Daraasad Lagu Sameeyey Tirada Dadka Reer Kenya Ee Sanadkan Ku Dhimatay Shilalka Gaadiidka

    Nairobi:Aug,04,2015(SDN/QJ)-Xukuumadda dalka Kenya, ayaa soo saartay warbixin dheer oo ay ku muujinayso tirada dadkeeda ee sanadkan gudihiisa ku geeriyooday shilalka gaadiidka. Warbixinta ayaa waxaa daabacay Hay’adda Qaranka ee magaceeda loo soo gaabiyay NTSA, waxa ayna daaha ka rogtay tirada saxda ah ee ku dhimatay shilalka dalkaasi ka dhacay. Waxay sheegtay in tan iyo bilowgii sanadkaan…

    Read More

      Dhimasho iyo Dhaawacyo Ka Dhashay Shil Gaadhi Oo Ka Dhacay Waddada u Dhaxaysa Magaalooyinka Burco iyo Berbera

      Burco:Aug,04,2015(SDN/QJ)-Ugu yaraan laba qof oo shicib ahaa iyaa geeriyooday Toban kalena waxa soo gaadhay dhaawacyo kala duwan, kadib markii Gaadhi ay la socdeen kula geddoomay inta duleedka Magaalada Qoyta oo dhinaca Galbeed ka xidgta magaalada Burco. Gaadhigan oo  noociisu ahaa  kuwa loo yaqaan  NOHA,ayaa la sheegay inuu ka yimi  dhinaca  degmada Buuhoodle  kuna socday  magaalada…

      Read More

        Dawladda Federal-ka Somalia Oo Shaacisay Inay Dalkeeda Ka Mamnuucday Gudniinka Fircooniga ah

        Muqdisho:Aug,04,2015(SDN/QJ)-Iyadoo ay caalamka kasoo baxayaan qaylo-dhaan ka dhan ah Gudniinka lagu sameeyo Hablaha yar yar, ayaa waxa ay Dawladda Federal-ka Somalia si rasmi ah u shaacisay inay dalkeeda ka mamcuucday Gudniinka hablaha yaryar ee soo koraya. Gudniinkan, ayaa muddo fog looga soo dhaqmaayay dalka Somaliya, iyadoona muddooyinkii ugu dambeysay uu ku dambeeyay Gobolada iyo miyiga…

        Read More

          Harraad iyo Gaajo Ka Taagan Gobolada Galbeedka Somaliland Oo Keentay Dhimashada Dad Xoolo dhaqato ahaa

          Hargeysa:Au,04,2015(SDN/QJ)-Ugu yaraan lix qof ayaa harraad iyo gaajo ugu dhintay Deegaannno katirsan Gobollada Awdal iyo Salal, sida uu sheegay Guddoomiyaha Gobolka Salal Cabdiraas waaberi rooble. Dhimashada dadkan ayaa waxa sababay harraad iyo gaajo daran oo lasoo gudboonaatay, iyadoo sidoo kale xooluhuna ay si joogto ah u dhimanayaan. Guddoomiyaha Salal Mudane Waaberi waxa uu sheegay inay…

          Read More

            Xukuumadda Britain oo Sharciyo Adag kusoo rogtay Tahriibayaasha soo galaya Waddankeeda

            London,3Aug,2015(QJ/SDN)-Xukuumadda Britain ayaa ku dhawaaqday Qorshayaal ay dad dhul haysta oo Mas’uul ka noqda ka Saaridda Guryaha Dadka Tahriibayaasha ah ee Magan-gelyo doonka haddii codsiyadooda la Aqbali waayo.   Wasiirka Bulshooyiinka UK, Greg Clark ayaa sheegay in Milkiilayaasha dhulalka ee aan la socon dadka ay guryaha ka kireystaan la xiri doono muddo shan Sannadood ah….

            Read More

              Xukumadda Somaliland Oo Bulshada Somaliland iyo Beesha Caalamka Gurmad Degdeg Ah Ka Codsatay

              Hargeysa,3Aug,2015(QJ/SDN)-Xukumadda Somaliland ayaa sheegtay  in 20,000 Qoys cunto iyo biyo degdeg ah u baahan yihiin. Xukumaddu waxay sheegtay inaan gobolada galbeedka Somaliland roob helin muddo 8 bilood ku siman, sidaas darteedna u baahan yihiin gurmad degdeg ah oo biyo iyo cunto lagula gaadho bulshada dhulka miyiga ah ku nool.   Madaxweyne xigeenka Somaliland iyo guddida…

              Read More

                Hargaysa:Maxkamada Ciidanka Qalabka Sida Oo Dil Toogasha Ah Ku Xukuntay Askari Ka Tirsan Ciidanka.

