Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Diyaarad Saanad Hub Ah Siday, Oo Ka Degtay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Buuhoodle.
Hargeysa,19Aug,2015(QJ/SDN)-Wasiirka warfaafinta Somaliland Mudane Cabdillaahi Maxamed Daahir Cukuse ahna Afhayeenka Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadlay diyaarad la sheegay in ay ka degtay deegaanka buuhoodle diyaaradaas oo siday Hub iyo saanad millatari, Hadaba wasiir Cukuse ayaa digniin iyo hanjabaad is wadata tusha u diray Xukuumadda soomaaliya isagoo wasiirku arrimahaasi ka hadlayana waxa uu yidhi ‘’waxaanu uga…
