Jabuuti oo mudaharaad baaxad leh looga diyaargaroobay iyo xukuumada oo wada dedaalo lagu baajinayo

    Jabuuti Dec 29,2011(qurbejoog.com)-Guudahaan Jabuuti ayaa maalmahan laga dareemayay diyaargaroow baaxad leh oo ay wadaan axsaabta mucaaridka dalka oo kaashanaya shacabka ka niyad jabay habka dalka ay u maamuleyso xukuumada Madaxweyne Ismaciil Cumar Geelle. Waxa si qarsoodi ah loo wadaa abaabulka u diyaargaroowga dibadbax balaadhan oo dalka ka dhaca maalinta berito ah. Xukuumada ayaa dhankeeda wada…

    Read More

      Mucaaridka Syria oo dhaleeceeyay kormeereyaasha Jaamacada Carabta

      Homs Dec 29,2011(qurbejoog.com)-Kooxaha kacdoonka ka wada dalka Syria ayaa maanta dhaleeceeyay haka ay kormeereyaasha nabada ee Jaamacada Carabtu howshooda u guddanayaan. Kormeereyaasha ayaa u daba taagnaa goobaha ay booqanayaan ciidamada dawlada dadkeeda keyneysa ee Bashaar Al Asad. Maanta ayuunbeyna ka baxeen gacanta ciidamada dawlada oo ay booqdeen goobaha maalmihii u danbeeyay ciidamadu ku garaacayeen madaafiicda….

      Read More

        Turkiga oo todobaad gudihii Soomaaliya uga qodaya 100 ceel

        Muqdisho Dec 29,2011(qurbejoog.com)-Wakaalada Biyaha ee dalka Turkiga ayaa shaacisay in ay dalka ka qodi doonto 100 ceel oo laga waraabiyo Soomaalida biyo la’aantu ku heyso guddaha Soomaaliya. Ceelashan biyaha ayaa durba qodidooda laga bilaabay xerada teendhooyinka ah ee Muqdisho ay Turkigu ka dhiseen. Qalab culus oo qoditaanka loo isticmaalayo ayaa dalka la keenay,mashruucan lagu qodayo…

        Read More

          D/Hoose ee Hargeysa oo lo’ ay kasoo ururiyeen suuqyada Magaalada ku wareejisey Ciidanka Asluubta

          Hargeysa (DHH/qurbejoog.com)- Dawladda Hoose ee caasimadda Hargeysa, ayaa markii ugu horreysay la wareegtay Lo’ fool xumo weyn ku haysay bilicda magaalada, iyada oo hore dhawr jeer u digtay dadka caasimadda ku dhaqda xoolaha, waxaanay ciidammada Asluubta maanta  ku wareejisay sagaal neef oo Lo’ ah.   Maayir-ku-xigeenka Hargeysa Mr. Maxamed Cabdillaahi Uur-cadde iyo Taliyaha Ciidanka Asluubta…

          Read More

            Raiisl Wasaaraha oo maanta booqday qeybo ka mid ah Bosaaso oo ay ku jirto Dekedda iy Garoonka

            Bosaaso, December 28, 2011(qurbejoog.com)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta booqasho ku tegay qeybo ka mid ah magaalada Bosaaso, isaga oo ugu horeyn soo kormeeray Dekedda magaalada Bosaaso oo ay ka socotay howlo baaxad leh, Isbitaalka Bender Qasim, Garoonka Diyaaraddaha iyo weliba xarun lagu tababaro ciidamada oo ku taala duleedka magaalada. Ra’iisul…

            Read More

              Wasiirka Macdanta iyo Biyaha oo ka hadlay khilaafka u dhexeeya isaga iyo wasiirka Maaliyada Somaliland

              Hargeysa Dec 28,2011(qurbejoog.com)-Wasiirka Macdanta iyo Biyaha Somaliland ayaa jawaab ka bixiyay eedo uu sheegay in uu kula dul dhacay wasiirka maaliyada oo ku eedeeyay in uu lunsaday aduun wasaaradaasi ay ka soo xareysay heshiis shidaal. Wasiika Macdanta iyo Biyha Somaliland Md. Xuseen Cabdi Ducaale oo maanta shir jaraaid Hargeysa ku qabtay ayaa hadaladiisii waxa ka…

              Read More

                Ciidamada Jabuuti oo hawlgaladoodii u horeeyay ku beegsaday barekacayaal

                Muqdisho Dec 28,2011(qurbejoog.com)-Ciidamada dalka Jabuuti ee Muqdisho gaadhay todobaadkii hore ayaa maanta sameeyay hawlagaladoodii u horeeyay iyaga oo kaashsnaya ciidamada dalka Burundi. Ciidamadan ayaa xero ay ku jireen dad barakacayaal ah ka saaray si ay iyagu xarun uga dhigtaan. Xeradan oo ku taal xaafada Hodan ayaa hore u aheyd xarun lagu xanaaneeyo agoonta Soomaalida. Qoysaska…

                Read More

                  Wediga Kulmiye ee China booqanaya oo safarkooda ka waramay

                  Bejing Dec 28,2011(qurbejoog.com)-Guddomiyaha xisbiga Kulmiye iyo wefdi uu hogaaminayo ayaa laba todobaadba booqanaya dalka Shiinaha,warbixin qoraal ah oo ka soo baxay Kulmiye oo safarkaa looga hadlay ayaa u qoraa sidan;“26-Dec-2011- Wefti ka socda Xisbiga tallada Somaliland haya ee KULMIYE oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Xisbigaasi Md. Muuse Biixi Cabdi oo labadii toddobaad ee ugu dambeeyey Safar…