                Hargeysa,3Aug,2015(QJ/SDN)-Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida ee Somaliland ayaa Maanta Dil Toogasha Ah ku Riday Cabdilaahi Cabdi Cilmi oo 55 Jir Ah,siday sheegtay Marka uu Si badheedh Ah u toogtay Marxuum  Cabdi Nano.   Waxa ay intaas maxkamadu Raacisay Go’aankaas lagu gaadhay fadhi ay maanta Maxkamadu Yesheen Go’aankaas Dilka Ahna lagu gaadhay.   Hadaba War Qoraal Ah…

                Read More

                  Duqa Degmadda Saylac Oo Wargeyska Haatuf Uga Waramay 9 Qof Oo Haraad Ugu Dhintay Deegaankaas Oo Ay Ku Jirtay Hooyo Ilmo Yar Sidatay

                  Saylac,3Aug,2105(QJ/SDN)-Maayarka degmadda Saylac ee xarunta gobolka Salal Md Xuseen Iidle Barkhadle ayaa mar uu goordhawayd khadka telefoonka ugu waramayey Naasir Aadan Maxamed (Nawaa) oo ka tirsan bahda Wargeyska  Haatuf , tafaasiil ka bixiyey abaar iyo haraad baahsan oo ka taagan deegeenada xeebta galbeed ee Somaliland, kaas oo tilmaamay inay dhawrkii bilood ee u danbeeyey ay…

                  Read More

                    Nuxurka Kulan Magaaladda Hargaysa Ku Dhex-maray Wasiirka Arimaha Gudaha Iyo Haa’yadda UNDP

                    Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancade Ayaa Maanta Shir Albaabadu U Xidhnaayeen Xafiiskiisa Kula Qaatay Hayada UNDP .   Shirkan Ay Wada Qaateen Wasiirka Arrimaha Gudaha Iyo Madaxda Haayada Undb Oo Socday Wakhti 30 Minut Ayaa Lagaga Wada Hadlay Arrimaha Nabadgalyada , Xoojinta Amaanka Iyo Arrimaha Qaxoontiga . Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Cali…

                    Read More

                      Kooxda OHIO TMT oo ku Guuleystay Koobkii Somali-Week iyo Gudoomiye Jawaari oo Koobka Guddoonsiiyay (Daawo Sawirrada)

                      Toronto,3Aug,2015(QJ/SDN)-Tartankii ciyaaraha Somali-Week ayaa lagu soo gaba-gabeeyay magaalada Toronto ee dalka Canada, kuwaasoo billowday 24-kii July illaa 03-da August – 2015-ka oo maanta ah. Iyadoo koobka ay ku guuleystay Koox ka socday Gobolka Ohio ee dalka Mareykanka. Ciyaaraha Somali-week ee sannadkan ayaa muhiim u ahaa Sannad-guradii 25-aad ee kasoo wareegtay aasaaska Somali-week, iyadoo la aasaasay…

                      Read More

                        Ingiriiska Oo Dacwad Musuqmaasuq Kusoo Oogey shirkada Soma Oil And Gas iyo Dowladda Soomaaliya Oo ka Hadashay-Akhri Warbixin

                        Muqdsho,3Aug,2015(QJ/SDN)-Xafiiska baadhista dambiyada halista ah ee dalka Ingiriiska ayaa shaaciyey in la furey dacwad ka dhan ah shirkadda shidaalka ka baadhaysa Soomaaliya ee Soma Oil and Gas ee laga leeyahay dalkaasi Ingiriiska.   War kasoo baxay xafiiska baadhista dambiyada ayaa lagu sheegey in dacwadda la baadhayo ay tahay mid la xidhiidhta musuq maasuq iyo lacago…

                        Read More

                          Magaalada Muqdisho Oo Laga Hirgaliyay Dhisme Loo Eekaysiiyay Kacbada. (Daawo Sawirrada)

                          Muqdisho,3Aug,2015(QJ/SDN)-Magaalada Muqdisho waxaa laga hirgaliyey dhismo loo eekeysiiyey Dhagaxii Xajjka ee Xajarul Aswadka,waxaana dhagaxan dhigay Culimo Soomaaliyeed oo sheegay in ay doonayaan in ay dadka Soomaaliyeed inta ayna aadin xajka ay ku bartaan sida ay waajibaadka xajka u gudan lahaayeen. Dadka Muqdisho ayaa u soo daawasho taga goobtan lagu sameeyey dhagax u eeg kan yaala…

                          Read More

                            Daawo:Madaxweyne Siilaanyo Oo Maanta Qasriga Madaxtooyadda Ku Qaabilay Wakiil Ku-Xigeenka Qaramadda Midoobay Iyo Arimaha Ay Labadda Dhinac Isla-Soo-Qaadeen.

