Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa si heer sare ah ugu soo dhoweeyey Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobey

    Muqdisho, January 24,2012(qurbejoog.com)-Muddo 18 sano ka dib ayaa maanta markii ugu horreysey Qaramada Midoobey si rasmi ah uga furatay xafiiskeeda Siyaasadda (UNPOS) magaalada Muqdisho. Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Ban Ki-Moon ayaa 09kii December yimid Muqdisho isla markaana ku dhawaaqay in Xafiiska UNPOS loo soo rari doono Muqdisho bisha Janaayo.   Ergeyga Gaarka ah ee…

    Read More

      Agaasimaha Guud ee Wasaarada Warfaafinta Somaliland oo Hargeysa ka furay aqoon isweydaarsi la xidhiidha ka hortaga cudurka AIDSka

      Hargeysa 24,2012(qurbejoog.com)-Agaasimaha guud ee wasaarada warfaafinta iyo wacyigelita Faysal Cali sheekh ayaa Hotel Maansoor uga furay qaar ka mida ururada Bulshada Somaliland aqoon isweydaarsi lagaga hadlayo ka hortaga cudurka dilaaga ah ee AIDSka. Aqoon isweydaarsiga ayaa socon doona mudo shan maalmood ah waxa ka qeyb qaadanaya xubno ka tirsan ururada Bulshada ee Somaliland iyo kuwa…

      Read More

        Wasiirka wasaarada Deegaanka iyo horumarinta Miyiga ee Somaliland oo safar shaqo ku jooga degmada Dhahar

        Hargeysa Jan 24,2012(qurbejoog.com)-Wasiirka wasaarada Deegaanka iyo horumarinta reer Miyiga Md Maxamuud Saciid Gacameey iyo wefdi uu hogaaminayo ayaa booqasho ku jooga degmada Dhahar ee gobolka Badhan. Wasiirka ayaa intii uu ku sugnaa magaalada Dhahar waxa uu kulamo la xidhiidha adkeynta nebedgelyada la qaatay madaxdhaqameedka iyo qeybaha bulshada Dhahar. Wasiirka ayaa safarkooda eegaas uga sii gudbay…

        Read More

          Waan waantii Madaxtooyada oo burburtay iyo Saylici oo goaan adag soo wejahay

          Hargeysa Jan 23,2012(qurbejoog.com)-Waan waan maanta lagu dhexdhexaadinayay madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo iyo ku-xigeenkiisa Cabdiraxmaan Saylici ayaa ku soo dhamaaday natiijo la’aan ka dib kolkii Madaxweyne Siilaanyo ka garbixi waayay qodabadii Saylici la shir yimi. Dhexdhexaadinta maanta ayaa waxa ka qeybqaatay shirgudoonka wakiilada Cabdiraxmaan Ciro iyo Cabdicasiis Samaale,sidoo kale waxa kulankii madaxtooyada ee maanta waxa goobjoog…

          Read More

            Wafdi ka socda xukuumada Somaliland oo booqanaya Bariga Sanaag

            Badhan Jan 23,2012(qurbejoog.com)-Wefdi wasiiro ah oo ka socda xukuumada Somaliland ayaa beryahanba booqasho ku gaalaa baxayay degaanada bariga gobolka Sanaag oo ay mashaariic horumarineed halkaa dhagax dhigay. Wefdiga ayaa maanta dhagax dhigay Dhisme Cusbitaal isla markaana qodaal ku bilaabay ceel biyood laga hirgelinayo magaalada Badhan. Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Md Axmed Xaaji Cali Cadami ayaa oo…

            Read More

              Prof Axmed Ismail Samatar:Waan diidanahay ku dhawaaqida Awdal iyo Khatumo States isku heynta Somaliland ayaa ka muhiimsan

              Ottawa Jan 23,2012(qurbejoog.com)-Wareyesi aanu la yeelanay Prof Axmed Ismaaciil Samatar ayaa waxa uu uga waramay safar uu dhawaan ku tegay magaaloyinka Muqdisho iyo Nairobi kiyoo ay weheliyaan xubno ka tirsan Xusbiga Hiil Qaran. Prof. Samatar waxa uu sawir naxdin iyo rajoba ka muuqato ka bixiyay waxyaalihii uu halkaa ku soo arkay. Sidoo kale Waxa uu…

