Sh Shariif: Baaris iyo ka Baarandeg ayaan wadnaa Daruufaha Keenay Goaanka Baarlamaanka

    Muqdisho Dec 14,2011(qurbejoog.com)-Sida lawada  ogyahay, waxaa maalmahan socday shirar iyo  kulamo ay wadeen xubno ka mid ah Baarlamaanka Federaalka KMG ah  kuwaasoo waday mooshin lid ku ah Guddoomiyaha Baarlamaanka. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane  Shariif Sheekh Axmed, wuxuu  maalmahan ku mashquulsanaa kulamo xal loogu raadinayo  khilaafaadka kuwaas oo meel fiican soo gaaray.  Haddaba,  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, …

    Read More

      Kulan maanta ay yeesheen xildhibaanada KMG ah ee Soomaaliya oo gacan ka hadal ku dhamaaday

      Muqdisho Dec 14,2011(qurbejoog.com)-Kulan maanta ay yeesheen xubnaha baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku dhamaaday buuq iyo gacan ka hadal ka dib kolkii la isku maan dhaafay goaan ay shalay xilka uga qaadeen guddomiye Shariif Xasan. Buuqa iyo gacan ka hadalka ayaa yimi ka dib kolkii uu ku-xigeenka Guddomiyaha Baarlamaanku damcay in uu ku fadhiisto kursiga guddomiyaha oo…

      Read More

        Mareykanka oo cadeeyay in Jabuuti gacan ka siiso la dagaalanka Xagjiriinta Soomaaliya

        Jabuuti Dec 14,2011(qurbejoog.com)-Waxa shalay gelinkii danbe booqasho gaaban ku yimi dalka Xoghayaha Difaaca ee dalka Mareykanka Mr Leon Pennete oo sacaado kooban dalka joogay. Wasiirka oo saxaafada u waramay ayaa sheegay sida Jabuuti mu hiim ugu tahay dalkiisa la dagaalanka kooxaha xagjirka ah ee ku dhuumaaleysanaya gobolka Geeska Africa. “Waxaad ogtihiin sida Al Qacida looga guuleystay,iyo…

        Read More

          Kenya oo sheegtay in ciidamadoodu ku wejahan yihiin Kismaayo

          Raas Kaanbooni Dec 14,2011(qurbejoog.com)Ciidamada dalka Kenya oo kaashanaya ciidamo ka amar qaata dawlada KMG ah ayaa maanta shaaca ka qaaday in ay ku wejahan yihiin magaalada Kismaayo. Sidaana waxa maanta ka sheegay degmada Raas Kaanbooni mar uu la hadlayay saxaafada Captain Thomas Mwanga. Hadalkan ayaa ka duwan mid uu dhawaan saxaafada u sheegay wasiirka gaashaandhiga…

          Read More

            Leon Panetta: Maraykanka way ka goantahay ciribitirka Al Shabaab

            Jabuuti Dec 13,2011(qurbejoog.com)-  Xilli uu maanta ka dagay Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Jabbuuti Xoghayaha Wasaaradda Gaashaandhiga ee dowladda Maraykanka Leon Panetta ayaa waxaa halkaasi kusoo dhaweeyay Mas’uuliyiin farabadan oo ka tirsan dowladda Jabbuuti iyo Saraakiil Ameerikaan ah oo usoo galbiyay Aqalka Madaxtooyada ee dalkaasi.   Leon Panetta, Xoghayaha Wasaaradda Gaashandhiga ee dowladda Maraykanka oo saxaafadda…

            Read More

              Tarsan:Abuu Zubeer iyo Cali dheere waa kuwa marin habaabiyay dhalinyarada Soomaaliyed

              Muqdisho Dec 13, 2011(qurbejoog.com)-  Maamulka gobolka Banaadir ee dowladda KMG Soomaailya ayaa shaaca ka qaaday in Magaalada Muqdisho ay kusoo bateen dadka cadowga ah, iyadoo dhinaca Maamulka uu si kulul u weeraray Al Shabaab.   Isagoo warbaahinta kula hadlayay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya guddoomiyaha Maamulka gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Max’ud Axmed…

              Read More

                Guddoomiye ku xigeenka barlamanka KMG ah oo sharci daro ku tilmaamay xilkaaqistii Shariif Xasan

                Muqdisho Dec 13,2011(qurbejoog.com)- Guddoomiye ku xigeenka barlamanka KMG Soomaaliya ayaa sharci daro ku tilmaamay xilka qaadistii Xildhibaano ka tirsan barlamanka ay maanta ku sameeyeen gudoomiyihii barlamanka Shariif Xasan Sheekh Aadan.   Xilli maanta 283-Xildhibaan oo kulan ku yeeshay Xarunta Golaha shcabka ee Magaalada Muqdisho ay isku raaceen in xilkii ay ka qaadeen guddoomiyihii barlamanka Shariif…

