Gaarisa oo dad sanadka cusub u dabaaldegaya lagu laayay
Garisa Jan 01 2012(qurbejoog.com)-Waxa habeenimadii xalay rag hubeysani weerar ku qaadeen goob lagu caweynayay oo ku taal magaalada Gaarisa ee woqooyi Bari Kenya. Sida ay dad goob joogeyaal ahi saxaafada u xaqiijiyeen rag hubeysay ayaa ilaa labo ruux oo uu ku jiro ruux ilaalo ahaa ku dilay Gaarisa Xalay. Ragan hubeysan ayaa sidoo kale dhaawacay…
