyaashiisu ay wax isku ogyihiin siyaasiga reer Sool ee Cali Khaliif Galeydh. Halka dadka qaarna ay qabaan in Madaxweyne Axmed Siilaanyo la…

    Read More

      Hashim Yonis oo nooga waramay kulan uu la yeeshay madaxweyne Barack Obama(DHEGEYSO)

      Ottawa Jan 09, 2012(qurbejoog.com)-Hashim Yonis oo ka mid ah dhalin ka faaiideysatay barnaamij Minnesota laga hirgeliyay 2004tii oo la yidhaa STEP UP ayaa todobaadkan la kulmay madaxweynaha Mareykanka Barack Obama. Hashim Yonis oo iminka ah maamulaha laba dugsi oo Minneapolis ku yaal ayaa Madaxweynaha uga waramay faaidada Barnaamijkaa ardeyda lagu gacan qabto. HALAKAN GUJI SI…

      Read More

        Hogaamiyaha xisbiga mucaaridka Jabuuti ee ARD oo faahfaahin ka bixiyay burburka daladii mucaaridka

        Jabuuti Jan 08,2012(qurbejoog.com)-Madaxweynaha xisbiga mucaaridka Jabuuti ee ARD Ahmed Youssouf ayaa ka waramay sababta keentay in ay isga baxaan daladii mucaaridka Jabuuti mideyneysay ee AUD. Madaxweyne Ahmed Youssouf ayaa sheegay in loo baahan yahay in dhamaan muwaadiniinta reer Jabuuti gacan ka geystaan sidii dalka loogu soo dabaalilahaa hanaanka Dimuqradiyada. Md Ahmed Youssouf waxa uu ku…

        Read More

          Masiixiyiinta Nigeria oo ku goodiyay in ay isdifaacayaan

          Mubi Jan 08,2012(qurbejoog.com)-Masiixiyiinta dalka Nigeria ayaa sheegay in aaney u dulqaadan doonin in lagu weeraro goobaha ay ku cibaadeystaan ka dib kolkii dhawaan laga la’aayay dad fara badan oo la birtilmaansaday iyaga oo cibaadeysanaya. Koox hubeysan ayaa magaalada Mubi ku dishay 17 ruux oo masiixiyiin ahaa oo cibaadeysanayay. Madaxa masiixiyiinta Nigeria Ayo Oritsejafor ayaa maanta…

          Read More

            Madaxweynaha Jabuuti oo ka seexan waayay fariin uu hawada u mariyay Siyaasiga Xuseen Cadhoole

            Jabuuti Jan 08,2012(qurbejoog.com)-Waxa dhawaan lagu faafiyay warbaahinta khudbad uu jeediyay Siyaasiga reer Jabuuti ee Xuseen Cabdiraxman Jaamac Cadhoole oo uu uga waramayay xaalada dalka Jabuuti iyo sida hogaanka dalkaasi gug tagri falo hantida. Hogaamiyaha Isbaheysiga Isbedelka iyo horumarka Jabuuti Md Xuseen Cadhoole oo ka waramayay xaflad lagu soo dhaweynayay Madaxa ururka xoogaga xuquuqda aadanaha Jabuuti…

            Read More

              Britain oo muwaadiniinteeda uga digtay in ay booqdaan Kenya

              London Jan 08,2012(qurbejoog.com)-Dawlada dalka Britain ayaa maanta soo saartay digniin hor leh oo ay u jeedisay muwaadiniinteeda ku sugan dalka Kenya iyo kuwa damacsan in ay dalkaa booqdaan. Ciidamada amaanka ee Britain ayaa in dhawaalaba gacan ka siinayay Kenya sidii loo dabar goyn lahaa xubno ka tirsan argegixisada caalemiga ah oo looga shakisanaa in ay…