                  Read More

                    Xildhibaan Cawad Xasharo:Jabuuti waa in ay soo celisaa qalaka Ciidamada Yurub ka dhacday Soomaalida

                    Muqdisho Dec 28,2011(qurbejoog.com)-Xilbaan Cawad Xasharo oo ah madaxa guddida warfaafinta ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta baaq u diray Jamhuuriyada Jabuuti oo uu sheegay in ay qaadatay ay Soomaaliya leedahay. Xildhibaanka ayaa sheegay in ay taageerayaan hawgalada ciidamada ilaalada ka haya badaha Soomaalida,balse ay doonayaan hantida Soomaalida laga shakiyo ee la qabto in Soomaalida loo soo celiyo….

                    Read More

                      Dawlada Iiraan oo gargaar gaadhsiisay Qaxootiga Soomaalida

                      Dhadhaab Dec 28,2011(qurbejoog.com)-Dawlada dalka Iiran ayaa dhawaan gargaar ay ugu talo gashay Soomaalida dalkooda uga yaacday abaaraha iyo macluusha gaadhsiisay xeryaha qaxootiga ee Kenya. Dawlada Iiran ayaa Soomaalida gaadhsiiyay deeq isugu jirta Busteyaal iyo Tedhooyin gaadhsiiyay Soomaalida qaxootiga ku ah Kenya. Qm ayaa dhawaan shaacisay in aanay suurto gal aheyn in tirakob dhab ah lagu…

                      Read More

                        Kormeerayaashii Jaamacada Carabta oo booqday goobaha dagaal ee syria

                        Dimishiq Dec 28,2011(qurbejoog.com)-Kormeerayaashi Jaamacada Carabta ayaa shalay soo indho indheeyay xaalada goobaha ay ku dagaalamayaan dadka kacdoonka wada iyo ciidamada dawlada. Ciidamada dawlada ayaa gawaadhida gaashaaman ka saaray gudaha magaaloyinka dhiiga badani ku daatay ee Homs iyo Xama. Dadka ku nool magaalada Homs ayaa kormeereyaasha weydiinayay “meeday dunidii,gudaha ugala magaalada si aad u aragtaan meydadka”….

                        Read More

                          Gollaha Xukuumada Somaliland oo ku kala qeybsamay iscasilaada wasiirka Maaliyada

                          Hargeysa Dec 27,2011(qurbejoog.com)-Waxa dhawaan khilaaf ka dhex aloosmay xukuumada Somaliland ka dib kolkii ay isqabteen wasiirada Maaliyada iyo ka macdanta iyo biyaha ee Somaliland. Khilaafkan ayaa sababay in wasiirka Maaliyad Md Maxamed Xaashi qoraal iscasilaada u gudbiyo madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo oo kolkii hore aqbalay iscasilaada. Xubno fara badan oo iyagu ka tirsan gollaha…

                          Read More

                            Shuruucda Mareykanka oo caqabad ku noqoday $100 million oo Soomaaliya loo diri jiray

                            Minneapolis Dec 27,2011(qurbejoog)-Shuurcada Mareykanka oo la adkeeyay ayaa sababay in Baanka qura ee la macaamili jiray xawaaladaha Soomaalida in uu shaaciyo in uu joojiyay dirida lacagaha xawaaladaha Soomaalida ee Mareykanka. Frankling Bank ayaa todobadkan ku dhawaaqay xanibaada macaamiladii uu la lahaa xawaaladaha Soomalida ee Mareykanka,ka dib kolkii la adkeeyay xeerarka ladagaalanka argegixisada khaasatan dhanka lacagaha…

                            Read More

                              Burcad-badeeda Soomaalida oo sanadkan soo gashay lacag gaadheysa 1 billion

                              Nairobi Dec 27,2011(qurbejoog.com)-Burcad-badeeda Soomaalida ayaa sanadkan qaaday 219 weerar oo ay ku bartilmaansadeen Maraakiib isugu jira kuwo ganacsi iyo qaar damaashaad. Sida laga soo xigtay madaxa heada badmareenada Kenya Nancy Karigithu oo hadal ka jeedineysay siminaar loo qabtay garsooreyaal Kenyan ah. Burcad-badeeda Soomaalida ayaa gacanta ku dhigay ugu yaraan 49 markab isla markaana qafaashay dad tiradooda lagu…

                              Read More

                                Madaxweynaha Yemen oo mugdi geliyay heshiis uu dhawaan sexeexay iyo Mareykanka oo ka fiirsanaya codsi dalku gal

                                Sanca Dec 27,2011(qurbejoog.com)-Madaxweynaha Dalka Yemen Cali Cabdalla Saalax ayaa sheegay shalay in uu dalka mudo kooban ka maqnaan doono oo uu tegi doono Mareykanka balse uu soo noqon doono. Kooxaha isbedel doonka ah ee dalkaasi ayaase walaac ka muujiyay hadalkan o lidi ku ah heshiis uumadaxweyne Saalax dhawaan sexeexay. Madaxweyne Saalax ayaa sheegay in uu…

                                Read More