                            Hargeysa,3Aug,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Qaranka Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa xafiiskiisa ku qaabiley Wakiil Ku Xigeenka Ergeyga Gaarka ah Qaramada midoobay Mr Peter de Clercq ahna Isuduwaha Gargaarka Bani aadanimo iyo Wakiilka Barnaamijka Qaramada Midoobay ee Horumarinta (UNDP) u qaabilsan oo dalka soo gaadhay.

                            Read More

                              Surmi Hurdada u Diiday Reer Hargeysa Iyo Meehanowga Maatida iyo Carruurta Oo Xukuumaddu Aamusnaan Ku Daawanayso

                              Hargeysa:Aug,03,2015(SDN/QJ)-Biyo la’aan baahsan ayaa gebi ahaanba ka jirta Magaalada Hargeysa, waxana shacabka ku nool oo tiradoodu maalinba maalinta ka dambaysa soo foodsaartay xaalad  harraad oo heerkeedu sii kordhayo. Biyo la’aantan oo ah mid aan hore loo arag, ayaa bilaabantay dhammaadkii bishii barakaysnayd ee ramadaanta, waxana maalinba maalinta ka dambaysa sii yaraanaya biyaha Caasimadda lagu cabbo,…

                              Read More

                                Madaxweyne Siilaanyo Oo Noqday Qofkii Ugu Horreeyey Ee Shuruucda Waddo-marista Magaalada Hargeysa Ku Tunta Iyo Caddibaad Sharci-darro Ka Dhalatay Oo Shalay Caasimaddu La Deristay

                                Hargeysa:Aug,03,2015(SDN/QJ)-Madaxweyne Siilaanyo iyo waftigii uu hoggaaminayey ee Kasoo guryo noqday Gobollada Bari ee Dalka, ayaa maalintii shalay Magaalada Hargeysa geliyey khalkhal dhinaca isu socodka waddooyinka ah, waxana gebi ahaanba istaagay Habsami-u-socodkii Waddooyinka Waaweyn ee Magaalada. Soo guryo noqoshada madaxweynaha, ayaa ahayd mid gebi ahaanba burburisay Hannaankii waddo-mariseed iyo shuruucdii Gaadiidka Caasimaddu u isticmaali jireen Waddooyinka…

                                Read More

                                  Tuhumo Ka Dhashay Fadhi-doceedyo Mustaqbalka Xisbiga Kulmiye Ku Saabsan Oo Madaxweyne Siilaanyo Burco Kula Yeeshay Waxgaradka Beeshiisa

                                  Burco:Aug,03,2015(SDN/QJ)-Waxa isa soo taraya shakiga iyo tuhunka laga muujinayo fadhiyo qarsoodi ahaa oo uu madaxweyne Siilaanyo Magaalada Burco kula qaatay waxgaradka beeshiisa, iyadoo kulankaasina ahaa mid si weyn loogu lafo guray mustaqbalka dambe ee xisbiga Kulmiye oo laga yaabo in cid cusub loo mulki wareejin doono. Shir Doceedkan oo la sheegay in dhanka madaxweynaha ay…

                                  Read More

                                    Fannaan Nimcaan Hillaac Oo Madaarka Hargeysa Lagu Xidhay Iyo Sababaha Loo Nisbaynayo Xadhigiisa

                                    Hargeysa:Aug,03,2015(SDN/QJ)-Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaadhay Madaarka Caalamiga ah ee Cigaal International Airport, ayaa waxa ay sheegayaan in fannaan Nimcaan Cabdi Xasan(nimcaan Hillaac) oo katirsan kooxda Xiddigaha Geeska halkaas lagu xidhay, kadib markii uu safar shaqo ku tegay Magaalada Muqdisho. Fannaanka ayaa ciddii Bishii Ramadaan bandhig-fanneed ku qabtay Magaalada Muqdisho, halkaasoo uu markii ugu…

                                    Read More

                                      Madaxweynaha Maraykanka Oo Shaaciyey Go’aamo Ka Nixiyey Ganacsatada Waddankiisa Oo Deegaanka Ku Saabsan

                                      Washington:Aug,03,2015(SDN/QJ)-Madaxweyne Obama, ayaa shaaciyey qorsheyaal wax lagaga qabanayo cimilada Dalkiisa, taas oo aan farxad gelinin ganacsatada, isla-markaana horseedaysa in la joojiyo waxyaabo badan oo ay lacago ka helaan. Obama ayaa sheegay in saacadaha dhow Madaxtooyada ay shaaca ka qaadi doonto waxa uu ugu yeedhay talaabadii ugu wayneyd uguna muhiimsaneyd ee lagu xalinayo isbadalka cimilada. Waxa…

                                      Read More