Waa in Wadahadallo Nabadeed lala Furaa Maamullada Puntland iyo Ahlusunna – Danjire Kay.
Muqdisho,24july,2015(QJ/SDN)-Ergeyga Qaramada Midoobay ee Somalia, Nicholas Kay ayaa soo dhaweeyay caleema-saarka Madaxweynaha Maamulka KMG ee Galmudug, Cabdikariim Xuseen Guuleed ee maanta ka dhacday degmada Cadaado ee Gobolka Gal-guduud. Danjire Nicholas Kay ayaa u Hambalyeeyay Dowladda Federaalka Soomaaliya, Guddiga Farsamada, Ergooyinka iyo Dhammaan Shacabka Galmudug ee Suuro-galka ka dhigay Xafladdan Caleemo-saarka ah. “Waxaan dowladda…