              Read More

                Awood maroorsiga Xirsi iyo waxa ay Somaliland dhaxal siin karto

                Hargeysa Jan 23,2012(qurbejoog.com)-Waxa intii ka danbeysay isbedelkii siyaasadeed ee Somaliland ka dhacay soo ifbaxay cida awooda dalka ugu sareysa iyo odhaahda u danbeysa eemadaxtooyada leh. Xirsi Xaaji Xasan wasiirka Madaxtooyada Somaliland ayaa maalmihii u danbeeyay si badheedha u cadeystay la wareegid dhamaanba awoodihii madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo. Dhacdooyinkii ugu yaabka badanaa ayaa waxa ay ahaayeen…

                Read More

                  Dagaal markale ka qarxay duleedka Buuhoodle

                  Buuhoodle Jan 22,2012(qurbejoog.com)-Waxa saaka markale uu dagaal ka qarxay duleedka degmada Buuhoodle ee gobolka Togdheer oo maalmihii u danbeeyay ay isku horfadhiyeen ciidamada Somaliland iyo kuwa Jebhada SSC. Dagaalkan oo ah mid culus sida ay dad degaaka ku nooli ku soo waramaayaan ayaa iminka socda saacadii u danbeeyay ee maanta. Ma cada weli cida duulaanka…

                  Read More

                    Xisbiga Jamhuuriga ee Mareykanka oo si dadban u wada olole midab takoor ku saleysan.

                    Washington Jan 22 2012(qurbejoog.com)-Ololaha doorashooyinka madaxweynenimo ee ay ku guddo jiraan xisbiga mucaaridka ah ee Jamhuuriga ayaa si dadban ugu saleysan midab kal socoo ay uga hortagayaan madaxweyne Barack Obama. Xisbiga Jamhuuriga ayaa caadiyaan midab takoor laga dhandhansadaa qorshayaashood olole balse sanadkan waxa u dheer iyada oo uu aqalka cad fadhiyo madaxweynihii u horeeyay ee…

                    Read More

                      Axsaabta Islaamiga ah ee dalka Masar oo helay tirada xildhibaanada ugu badan Baarlamaanka

                      Qahira 22,2012(qurbejoog.com)-Doorashooyinkii u danbeeyay ee ka dhacay dalka Masar ee sida xorta ah loogu tartamayay kuraasida aqalka baarlamaanka ee dalkaa markii u horeysay ebid ayaa waxa guulo ka soo hooyay kooxaha Islamiyiinta dalkaasi. Kooxda Akwaanka oo urur siyaasadeed ahaan looga mamnuucay dalka Masar ayaa helay kuraasida u badan ee baarlamaanka dalkaasi. Halka ururka kale ee…

                      Read More

                        Dabley Hubeysan oo nin Mareykan ah ka afduubatay Gaalkacyo

                        Gaalkacyo Jan 21,2012,(qurbejoog.com)-Dabley hubeysan ayaa aaga garoonka duyuuradaha ee magaalada Galkacyo ka afduubatay rag hubeysan oo aan heybtooda la gararan ilaa haatan. Dableyda ayaa isku gedaamay gaadhi uu la socday ruuxni ka dib kolkii uu ka soo dhaqaaqay uun gegida duyuuradaha ee magaalada Gaalkacyo sida uu saxaafada u xaqiijiyay askadhi goobta ku sugnaa. Masuul ka…

                        Read More

                          Wasiirka arrimaha dibedda ee Somaliland oo ka beensheega safarada masuuliyiinta Somaliland booqda(DHEGEYSO)

                          Hargeysa Jan 21,2012(qurbejoog.com)-Wasirka wasaarada arrimaha dibedda ee Somaliland Md Maxamed Cabdilahi Cumar ayaa tiraba dhawr jeer ka been sheegay doorka uu ku leyahay safarada masuuliyiinta booqashada ku taga Somaliland. Wasiirka ayaa hore uga beensheegay in uu ku lug lahaa safar uu dalka ku yimi Xoghayaha urur goboleedka IGAD  Md Maxbuub Macalim oo uu sheegay in…

                          Read More

                            Muxuu salka ku hayaa khilaafka madaxweyne ku-xigeenka Somaliland iyo xubnaha wasiirada ah ee heysta dhegta madaxweyne Siilaanyo?

