Xafiiska Samafalka Madaxtooyada oo laamo ka furtay Gobolada dalka
Hargeysa Dec 26,2011(qurbejoog.com)-Xafiiska Madaxtooyada Somaliland ayaa maanta shaacisay masuuliyiin la sheegay in ay ka hawlgalayaan gobolada dalka. Sidaana waxa lagu sheegay war saxaafadeed maanta la shaaciyay oo ka soo baxay xafiiska Samafalka madaxtooyada Somaliland oo sidan u qoraa;- “Xafiiska Sama-falka Madaxtooyada JSL , waxa uu maanta soo saaray Magacaabida Masuuliyiin u Meteli doona Gobolada dalka…
