Warbixin: Rajo Ganacsi ayaa Ka Dhalatay Socdaalkii Obama ee Itoobiya
Washington 02.Aug 2015 (SDN/QJ)- Sanadkii 1903 Wadanka Maraykanka iyo mid ka mid ah dalalka aduunka ugu faca weyn oo ah Itoobiya waxay samaysteen xidhiidh, xiligaa Boqorkii Itoobiya Emperor Menelik waxa uu xidhiidhkaa ku qeexay “ Bilowgii xidhiidh raad ku yeelan doona taariikhda’ sida uu caddeeyey Professor Negussay Ayele oo ka tirsan Cornell University oo ka…