                            Hargeysa Jan 21,2012(qurbejoog.com)-Waxa dhawaan soo shaacbaxday in madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md Cabdiraxmaan Saylici uu ka biyo diiday habdhaqanka xubno ka tirsan gollaha wasiirada ee Somaliland ee heysta dhegta madaxweyne Axmed Siilaanyo. Madaxwene ku-xigeenka Somaliland ayaa in muda ahba dulqaad ku wejahayay habdhaqanka wasiirada Madaxtooyada iyo arrimaha dibedda oo lidi ku ahaa hanaanka dawladnimo oo ay…

                            Read More

                              Xukuumada Jabuuti oo maanta qabaneysa doorasho aaney cidi isu diiwaan gelin

                              Jabuuti Jan 20,2012(qurbejoog.com)-Xukuumada Jabuuti ayaa bilihii u danbeeyay waday dedal ay ku diiwaan gelineyso shacabka doonaya in ay ka qeybgalaan doorashooyinka gollaha degaanka ee Jabuuti. Shacabka Jabuuti ayaase dhabarka u jeediyay dalabka xukuumada ka dib kolkii ay soo baxday in doorasho walba oo Jabuuti ka dhacda in xukuumadu natiijadeeda hore u goaamisay. Diiwaangelinta codbixiyeyaasha ayaa…

                              Read More

                                Xildhibaan Ifraax Cali Kirix: Waxyaabaha ii qorshaysan waxa ka mid ah sidii aan isugu xidhi lahaa Golaha Deegaanka Jonkoping ee aan ka tirsanahay iyo Golaha Deegaanka Hargeysa(DHEGAYSO)

                                Hargeysa Jan 20,2012(qurbejoog.com)-Wareysi aanu la yeelanay Ifrax Cali Kirix oo ah mid ka mida xildhibaanada gollaha degaanka ee magaalada Jonkoping ee dalka Sweden ayaa nooga waran sidii xilkaa ugu tartantay iyo waxyaabaha u sahalay guushaasi. Xildhibaanada oo u warantay wariyahayaga magaalada Hargeysa Saciid Yare ayaa waxa ay si qoto dheer uga warantay qodobo ay ka…

                                Read More

                                  Hoos u dhac ku yimi weeraradii Burcad badeeda caalamka iyo Soomaalida oo khatartoodi sii siyaaday

                                  Kuala Lumbur Jan 20,2012(qurbejoog.com)-Weerarada ka dhaca Baddaha caalamka ayaa sanadkii ina dhaafay mudo shan sanadooda hoos u dhacay halaka khatarata Burcad badeeda Soomaalidu ay kor u kacday,sidaana waxa sheegay heyad dusha kala socota hawlaha badmaaxyada. Heyadan oo la yidhaahdo International Maritime Bureau ayaa sheegtay in sanadkii hore ay badaha ka dheceen uun 439 weerara halaka…

                                  Read More

                                    Wasiirka cadaalada Somaliland oo goaamo shaqo ka eris iyo magaacaabid isugu jira soo saaray

                                    Hargeysa Jan 19,2012(qurbejoog.com)-Wasiirka wasarada Cadaalada iyo Garsoorka Somaliland Md Xuseen Axmed Caydiid ayaa soo saaray goaan fulineed uu ku shaaciyay shaqo ka eri isku bedelaad iyo magaacaabid uu ku sameeyay qaar ka mid ah garsooreyaal ay goaamiyeen guddida cadaalada dalka. Qoraalkan la shaaciyaya ayaa lagu sheegay in wasaaradu tiyoo coskaneysa qodobka 106aad ee dastuurka dalka…

                                    Read More