Suxufiyiinta Magaalada Kismaayo Oo Tababar Loo Furay-DAAWO SAWIRADA

    Kismaayo,23july,2015(QJ/SDN)-Ururka suxufiyiinta Qaranka Soomaaliya, ururka suxufiyiinta madaxa bannaan ee Jubbaland iyo hay’adda qaramada Midoobay ee caawinta Soomaaliya (UNSOM) oo iskaashanaya ayaa maanta tababar la xidhiidha howlah saxaafadda u furay wariyeyaasha ku dhaqan degmada Kismaayo. Tababarkan oo socon doona mudo laba maalmood ah ayaa waxaa lagu baran doonaa arimo ku saabsan sida wariyuhu u ilaalin karo…

    Read More

      Shirkii Dood-qaran ee sanadkii 2006, muxuu kaga duwan yahay kan maanta ay diidan yihiin Xukuumadu, bal DAAWO Dooda wakhtigaas ee Siilaanyo iyo diidmada maanta DAAWO.

      Hargaysa 22.July 2015 (SDN/QJ)- Ismaandhaaf Xadhkaha Goostay ayaa Maanta ka dhex oogan Xukuumada Somaliland ee uu Gadh wadeenka ka Yahay Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo Iyo Xisbiyada Mucaaridka ah taas oo ka soo bilaabantay Mudo kordhintii ay Golaha Guurtidu u samaysay Madaxweynaha iyo Golaha Wakiiladda, Ilaa iminka waxaan fulin Heshiiskii Khilaafka Siyaasadeed lagu soo afjaray,kaas…

      Read More

        Xisbiga Kulmiye iyo Xukuumadda oo Si Wada Jir ah Xaaraan ugu Tilmaamay Shirkii Isbahaysiga Mucaaridku ku Baaqeen Iyo Asaraarka Taagan DAAWO

        Hargaysa 22.July 2015 (SDN/QJ)- Xukuumada Somaliland iyo xisbiga muxaafadka ah ee Kulmiye ayaa jawaab  ka bixiyey baaqii axsaabta mucaaradka eek u aadanaa qabasahada shirweyne. Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo ay Weheliyaan Xubno ka Tirsan Golaha Wasiiradda iyo Xubnaha Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Golaha Wakiiladda oo Shir Jaraa’id ku qabtay Xarunta Xisbiga Kulmiye ayaa Xaaraan ku…

        Read More

          Sheekh C.laahi Diiriye Sooraan oo Mudo Hore Fanka ka Fadhiistay kana Mid ahaa Culimada Diinta oo Hargaysa ku Geeriyooday Iyo Weedhihii Aaskiisa laga Jeediyay DAAWO

          Hargaysa 22.July 2015 (SDN/QJ)- Ilaahay Naxariistiisii Jano ha ugu deeqee Waxaa Maanta lagu aasay Xabaalaha Naasa Hablood Sheekh Cabdillaahi Diiriye Cali Sooraan oo mudooyinkii u danbeeyay ku xannuunsanayay Magaalada Hargaysa. Sheekh Cabdillaahi Diiriye Cali Sooraan Eebbe ha u naxariistee Waxa uu Mudo ku siman Labaatan sanno ka hor ka fadhiistay Hawlaha fanka ee uu xubinta…

          Read More

            Maamul-goboleedka Puntland Oo Ciidamo Xoog leh Ku Daabulay Gudaha Magaalada Gaalkacyo

            Galkacyo:Jully,22,2015(SDN/QJ)-Wararka ka imanaya Magaalada Galkacyo ee Xarunta Maamul-goboleedka Galmudug, ayaa sheegaya in Maamulka Puntland ay halkaas ku daabushay Ciidamo Tiro badan oo laga keenay Magaalada Garowe. Puntland oo ka arrimisa waqooyiga Bariga iyo Galbeedka Gaalkacyo ayaa heegan gelisay ciidamadeeda maalinimadii shalay, xili koonfurta Gaalkacyo uu soo gaadhay Madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdikarim Guuleed. Cabdikariim Guleed Madaxweynaha…

            Read More

              Degmada Baardheere Oo Ka Baxday Gacanta Al-shabaab Iyo Ciidamada Huwanta Oo Isku Ballaadhiyey