              Read More

                Baaqa Socdaalka Nabadeed ee seddexda kun ee haweenka Somaaliyeed

                Muqdisho, 07 Jan 2012-(qurbejoog.com) Waxaa magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya maanta socdaal nabadeed ku soo maray waddooyinka Muqdisho seddex kun oo haween Soomaaliyeed. Socdaalka nabadda ka hor ayey Haweenka Soomaaliyeed shir ay yeesheen waxey uga hadlen arrimaha haweenka ee ku’aadan nabadda, dib-uheshiisiinta, iyo Dimuqraadiyadda. Waxaa shirka kasoo qaybgalay xubno badan oo katirsan haweenka soomaliyeed oo…

                Read More

                  Ciidamo hore uga tirsanaa Jabhadii SSC oo iminka ku biiraya ciidamada Somaliland

                  Buuhoodle Jan 07,2012(qurbejoog.com)-Meliishaad hore uga tirsanaa jabhada SSC ee dagaalka kula jirtay ciidamada Somaliland ayaa iminka lau biirinayaa ciidamada Somaliland ka dib dhaqan galka heshiis ay hore u wada gaareen dhinacyadii ku dagaalamay Meygaagle. Meelishadan SSC ee qaadatay heshiiskii meygaagle ayaa xarumo ku leh degmada Buuhoodle iyo aaga widhwidh oo ah goobo xarumo u haa…

                  Read More

                    Ciidamada Badda ee Mareykanka oo Kaluumeysato Iran u dhalatay Burcad-badeed ka badbaadiyay

                    Nairobi Jan 07,2012(qurbejoog.com)-Ciidamada Badda ee dalka Mareykanka aaa hawlgal ay qaadeen waxa ay ku soo furteen kaluumeysato u dhalatay dalka Iran oo Burcad-badeed Soomaali ahi dhawr todobaad afduub ku heysatay. Kaluumeysatada oo tiradooda lagu sheegay 13 ayaa xaaladooda caafimaad aaney wanaagsaneyn ka dib kolkii burcadu ula macaamishay si qalafsan. Ciidamada Mareykanka ayaa qabtay Burcad tiradooda…

                    Read More

                      Raiisul Wasaaraha Canada oo Dhaleeceeyay Masjid la weeraray

                      Ottawa Jan 06,2012(qurbejoog.com)Raiisul wasaaraha dalkan Canada Stephen Harper ayaa maanta war uu soo saaray waxa uu ku dhaleeceeyay weerar mar labaad lagu qaaday Masjid ku yaal magaalada Gatineau Quebec. Raiisul wasaaraha ayaa dhanbaalkiisa ayaa lagu sheegay in falkaasi yahay mid aan ka turjumeyn dareenka reer Canada ee ku wejahan wada noolaashaha. “Xukuumadeenu waxa ay si…

                      Read More

                        Caasimada Syria oo qarax mar kale lala eegtay

                        Dimishiq Jan 06,2012(qurbejoog.com)-Caasimada dalka Syria ee kacdoonadu hareeyeen ayaa maanta waxa ka dhacay qarax ay dad badani ku hoobteen,sida ay shaacisay warbaahinta xukuumada Bashar Al Azad. Warbaahinta dalkaas ayaa baahineysa sawiro naxdin leh oo ay sheegeen in ay tahay raqda qarax maanta halkaa uu ka fuliyay ruux ismiidaamiyay. Waa qaraxii labaad ee caasimada lala beegsado…

                        Read More

                          Diyaarado dagaal oo duqeeyay Jubbooyinka

                          Kudhaa Jan 06,2012(qurbejoog.com)- Duqeymahaani ayaa aroornimadii hore ee saakay waxa ay ka dhaceen deegaan Xeebeedka Kudhaa ee gobolka Jubbada hoose, waxaana la tilmaamay in diyaarado dagaal ay gantaalo la dhaceen deegaankaasi. Dad ku sugan halkaasi oo la hadlay Warbaahinta ayaa xaqiijiyay in diyaaradahaasi laga leeyahay dalka Kenya islamarkaaan ay dhowr gantaal ku garaaceen deegaanka Kudhaa…

                          Read More

                            KULAN LAGAGA HADLAYEYFURSADAHA SHAQO, WAXBARASHO IYO KA QAYBGALKA SIYAASADDA DALKA EE DADKA LAHAYBSOOCO OO LAGU QABTAY DAGMADA GABILAY

