Mareykanka oo ku gacan seydhay digniin Iran uga timi

    Washington Jan 04,2012(qurbejoog.com)-Dawlada Mareykanka ayaa naf lacaarinomo ku tilamaantay hadal hanjabaad ahaa oo ka soo yeedhay dalka Iran oo ku wejahnaa cidamada Mareykanka ee ku wejahan marin biyoodka Hormuz. Iran ayaa madaxeeda ciidamada Gen. Ataollah Salehi waxa uu shalay soo jeediyay in aan ciidamada Mareykanka laga dooneyn Gacanka Carbeed. Hadalka Genanka ayaa ku soo beegmaya…

    Read More

      Xisbiga UDUB oo ku kala qeybsamay Doorashada Jamaal Cali Xuseen

      Hargeysa Jan 03,2011(qurbejoog.com)-Xisbiga mucaaridka ah ee UDUB ayaa laba garab ugu kala qeybsamay doorashada Jamaal Xuseen Xuseen oo uu ku simaha guddoomiyaha Xisbigaasi sheegay in loo doortay musharaxa xisbigaas ee madaxtinimada dalka. Garab u badan qawaamiirtii xisbiga UDUB ee ka mid ahaa gollihii wasiirada ee xukuumadii madaxweyne Daahir Rayaale ayaa ka soo horjeestay doorashada Jamaal Cali Xuseen….

      Read More

        Madaxwenaha Faransiiska oo ugu baaqay Bashar Al Azad in uu xilka ka dego,iyo Jamacada Carabta oo dalbatay xabad joojin

        Paris Jan 03,2012(qurbejoog.com)-Madaxweynha dalka Faransiiska ayaa u soo jeediyay madaxweynaha dalka Syria in uu xilka ka dego xili ay Kormeereyaasha nabada ee Jaamacada Carabtu dawlada Syria u soo jediyeen in ay joojiso toogashada shacabka gadoodsan. Nicolas Sarkozy ayaa ku eedeeyay madaxweynaha Syria Bashar Al Azad in uu qaatay goaan uu ku leynayo shacabka ka soo…

        Read More

          Maxamed Bowazizi Aabaha Kacdoonka dunida Carabta oo sanad mootan

          Tunis Jan 03,2012(qurbejoog.com)-Wiilkii dhalainyarada ahaa ee bilawga u ahaa kacdoonka dunida Carabta ruxay ayaa geeridiisa berito laga xusi doonaa dunida oo idil. Maxamed Bowazizi oo u dhashay dalka Tunisiya ayaa ka dib cadaadis fara badan cadho isku gubay bilowgii sanadkii ina dhaafay. Cadaadiska ay dadka danyarta ah ku hayeen ciidamadii ka amar qaadanayay keligii taliyihii…

          Read More

            Taliban oo furanaya Xafiis Siyaasadeed

            Qatar Jan 03,2012(qurbejoog.com)-Kooxda dagaalka Hubeysan kula jirta dawlada dalka Afgaanistaan iyo xulafadeeda ayaa maanta shaaca ka qaaday in ay xafiis siyaasadeed ka furaneyso mid ka mid ah dalalka Islamka. Talibaanka ayaa maalmahan danbe oo idil xodxodosho wadahadal ay uga imaneysay dawladaha reer Galbeedka oo u muuqda qaar iminka garwaaqsaday in dagaalka Afgaanistaan iyo Taliban aheyn…

            Read More

              Dagaal dhimsho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay Muqdisho

              Muqdisho Jan 03,2012(qurbejoog.com)- Dagaalka ayaa waxaa uu ka bilowday kadib markii Ciidamo ka tirsan Al Shabaab oo weerar kusoo qaaday fariisimooyinka ay Ciidamada dowladda KMG ah iyo kuwa AMISOM ay ku leeyihiin degmada Dayniile ee gobolka Banaadir. Dagaalka ayaa la sheegay inay ku dhinteen 2-qof halka 4-kale ay ku dhawacmeen kuwaasi oo la tilmamaay inay…

              Read More

                Meeliishaadka Dooxada Shabeele oo sadex ruux ku dilay badhtamaha Baladweyn

                Baladweyn Jan 03,2012(qurbejoog.com)-Meeliishaadka Dooxada Shabeele ee iminka gacanta ku haya magaalada Baladweyne ayaa badhtamaha magaaladaas ku dilay sadex ruux oo la socdey gaadhi oo ay kala soo degeen. Sadexda ruux ayaa la sheegay in ay gaadhiga ka soo raaceen magaalada Gaalkcayo ee gobolka Mudug. Madaxa Meliishaadka Dooxada Shabeele Cabdifatax Xasan Afrax oo saxaafada la hadlay…

                Read More

                  Jabhada OLF oo Qurbaha nabad uga dhawaaqay

                  Minneapolis Jan 03,2012 (qurbejoog.com)-Jabhada Qomiyada Oromada ee dagaalka gooni u goosadka ah kula jirtay dawlada Itoobiya ayaa war ay soo saareen ku sheegay in ay nabad ku qaateen. Shir ay dhawwn ku yeesheen dalka Mareykanka ayaa waxa ay ka soo saareen goaan ay uga noqdeen hadafkoodii gooni isu taaga ee ay mudada dheer u dagaalamayeen….