              Bardhere:Jully,22,2015(SDN/QJ)-Kadib dagaallo Goos goos ah oo muddo socday, ayaa Waxa Degmada Baardheere ay goor dhaweyd ku dhacday Gacanta Ciidamada Huwanta, waxana Gebi ahaanba Halkaas laga saaray Ciidamadii Al-shabaab Oo Muddo dheer kasoo talinayey. Sida ay sheegayaan ciidamada gudaha u galay degmada Baardheere ayaa ka yimid dhanka Ceel Waaq, kuwaasoo qeyb ka ahaa Ciidamo dhowr jiho…

              Read More

                Salaadiinta Iyo Waxgaradka Somaliland Oo Bilaabay Dedaallo Mucaaridka Iyo Xukuumadda Lagu Dhexdhexaadinayo

                Hargeysa:Jully,22,2015(SDN/QJ)-Gebi ahaan somaliland, wax aka bilaabmay dedaallo Salaadiinta, Waxgaradka iyo Aqoonyahanku iskugu diyaarinayaan inay ku dhexdhexaadiyaan Xukuumadda Somaliland iyo mucaaridka oo isku maandhaafsan shir talo qaran ah oo maalintii shalay mucaaridku iclaamiyeen. Xubno salaadiinta ugu magaca weyn kamid Somaliland, ayaa warbaahinta qaar u xaqiijiyey inay labada dhinac ka aqbaleen dedaallo ay doonayaan inay ku dhexgalaan,…

                Read More

                  “Madaxweynaha Ayaa Leh Awooda Shir Qaran, Xisbiyaduna Waa Siyaasad Xisbi” Wasiir Cabdi Aw- Daahir

                  Hargaysa 22.July 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Shaqadda iyo arimaha Bulshadda Dr. Cabdi Aw Daahir,ayaa naqdiyay baaqa maucaaradka ee ah in layskugu yimaado talo-qaran oo loo dhan yahay,maadama ay dib-u-dhac ku yimid Doorashooyinkii Dalka ka dhici lahaa sanadkan,iyaga oo dhinaca kalena Xukuumadda iyo Xisbigeedaba ku eedeeyay inay Xisbiyadda Mucaaradka ah kaga baxeen Heshiiskii ay wada galeen….

                  Read More

                    Diyaaradaha Maraykanka Oo Bilaabay Inay Dul Heehaabaan Magaalada Nairobi Xilli Saacado Ka Hadhsan Yihiin Booqashada Madaxweyne Obama

                    Nairobi:Jully,22,2015(SDN/QJ)-Iyadoo Maalinimada Jimcaha foodda inagu soo hayso booqashada Madaxwene Obama ee Dalka Kenya ku beegan tahay, ayey Diyaaradaha Militeiga Maraykanku bilaabeen inay dul heehaabaan Magaalada Caasimadda Nairobi. Shacabka Reer Nairobi, ayaa markhaati ka noqday hugunka iyo Guuxa diyaaradahaasi samaynayaan, waxana ay astaan u yihiin inuu Dalkaas kusoo dhaw yahay Ninka dunida loogu ilaalo badan yahay…

                    Read More

                      Abwaan Cabdilaahi Diiriye Sooraan Oo Hargeysa Ku Geeriyooday

                      Hargeysa:Jully,22,2015(SDN/QJ)-Eebbe ha u naxariistee waxa xalay magaalada Hargeysa ku geeriyooday Awbaankii weynaa ee Cabdilaahi Diiriye Sooraan oo muddo cisbitaal ugu jirey xanuun xagga Madaxa Kaga soo booday. Marxuum Sooraan oo muddooyinkii ugu dambeeyey ka leexday dhinaca Fanka, una baydhay Dhinaca Horumarinta Diinta, ayaa xanuunkiisu ahaa dhiig la sheegay inuu dhinaca Madaxa kaga furmay. Muddo bil…