                            Hargeysa Jan 06,2012(qurbejoog.com)-Ururka Codka Haweenka Beelaha la Haybsooco oo kulan ku qabtey Gabiley Ururkaku hadla codka haweenka beelaha la hayb sooco ee loo yaqaan VOSOMWO ayaa aqoonis weydaarsi ku saabsanaa sidii beelaha la hayb soocaa uga qayb gali lahaayeenhogaaminta siyaasadeed ee dalka ku qabtay Hotel Haji Askar ee magaalada Gabilay. Furitaankiiaqoon-isweydaarsigan oo uu ugu horeyn…

                            Read More

                              Hashim Yonis oo laga casuumay Aqalka Cad ee Maraykanka

                              Minnesota Jan 06,2011(qurbejoog.com)-Hashim Yonis oo ah wiil Soomaaliyeed ayaa waxaa lagu casuumay Aqalka Cad ee Maraykanka. Hashim Yonis oo degan magaallada Minneapolis ee gobolka Minnesota ayaa waxay maalintii shallay ahayd is raaceen duqa magaallada Minneapolis ee R.T. Rybak iyaga oo u socdaalay Aqalka Cad iyo magaallada Washinton, DC. Haddaba Hashim iyo duqa magaallada Minneapolis R.T. Rybak…

                              Read More

                                Ciidamada Kenya oo walxaha qarxa ka helay xero Qaxooti

                                Ifo Jan 06,2012(qurbejoog.com)-Booliska dalka Kenya ayaa shaaciyay inay guul ka soo hooyeen baaritaano ay indhawaalaba wadeen oo la xidhiidha qaraxyo dad badani ku dhinteen oo ka dhacay degaanada xadka la wadaaga Soomaaliya. Booliiska ka hawlgala xerada qaxootiga ee Ifo ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen shixnad walxaha qarxa ah oo lagu keydinayay aqal halkaa…

                                Read More

                                  Madaxweyne Sheekh Shariif: Shacabka haka qeyb qaataan ammaanka dalka

                                  Muqdisho Jan 05,2012(qurbejoog.com)- Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya ayaa ka qeyb galay Munaasbad lagu soo bandhigayay waxqabadka Maamulka gobolka Banaadir ee sanadka 2011-ka Isagoo ka hadlayay Munaasbad lagu soo bandhigayay waxqabadka Maamulka gobolka Banaadir ee sanadkii tagay ee 2011-ka ayaa Madaxweynaha dowladda KMG ah Sheekh Shariif Sheekh Axmed waxa uu sheegay in Maamulka gobolka Banaadir uu…

                                  Read More

                                    Gollaha Wasiirada KMG ah oo maanta Kullan Muqdisho ku yeeshay

                                    Muqdisho Jan 05,2012(qurbejoog.com)-Shir ay maanta yeesheen Golaha Wasiirada oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Cabdiweli Maxamed Cali ayaa looga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin arrimaha amniga, arrimaha Gargaarka Bani’aadanimo, magacaabid safiir iyo safarada Wasiirada. Ugu horreyntii Wasiirada Amniga ayaa sheegay in horumar weyn laga sameeyey dhanka xasilinta caasimadda Muqdisho, ha…

                                    Read More

                                      Dibadbax lagu taageerayay Nabadda Somaliya oo ka dhacday Muqdisho

                                      Muqdisho Jan 05,2011(qurbejoog.com)-Banaanbaxiii maanta oo ay kasoo qeyb galeen Mas’uuliyiin ka kala socotay labada gole ee dowladda KMG ah, qeybaha kala duwan ee bulshada iyo fanaaniin ayaa waxaa u jeedadiisu aheyd in lagu taageero nabadda kahana qaaday Magaalada Muqdisho muddo 21-sano kadib. Wasiiradda Haweenka iyo arrimaha qoyska ee Xukuumadda KMG Soomaaliya Marwo Maryan Aways oo…

                                      Read More