Muuqaal Uu Soo Diray Wiil Uu Dhalay Hoggaamiyihii Al Qaacida Oo Dunida Saameeyay.
Hargeysa,17Aug,2015(QJ/SDN)-Wiil uu dhalay Hoggaamiyihii hore ee Urur-weynaha Al-Qaacida, Osama Bin Laden ayaa soo saaray Farriin uu ku Sheegayo in la Weerarro dalalka reer galbeedka ah, waxa uu si gaar ah u xusay dalka Israel. Hamza bin Laden oo la aamisan yahay inuu ku jiro da’da labaatanka ayaa la qiyaasayay in uu noqon doono qofkii bedeli…