                      Read More

                        Hoggaamiye Katirsan Al-qaacida Oo Maraykanku Sheegay Inuu Dilay

                        New York:Jully,22,2015(SDN/QJ)-Sida ay shaacisay Wasaaradda Gaashaandhigga Dalka Maraykanku, waxa duqayn diyaaradeed lagu dilay Hoggaamiyihii Kooxda Khorasan oo ah Garab Al-qaacida katirsan. Muhsin al-Fadli ayaa lagu tilmaamaa hogaamiyayasha Al Qacida ugu khatarsan sida Maraykanka sheego, wuxuuna in muddo ah ku sugnaa dalka Siiriya, waxaana la sheegay inuu abaabulayey weeraro ka dhan ah reer Galbeedka. Maaha markii…

                        Read More

                          Warbixin Daaha Ka Faydday Tirada Diyaarahada Hawada Somaalida Isticmaala Iyo Lacagta Kasoo Xeroota Ee La Lunsado

                          Hargeysa:Jully,22,2015(SDN/QJ)-Midkamid ah khubarada Soomaaliyeed eek u xeel dheer arrimaha Hawada iyo Duulimaadyada caalamiga ah, ayaa si xeeladaysan usoo bandhigay dakhliga rasmiga ah ee diyaaradaha Badda iyo Berriga Soomaalida isticmaala laga dheefo iyo beenta hadoodilan ee Un-ta Hawada Soomaalida Gacanta ku Haysaa Dadka ku maaweeliyaan. Warbixintan oo si qoto dheer u axadhay Qiimaha lacagta, Tirada diyaaradaha…

                          Read More

                            Turkiga Oo Muddo afar cisho ah Gudahood ay ka dhaceen shilal ay ku Geeriyoodeen 74 ruux.

                            Ankara,21july,2015(QJ/SDN)-Tan iyo Maalintii ay billaabatay Ciidul-fidriga illaa shalay oo ay ahayd 20-ka bishan July ayaa Waxaa shilal gaadiid oo Turkiga ka dhacay ku dhintay 74-qof, iyadoo ay ku dhaawacmeen 446-qof oo kale, sida Baahisay Warbaahinta Turkiga Salaasada Maanta ah.   Warbaahinta ayaa sheegay in 100 shil ay ka dhaceen guud ahaan Turkiga intii uu dhexeysa…

                            Read More

                              Maraykanka Oo Sheekh Soomaali Ah Ku Eedeeyay Argagixisinimo.

                              Meneapolis,21july,2015(QJ/SDN)-Mas’uuliyiinta dalka Mareykanka ayaa doonaya in dhalashada lagala laabto Imaam Soomaali ah oo lagu tuhmay inuu sanadihii Sideetameeyadii xidhiidh la lahaa Kooxo Xagjiriin ah. Sh. Maxamed Sh. C/raxmaan Kaariye ayaa lagu eedeeyay inuu lacago ku bixin jiray si uu dagaalyahanno ugu qoro uguna tababaro kooxo sannadihii 1980-kii kula dagalaamayay Afgaanistaan Midowgii Sofiyeeti, iyadoo Waaxda Cadaaladda…

                              Read More

                                Xaaladd Kacsanaan Ah Oo Ka Taagan Deegaanka Moqokori oo Alshabaab Ka taliyaan

                                Baladweyne,21july,2015(QJ/SDN)-Wararka laga helayo Deegaanka Moqokori ee Gobolka Hiiraan oo ka mid ah Saldhigyada ugu Waaweyn ee Xarakada Al-shabaab ay ku Leeyihiin Gobolka Hiiraan ayaa la sheegaya in Caawa ay halkaas ka jirto xaalad kacsanaan ah, kaddib markii ay ku dhawaadeen Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo Gacan ka Helaya kuwa Midowga Afrika ee AMISOM. Ruux ku Sugan…

                                Read More

                                  Dowladda Soomaaliya Oo Shaqaalaheeda Mushahar dhimis ku sammeynaysa.

                                  Muqdisho,21july,2015(QJ/SDN)-Kulan ay Axaddii lasoo dhaafay ay yeesheen Golaha Wasiirrada XFS oo uu ka qaybgalay Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh ayaa lagu Go’aamiyay in la dhimo mushaaraadka iyo waliba Qarashaadka ku baxa dowladda si looga soo kabsado hoos u dhaca ku yimid Miisaaniyadda dalka.   Wasiir-u-dowlaha Maaliyada Somalia, C/llaahi Maxamed Nuur ayaa Warbaahinta uga war-bixiyay sida loo…

                                  Read More