                Read More

                  Khudbadii uu Wasiirka Khaarijiga Somaliland maanta ka horjeediyay gollaha Guurtida

                  Hargeysa Dec 13,2011(qurbejoog.com)-Wasiirka wasaarada Khaarijiga ee Somaliland ayaa maanta hor tagay Gollaha Guurtida ee dalka,waxaanu ka hor jeediyay khudbad uu uga warbixinayay waxqabadkii wasaaradiisa ee mudooyinkii u danbeeyay,war bixta oo dheereyd waxa ka md ahaa “Aniga Maanta waxay ii tahay sharaf iyo farxad inaan hor imaado Golaha sharafta leh ee Guurtida oo qarankan sharaf ka…

                  Read More

                    Dawlada Iiraan oo ku gacn seydhay dalab Mareykanka uga yimi

                    Washington Dec 13,2011(qurbejoog.com)-Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa dhawaan sheegay in uu ka dalbaday dalka Iiraan in ay dib ugu soo celiso duyuurad nuuca aaney cidi la socon oo dalkooda ku dhacday. Dawlada Iiraan ayaa dalbakaa ku gacan seydhay isla markaana ku eedeysay dawlada Mareykanka in ay wado hawlo basaasnimo ah. Dawlada Iiraan ayaa si toos…

                    Read More

                      Shariif Xasan Sheekh Aadan oo laga xanyuubiyay xilkii gudoomiyenimo

                      Muqdisho 13, December 2011 (Qurbejoog.com)- Kadib markii maalmihii u dambeeyay Xildhibaano ka tirsan barlamanka KMG Soomaaliya oo fadhiyo ku yeelanayay gudaha Magaalada Muqdisho ay sheegayeen in kalsoonida ay kala laabanayaan ayaa hadana maanta Xildhibaano kulan ku yeeshay Xarunta Golaha shacabka ee Muqdisho waxa ay xilkii kaga qaadeen guddoomiyaha barlamanka Shariif Xasan Sheekh Aadan. 283-Xildhibaan oo…

                      Read More

                        Al Shabaab iyo Af hayeenka ciidamada Kenya oo dagaalkoodii u raray Twitter

                        Nairobi Dec 13,2011(qurbejoog.com)-Afhayeenka Xarakada Al Shabaab iyo ka ciidamada Kenya ee duulanka ku jooga Soomaaliya ayaa beryahan dacaayado iyo eedeymo isku weydaarsanayay bart Internetka ee Twitter. Kooxda Al Shabaab ayaa todobaadkii hore ku soo biirtay barta Twitter si markaa ay uga hortagato eedaha afhayeenka ciidamada Kenya uu ku faafiyo Internetka. Isniintii ayay kooxda Shabaabku waxa ay…

                        Read More

                          Canada oo shuruuc ka soo saartay Huga haweenka Muslimka ah

                          Ottawa Dec 12,2011(qurbejoog.com)-Wasiirka Soogelootiga ee dalka Canada ayaa maanta soo saaray goaan lagu mamnuucayo haweenka Muslimka ah ee qaata huga asturaada ah xiliga ay qaadanayaan dhalashada dalkan Canada. Jason Kenny ayaa sheegay in aaney joogto noqotay in haweenka xidha niqaamku ay wejigooda oo qarsoon ay maraan dhaarta xiliga la qaadanayo  dhalashada dalkan Canada. Wasiirka ayaa…

                          Read More

                            Dr Gaboose oo maanta Hargeysa kaga dhawaaqay urur siyaasadeed,balana qaaday inuu Haweenay ka dhigi doono Madaxweyne Ku-xigeen

                            Hargeysa Dec 12,2011(qurbejoog.com)-Waxa maanta magaalada Hargeysa kaga dhawaaqay urur siyaasadeed Dr Maxamed Cabdi Gaboose oo hore wasiirka arrimaha Guddaha uga soo noqday xukuumada Axmed Siilaanyo. Dr Gaboose oo hore u iclaamiyay in uu xilkii wasiirnimo uga tegay sababo la xidhiidha damacan siyaasadeed ayaa ururka uu maanta ku dhawaaqay la yidhaa Ummada. Dr Gaboose ayaa manata…

                            Read More

                              Reysul Wasaaraha Britain oo dhawaan jeedinaya khudbadii ugu muhiimsaneyd intii uu xilka hayay

                              London Dec12,2011(qurbejoog.com)-Reysul wasaaraha dalka Britain ayaa goor dhaw lagu wadaa in uu baarlamaanka Britian u jeediyo khudbad uu ku faahfaahinayo goaankii uu kaga baaqsaday heshiiskii dhaqaalaha Yurub. James Cameron ayaa xukuumadiisa wadaaga ahi ay qarka u saaran tahay in ay burburto ka dib kolkii ku-xigeenkiisa oo ka socda xisbiga Liberaalka uu qaadacay diidmada heshiiska Yurub….

                              Read More