Xaabsade oo dhagax dhigay dhismaha cusub ee Iddacada Hargeysa
Hargeysa Jan 19,2012(qurbejoog.com)-Wasiirka wasaarada Warfaafinta iyo wacyi gelinta ee Somaliland Md Maxamed Cabdi Xaabsade ayaa dhagax dhigay dhisme cusub ee war laliska iddaacada cusub ee Radio Hargeysa. Xafalad kooban oo arrintan loo sameeyay oo ka dhacday goobta dhismahan laga hirgelinayo oo ku taal isla xeyndaabka wasaarada warfaafinta ayaa waxa hadal kooban ka jeediyay Agaasimaha guud…