                  Read More

                    Madaxada New York oo canbaareeyay Weerar Masjid

                    New York Jan 03,2012,(qurbejoog.com)-Weerar dhawaan lagu qaaday Masajid ku yaal magaalada New York ayaa waxa dhaleeceeyay madaxda magaaladaas. Imam Al-Khoei Foundation  oo ku yaal xaafada Queens ayaa saqafka sare wax noqday ka dib kolkii lagu tuuray walxaha qarxa. Duqa magaalada New York ayaa sheegay in tilaabadaas lagu weeraray Masjidka ay aheyd mid fuleynimo ku dheehneyd….

                    Read More

                      Qaar ka mid ah ururada siyaasada oo kulan yeeshay

                      Hargeysa Jan 02,2012(qurbejoog.com)-Qaar ka mid ah ururada siyaasada ee dhawaanta isdiiwaangeliyay ayaa bilaabay olole ay ku mideynayaan hadafkooda siyaasadeed sidii uu u meel mari lahaa. Ururada cusub ee RAYS, UMMADDA, HORYAAL, XAQSOOR iyo UDHIS oo maanta kulan Hargeysa ku yeeshay ayaa ka wada hadalay sidii ay doorashooyinka soo socda u heli lahaayeen nidaam waafi ah…

                      Read More

                        Xoghayaha IGAD oo booqanaya Somaliland

                        Hargeysa Jan 01,2012(qurbejoog.com)-Xogahayaha guud ee urur goboleedka IGAD oo booqasho ka jooga Somaliland ayaa kulamo uu la yeeshay golleyaasha Somaliland waxa uu u ga waramay ujjeedada socdaalkiisa. Md Maxbuub Macalim oo kulan saacado qaadatay la yeeshay isku dhafka labada aqal ee Baarlamaan ee Somaliland ayaa ku soo bandhigay mashaariic ay IGAD dooneyso in ay ka…

                        Read More

                          Khasaaraha ka dhashay weerar lagu qaaday Gaarisa oo sii kordhaya

                          Garisa Jan 01,2012(qurbejoog.com)-Waxaa sii kordhaya qasaaraha ka dhashay weerar dabley hubaysan ay xalay ku qaadeen Magaalada Gaarisa ee dalka Kenya xilli loo dabaal dagayay Munaasabadda sanadka 2012-ka. Kadib markii xalay kooxo hubaysan ay weerar ku qaadeen goob lagu caweeyo oo ku taala Magaalada Gaarisa ee dalka Kenya ayaa waxaa sii kordhaya qasaaraha ka dhashay weearkaasi….

                          Read More

                            Weerar qasaaro gaystay oo ka dhacay Xerada IFO

                            Dhadhaab Jan 01,2012(qurbejoog.com)-Wararka ka imanaaya Xerada Qaxootiga Dha-dhaab gaar ahaan IFO ee dalka Kenya ayaa waxa ay sheegayaan in kooxo hubaysan ay halkaasi ku weerareen Mas’uul Xeradaasi u qaabilsana dhinaca amniga sida ay xaqiijiyeen dadka ku nool halkaasi. Goobjoogayal ku sugan Xerada ayaa waxa ay ku waramayaan in Mas’uulkaasi lagu furay rasaas nool nool oo…

                            Read More

                              Dagaal qasaaro gaystay oo ka dhacay Muqdisho

                              Muqdisho 1 January 2012 (Qurbejoog.com)-  Ciidamada dowladda KMG Soomaaliya oo gacan buuxda ka helaya kuwa Midowga Afrika AMISOM iyo Kooxda Al Shabaab ayaa xalay waxa uu dagaal ku dhexmaray qeybo ka mid ah Magaalada Muqdisho. Inta la xaqiijiyay 3-ruux ayaa ku geeriyootay tiro kale way ku dhaawacmeen kuwaasi oo la sheegay inay ahaayeen dhinacyadii dagaalamay,…

                              Read More

                                Xaaladda Baladweyne oo degan iyo Bandow ka dhaqan galay Magaalada

                                Baladweyne January Dec 1, 2011(qurbejoog.com) Waxaa lagu soo waramayaa inay dagantahay xaaladda Magaalada Baladweyne kadib dagaal xoogan oo shalay halkaasi uu ku dhexmaray Ciidamada dowladda KMG Soomaaliya, Ethiopia oo dhinac ah iyo Xarakada Al Shabaab. Wararka ka imaanaya Magaalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in saakay xaaladda Magaalada ay tahay mid…

                                Read More

                                  Somalidiasporanews.com:Sanad Wanaagsan

                                  Ottawa Jan 01 2012(qurbejoog.com)-Dhamaan akhristeyaasheena oo dhan waxaanu halkan uga soo jeedineynaa Sanad wanaagsan sanadkan sanadkiisa eebe ha nagu gaadhsiiyo bash bash iyo barwaaqo. Sidoo kale waxaan halkan uga soo jeedineynaa Soomaalida meel ay ku nooshahayba in eebe ka dul qaado dhibka heysta. Aamiin   Qurbejoog-Ottawa contact@somalidiasporanews.com

                                  Read More

                                    Dawlada Itoobiya oo qiratay in ciidamadeedu qabsadeen

                                    Adis Ababa Jan 01 2012(qurbejoog.com)-Dawlada Itoobiaya ayaa ka hadashay duulaanka ciidamadoodu ku soo qaadeen gobolka Hiiraan shalay. Afhayeenka Itoobiya Barket Simon ayaa saxaafada u sheegay in ciidamadoodu galeen guddaha Soomaaliya si ay ula dagaalamaan kooxda Shabaabka. Barket waxa uu intaa raaciyay in ciidamadoodu iminka gacanta ku hayaan magaalada Baladweyne. Dawlada Soomaaliya ayaa shalay war ay soo…

                                    Read More